{"id":147402,"date":"2020-06-24T18:46:53","date_gmt":"2020-06-24T15:46:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147402"},"modified":"2020-06-25T11:26:31","modified_gmt":"2020-06-25T08:26:31","slug":"akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/","title":{"rendered":"(Akhriso) qodobada wax laga bedelay ee Guddoomiye Cabdi Xaashi kashifay"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Iyadoo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi uu sheegay in been abuur lagu sameeyey, lana bedelay xeerarkii dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka ee Guddiga wadajirka labada Aqal ay soo diyaariyeen, islamarkaana Baarlamaanka la hor geeyey mid aan aheyn midkii ay diyaariyeen, ayaa waxaa lasoo bandhigay liiska qodobada laga badalay sharciga.<\/p>\n<p>Wax ka beddelka sharci-darrada ah ee la sameeyey ayaa waxaa caddeynaya in nuqulka saxda ah ee maanta uu soo bandhigay Aqalka Sare uu bog kasta leeyahay saddex shabbad oo kala ah Aqalka Sare, Aqalka Hoose, iyo Guddiga Wadajirka ah. Balse nuqulka la been abuuray uusan lahayn.<\/p>\n<p>Qodobada wax badalka lagu sameeyey ayaa gaarayo illaa 27 qodob, waxaana meesha laga saaray qodobo la isku ogaa, taasoo uu Guddoomiye Cabdi Xaashi ku tilmaamay mid aan sharci aheyn.<\/p>\n<p>Qodobada la badalay ayaa waxay inta badan u badan yihiin kuraasta Baarlamaanka oo la dhigay meel aan aheyn meshii markii hore la ansixiyey.<\/p>\n<p>Waxaa kamid ah qodobada meesha laga saaray in sharcigaan markii uu ansixiyo Baarlamaanka lasoo marsiiyo madaxweynaha, islamarkaana lagu soo saaro digreeto dowladeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale qodobada meesha laga saaray ayaa waxaa kamid ah Magaca (Somaliland) oo lagu badalay Gobolada Waqooyi Barri.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa wax ka badalka lagu sameeyey sharcigaas ku eedeeyey inay ka dambeeyaan guddoonka Golaha Shacabka inay arrintaas ka dambeeyaan.<\/p>\n<p>\u201cGuddoonka Golaha Shacabka waxay qaateen wax aan ku tilmaami karno go\u2019aan siyaasadeed oo sharciyadda ka dilaya nidaamka doorashada Dalka, isla markaana dhaawacaya nidaamka xeer-dejinta Dalka ee ku qeexan Madaxa Aafraad, Cutubka Lixaad ee Dastuurka KMG ah, kaas oo xeerinaya habraaca xeer dejinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka akhriso qodobadii saxda ahaa iyo kuwii lagu badalay oo is garab yaalo<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147501\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"756\" height=\"522\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-1.jpg 756w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-1-300x207.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-1-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-1-218x150.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-1-696x481.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-1-608x420.jpg 608w\" sizes=\"(max-width: 756px) 100vw, 756px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147502\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2-5.jpg\" alt=\"\" width=\"761\" height=\"561\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2-5.jpg 761w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2-5-300x221.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2-5-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2-5-696x513.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2-5-570x420.jpg 570w\" sizes=\"(max-width: 761px) 100vw, 761px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147503\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"751\" height=\"529\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3-1.jpg 751w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3-1-300x211.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3-1-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3-1-696x490.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3-1-596x420.jpg 596w\" sizes=\"(max-width: 751px) 100vw, 751px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147504\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"758\" height=\"545\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/4-1.jpg 758w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/4-1-300x216.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/4-1-696x500.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/4-1-584x420.jpg 584w\" sizes=\"(max-width: 758px) 100vw, 758px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147505\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5.jpg\" alt=\"\" width=\"753\" height=\"538\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5.jpg 753w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5-300x214.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5-696x497.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/5-588x420.jpg 588w\" sizes=\"(max-width: 753px) 100vw, 753px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147506\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6.jpg\" alt=\"\" width=\"755\" height=\"569\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6.jpg 755w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6-300x226.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6-696x525.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/6-557x420.jpg 557w\" sizes=\"(max-width: 755px) 100vw, 755px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Iyadoo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi uu sheegay in been abuur lagu sameeyey, lana bedelay xeerarkii dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka ee Guddiga wadajirka labada Aqal ay soo diyaariyeen, islamarkaana Baarlamaanka la hor geeyey mid aan aheyn midkii ay diyaariyeen, ayaa waxaa lasoo bandhigay liiska qodobada laga badalay sharciga. Wax ka beddelka sharci-darrada ah ee la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147404,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147402","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Akhriso) qodobada wax laga bedelay ee Guddoomiye Cabdi Xaashi kashifay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Akhriso) qodobada wax laga bedelay ee Guddoomiye Cabdi Xaashi kashifay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Iyadoo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi uu sheegay in been abuur lagu sameeyey, lana bedelay xeerarkii dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka ee Guddiga wadajirka labada Aqal ay soo diyaariyeen, islamarkaana Baarlamaanka la hor geeyey mid aan aheyn midkii ay diyaariyeen, ayaa waxaa lasoo bandhigay liiska qodobada laga badalay sharciga. Wax ka beddelka sharci-darrada ah ee la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-24T15:46:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-25T08:26:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/111111.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/\",\"name\":\"(Akhriso) qodobada wax laga bedelay ee Guddoomiye Cabdi Xaashi kashifay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/111111.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-24T15:46:53+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-25T08:26:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/111111.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/111111.jpg\",\"width\":675,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Akhriso) qodobada wax laga bedelay ee Guddoomiye Cabdi Xaashi kashifay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Akhriso) qodobada wax laga bedelay ee Guddoomiye Cabdi Xaashi kashifay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Akhriso) qodobada wax laga bedelay ee Guddoomiye Cabdi Xaashi kashifay - Wardoon","og_description":"&nbsp; Iyadoo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi uu sheegay in been abuur lagu sameeyey, lana bedelay xeerarkii dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka ee Guddiga wadajirka labada Aqal ay soo diyaariyeen, islamarkaana Baarlamaanka la hor geeyey mid aan aheyn midkii ay diyaariyeen, ayaa waxaa lasoo bandhigay liiska qodobada laga badalay sharciga. Wax ka beddelka sharci-darrada ah ee la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-24T15:46:53+00:00","article_modified_time":"2020-06-25T08:26:31+00:00","og_image":[{"width":675,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/111111.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/","name":"(Akhriso) qodobada wax laga bedelay ee Guddoomiye Cabdi Xaashi kashifay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/111111.jpg","datePublished":"2020-06-24T15:46:53+00:00","dateModified":"2020-06-25T08:26:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/111111.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/111111.jpg","width":675,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qodobada-wax-laga-bedelay-ee-guddoomiye-cabdi-xaashi-kashifay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Akhriso) qodobada wax laga bedelay ee Guddoomiye Cabdi Xaashi kashifay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147402"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147402"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147508,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147402\/revisions\/147508"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147404"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}