{"id":147626,"date":"2020-06-27T12:07:16","date_gmt":"2020-06-27T09:07:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147626"},"modified":"2020-06-27T12:11:57","modified_gmt":"2020-06-27T09:11:57","slug":"xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Xaliimo Yarey oo maanta lagasugayo Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147630\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/>Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa lagu wadaa in maanta ay hortagto xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xaliimo Yarey ayaa sida uu qorshuhu yahay kulanka baarlamaanka ee maanta ka shaacin doonto laba arrin midood, taas oo la xiriirta doorashada 2020\/2021-ka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqi doonto xilliga rasmiga ah ee ay dhici doonto doorashada, ama inay cudur daarato, maadaama aysan weli dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada aysanisaga imaan arrimaha doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in guddiga doorashada laga dalbaday inay dib u dhigaan warbixintooda, illaa uu ka qabsoomayo kulanka uu iclaamiyey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo marti-qaad u fidiyey madax goboleedyada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa lagu wadaa in maanta ay hortagto xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xaliimo Yarey ayaa sida uu qorshuhu yahay kulanka baarlamaanka ee maanta ka shaacin doonto laba arrin midood, taas oo la xiriirta doorashada 2020\/2021-ka. Guddoomiyaha guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqi doonto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147626","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaliimo Yarey oo maanta lagasugayo Baarlamaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaliimo Yarey oo maanta lagasugayo Baarlamaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa lagu wadaa in maanta ay hortagto xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xaliimo Yarey ayaa sida uu qorshuhu yahay kulanka baarlamaanka ee maanta ka shaacin doonto laba arrin midood, taas oo la xiriirta doorashada 2020\/2021-ka. Guddoomiyaha guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqi doonto [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-27T09:07:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-27T09:11:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"682\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/\",\"name\":\"Xaliimo Yarey oo maanta lagasugayo Baarlamaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-06-27T09:07:16+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-27T09:11:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey.jpeg\",\"width\":1024,\"height\":682},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaliimo Yarey oo maanta lagasugayo Baarlamaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaliimo Yarey oo maanta lagasugayo Baarlamaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaliimo Yarey oo maanta lagasugayo Baarlamaanka - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa lagu wadaa in maanta ay hortagto xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xaliimo Yarey ayaa sida uu qorshuhu yahay kulanka baarlamaanka ee maanta ka shaacin doonto laba arrin midood, taas oo la xiriirta doorashada 2020\/2021-ka. Guddoomiyaha guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqi doonto [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-27T09:07:16+00:00","article_modified_time":"2020-06-27T09:11:57+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":682,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/","name":"Xaliimo Yarey oo maanta lagasugayo Baarlamaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey.jpeg","datePublished":"2020-06-27T09:07:16+00:00","dateModified":"2020-06-27T09:11:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Xaliimo-Yarey.jpeg","width":1024,"height":682},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-maanta-lagasugayo-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaliimo Yarey oo maanta lagasugayo Baarlamaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147626"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147626"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147631,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147626\/revisions\/147631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147630"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}