{"id":147488,"date":"2020-06-25T10:41:13","date_gmt":"2020-06-25T07:41:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147488"},"modified":"2020-06-25T10:41:13","modified_gmt":"2020-06-25T07:41:13","slug":"akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/","title":{"rendered":"Akhriso Puntland oo iyadana diiday xeerka doorashooyinka ee horyaalla baarlamanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147491\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1866\" height=\"1440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1.jpg 1866w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1-300x232.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1-1024x790.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1-768x593.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1-1536x1185.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1-696x537.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1-1068x824.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1-544x420.jpg 544w\" sizes=\"(max-width: 1866px) 100vw, 1866px\" \/><\/p>\n<p>Puntland ayaa qoraal ay kasoo saartay walaac uga muujisay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimo doorashooyinka waxaana ay ka degtay inay qaadi doonto tallaabo kasta oo dastuurkeeda uu u ogolaanayo.<\/p>\n<p>Puntland ayaa mar kale ku celisay in qaadacday sharciga doorashada ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya saxiixay 20-kii Febraayo, kaasi oo ay sheegtay inuusan waaqasanayn dastuurka dalka.<\/p>\n<p>\u201cDawladda Puntland waxay ka walaacsan tahay inaan la tix-gelin is-afgardkii lagu gaaray kulankii maqal-aragga ahaa (Zoom) ee ay yeesheen Madaxda Dawladda Federaalka iyo Madaxda Dawladaha Xubinta ka ah DF oo dhacay 22 Juun, 2020; kaasoo ahaa in la joojiyo doodda Golaha Shacabka ee la xariirta sharciga doorashada,\u201d ayaa sidoo kale lagu yiri qoraalka kasoo baxay Puntland.<\/p>\n<p>Puntland ayaa ka digtay in Shuruucda waddanka lagu saleeyo damac-gaar ah iyo rabitaanka Madaxda dalka; iyadoo loo marayo habraacyo aan waafaqsanayn dastuurka ku-meel gaarka ah, laguna dhiiranayo been-abuur iyo isdaba-marin sida ku cad warqadda Guddoomiyaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Puntland ayaa sheegtay inay bogaadineyso dadaallada uu hormuudka u yahay Guddoonka Aqalka Sare ee DF, kaas oo ka shaqeeyey in Madaxda dowladda DF iyo Madaxda Dowladdaha xubinta ka ah DF ay isugu yimaadan shir wadatshi oo lagu Iafagurayo arrimaha doorashooyinka 2020\/21.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa ugu dambeyn lagu yiri \u201cDawladda Puntland waxaa ka go\u2019an inay qaadato go\u2019aan kasta oo uu u ogalaanayo dastuurkeedu, islamarkaasna ku xusnaa Go\u2019aannadii ka soo baxay sharweynihii wada-tashaga Puntland ee 15 -17kii bishii Maarso 2020 ka dhacay magaalada Garowe, haddii ay adkaato xal u helidda arrimaha siyaasadeed ee murugsan ee wada-tashigooda loo ballanshan yahay, isla markaasna ay ka waantoobi waayaan madaxda Dowladda Federaalka maroorsiga talada ayaaha dalka iyo hareermaridda Dastuurka. \u201c<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso qoraalka kasoo baxay Puntland oo dhameystiran<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147490\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106190763_942436456169875_1246242847464202693_o.jpg\" alt=\"\" width=\"1582\" height=\"2048\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106190763_942436456169875_1246242847464202693_o.jpg 1582w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106190763_942436456169875_1246242847464202693_o-232x300.jpg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106190763_942436456169875_1246242847464202693_o-791x1024.jpg 791w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106190763_942436456169875_1246242847464202693_o-768x994.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106190763_942436456169875_1246242847464202693_o-1187x1536.jpg 1187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106190763_942436456169875_1246242847464202693_o-696x901.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106190763_942436456169875_1246242847464202693_o-1068x1383.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106190763_942436456169875_1246242847464202693_o-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 1582px) 100vw, 1582px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147489\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106068511_942436476169873_774894220325704962_o.png\" alt=\"\" width=\"1582\" height=\"2048\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106068511_942436476169873_774894220325704962_o.png 1582w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106068511_942436476169873_774894220325704962_o-232x300.png 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106068511_942436476169873_774894220325704962_o-791x1024.png 791w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106068511_942436476169873_774894220325704962_o-768x994.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106068511_942436476169873_774894220325704962_o-1187x1536.png 1187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106068511_942436476169873_774894220325704962_o-696x901.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106068511_942436476169873_774894220325704962_o-1068x1383.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106068511_942436476169873_774894220325704962_o-324x420.png 324w\" sizes=\"(max-width: 1582px) 100vw, 1582px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa qoraal ay kasoo saartay walaac uga muujisay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimo doorashooyinka waxaana ay ka degtay inay qaadi doonto tallaabo kasta oo dastuurkeeda uu u ogolaanayo. Puntland ayaa mar kale ku celisay in qaadacday sharciga doorashada ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya saxiixay 20-kii Febraayo, kaasi oo ay sheegtay inuusan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Puntland oo iyadana diiday xeerka doorashooyinka ee horyaalla baarlamanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Puntland oo iyadana diiday xeerka doorashooyinka ee horyaalla baarlamanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland ayaa qoraal ay kasoo saartay walaac uga muujisay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimo doorashooyinka waxaana ay ka degtay inay qaadi doonto tallaabo kasta oo dastuurkeeda uu u ogolaanayo. Puntland ayaa mar kale ku celisay in qaadacday sharciga doorashada ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya saxiixay 20-kii Febraayo, kaasi oo ay sheegtay inuusan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-25T07:41:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1866\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/\",\"name\":\"Akhriso Puntland oo iyadana diiday xeerka doorashooyinka ee horyaalla baarlamanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-25T07:41:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1.jpg\",\"width\":1866,\"height\":1440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Puntland oo iyadana diiday xeerka doorashooyinka ee horyaalla baarlamanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Puntland oo iyadana diiday xeerka doorashooyinka ee horyaalla baarlamanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Puntland oo iyadana diiday xeerka doorashooyinka ee horyaalla baarlamanka - Wardoon","og_description":"Puntland ayaa qoraal ay kasoo saartay walaac uga muujisay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimo doorashooyinka waxaana ay ka degtay inay qaadi doonto tallaabo kasta oo dastuurkeeda uu u ogolaanayo. Puntland ayaa mar kale ku celisay in qaadacday sharciga doorashada ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya saxiixay 20-kii Febraayo, kaasi oo ay sheegtay inuusan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-25T07:41:13+00:00","og_image":[{"width":1866,"height":1440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/","name":"Akhriso Puntland oo iyadana diiday xeerka doorashooyinka ee horyaalla baarlamanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1.jpg","datePublished":"2020-06-25T07:41:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-1.jpg","width":1866,"height":1440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-oo-iyadana-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-horyaalla-baarlamanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Puntland oo iyadana diiday xeerka doorashooyinka ee horyaalla baarlamanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147488"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147488"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147492,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147488\/revisions\/147492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147491"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}