{"id":147659,"date":"2020-06-27T14:35:54","date_gmt":"2020-06-27T11:35:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147659"},"modified":"2020-06-27T14:35:54","modified_gmt":"2020-06-27T11:35:54","slug":"daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Villa Somaliya ayaa baajisay Kulankii Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p>Kulankii Xildhibanada Aqalka Sare ayaa baaqday ka dib markii maanta aysan soo xaadirin kulanka qaar ka mid ah Senetarada Aqalka Sare ee kasoo horjeedda Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku xigeenkiisa koowaad.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in Madaxtooyadda ay khilaaf ka dhex waddo Aqalka Sare,islamarkaana maanta in kulanka uu baaqdo ay ka dambeeyeen.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu ka dambeeyay Khilaafka ka dhex taagan Xildhibaanada Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Waxa ay sidoo kale sheegeen in Sharcigii doorashooyinka ee ay gudbiyeen in xubno ka mid ah Madaxtooyadda Soomaaliya ay wax ka badal ay ku sameeyeen , islamarkaana aysan aqbali doonin.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii waxa ay tilaamaameen in Madaxeyne Farrmaajo ay ugu baaqayaan in uu faraha kala baxo howlaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wxkEpZePe2E\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/herBWSKctc8\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankii Xildhibanada Aqalka Sare ayaa baaqday ka dib markii maanta aysan soo xaadirin kulanka qaar ka mid ah Senetarada Aqalka Sare ee kasoo horjeedda Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku xigeenkiisa koowaad. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in Madaxtooyadda ay khilaaf ka dhex waddo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147660,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147659","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Villa Somaliya ayaa baajisay Kulankii Aqalka Sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Villa Somaliya ayaa baajisay Kulankii Aqalka Sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulankii Xildhibanada Aqalka Sare ayaa baaqday ka dib markii maanta aysan soo xaadirin kulanka qaar ka mid ah Senetarada Aqalka Sare ee kasoo horjeedda Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku xigeenkiisa koowaad. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in Madaxtooyadda ay khilaaf ka dhex waddo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-27T11:35:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aqalka-Sare-696x464-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/\",\"name\":\"DAAWO:- Villa Somaliya ayaa baajisay Kulankii Aqalka Sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aqalka-Sare-696x464-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-27T11:35:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aqalka-Sare-696x464-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aqalka-Sare-696x464-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Villa Somaliya ayaa baajisay Kulankii Aqalka Sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Villa Somaliya ayaa baajisay Kulankii Aqalka Sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Villa Somaliya ayaa baajisay Kulankii Aqalka Sare - Wardoon","og_description":"Kulankii Xildhibanada Aqalka Sare ayaa baaqday ka dib markii maanta aysan soo xaadirin kulanka qaar ka mid ah Senetarada Aqalka Sare ee kasoo horjeedda Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku xigeenkiisa koowaad. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in Madaxtooyadda ay khilaaf ka dhex waddo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-27T11:35:54+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aqalka-Sare-696x464-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/","name":"DAAWO:- Villa Somaliya ayaa baajisay Kulankii Aqalka Sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aqalka-Sare-696x464-1.jpg","datePublished":"2020-06-27T11:35:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aqalka-Sare-696x464-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aqalka-Sare-696x464-1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-villa-somaliya-ayaa-baajisay-kulankii-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Villa Somaliya ayaa baajisay Kulankii Aqalka Sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147659"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147659"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147659\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147661,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147659\/revisions\/147661"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147660"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147659"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147659"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147659"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}