{"id":147662,"date":"2020-06-27T19:36:47","date_gmt":"2020-06-27T16:36:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147662"},"modified":"2020-06-27T19:36:47","modified_gmt":"2020-06-27T16:36:47","slug":"baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/","title":{"rendered":"Baro Magacyada xildhibaanada diiday  matalaadda Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel-mariyey xeerka matalaada gobolka Banaadir, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Illaa 142 xildhibaan ayaa u codeeyay meel-marinta mooshinkii ay soo gudbiyeen 130-ka xildhibaan ee ahaa gobolka Banaadir uu 13 xubnood ku yeesho Aqalka Sare, halka ay diideen illaa 4 mudane oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba, waxaa hadda baxay xildhibaano ka horyimid meel-marinta mooshinka matalaadda gobolka Banaadir, kuwaas oo kasoo jeeda Puntland iyo Jubaland, waxaana ku jira qaar kooban oo kasoo jeeda Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Xildhibaanada oo sheegay inay gaarayaan 72, balse aan la xaqiijin karin tiradaada saxda ah, ayaa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaga oo gaaray ila 10 xildhibaan ayaa soo saaray qoraalka lagu diiday metalaadda Gobolka Banaadir, waxayna ku eedeeyeen Guddoonka Golaha Shacabka inuu Dano gaara ka lahaa Xeerka.<\/p>\n<p>Xildhibaannadan golaha shacabka ee hoos ku qoran, waxay maanta uga digeen guddoonka goloha shacabka ee BF in la baalmaro dastuurka, oo ah heshiis bulsho iyo xeerarka kale ee dalka, oo cod loo qaado qaraar ama xeer ka soo horjeeda dastuurka.<\/p>\n<p>Xildhibaanadan waxaa ay ku doodeen in habraaca xeerarka doorashooyinka ee la xiriira matalaadda gobolka Banaadir uusan sax aheyn, uuna baalmarsan yahay qodobada dastuurka ee 79-aad, 82-aad iyo 83-aad ee dastuurka. Haddii la rabo in kuraasta aqalka sare la kordhiyo ay tahay in wax laga bedelo qodobka 72-aad ee dastuurka.<\/p>\n<p>Xildhibanadan ayaa u badan kuwa kasoo jeeda Puntland iyo Jubbaland, waxaana ku jira xubno kasoo jeeda K\/Galbeed, iyadoo ay ka dhex muuqda wasiiro ka tirsan xukuumadda oo saaxiib dhow la ah Madaxweyne Farmaajo sida: Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, Wasiirka Kalluumeysiga C\/llaahi Bidhaan Warsame, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Sadiiiq Xersi Warfaa.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso: Liiska xildhibaannada ka horyimid meel marinta sharciga matalaadda gobolka Banaadir:<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147667\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106507741_1405601752964448_6823503253200837836_n.jpg\" alt=\"\" width=\"679\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106507741_1405601752964448_6823503253200837836_n.jpg 679w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106507741_1405601752964448_6823503253200837836_n-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106507741_1405601752964448_6823503253200837836_n-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147665\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106186982_272530743959183_7715264840787631423_n.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106186982_272530743959183_7715264840787631423_n.jpg 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106186982_272530743959183_7715264840787631423_n-169x300.jpg 169w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106186982_272530743959183_7715264840787631423_n-236x420.jpg 236w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147664\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106088711_1755450057939910_3955956631399114477_n.jpg\" alt=\"\" width=\"671\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106088711_1755450057939910_3955956631399114477_n.jpg 671w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106088711_1755450057939910_3955956631399114477_n-210x300.jpg 210w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106088711_1755450057939910_3955956631399114477_n-294x420.jpg 294w\" sizes=\"(max-width: 671px) 100vw, 671px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147666\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106418940_271453164130199_5835756438263480666_n.jpg\" alt=\"\" width=\"607\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106418940_271453164130199_5835756438263480666_n.jpg 607w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106418940_271453164130199_5835756438263480666_n-190x300.jpg 190w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106418940_271453164130199_5835756438263480666_n-266x420.jpg 266w\" sizes=\"(max-width: 607px) 100vw, 607px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147668\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106001068_2614128315520161_3698591674869875761_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"625\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106001068_2614128315520161_3698591674869875761_n-1.jpg 625w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106001068_2614128315520161_3698591674869875761_n-1-195x300.jpg 195w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106001068_2614128315520161_3698591674869875761_n-1-273x420.jpg 273w\" sizes=\"(max-width: 625px) 100vw, 625px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel-mariyey xeerka matalaada gobolka Banaadir, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Illaa 142 xildhibaan ayaa u codeeyay meel-marinta mooshinkii ay soo gudbiyeen 130-ka xildhibaan ee ahaa gobolka Banaadir uu 13 xubnood ku yeesho Aqalka Sare, halka ay diideen illaa 4 mudane oo ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147668,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147662","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baro Magacyada xildhibaanada diiday matalaadda Banaadir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baro Magacyada xildhibaanada diiday matalaadda Banaadir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel-mariyey xeerka matalaada gobolka Banaadir, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Illaa 142 xildhibaan ayaa u codeeyay meel-marinta mooshinkii ay soo gudbiyeen 130-ka xildhibaan ee ahaa gobolka Banaadir uu 13 xubnood ku yeesho Aqalka Sare, halka ay diideen illaa 4 mudane oo ka tirsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-27T16:36:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106001068_2614128315520161_3698591674869875761_n-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"625\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/\",\"name\":\"Baro Magacyada xildhibaanada diiday matalaadda Banaadir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106001068_2614128315520161_3698591674869875761_n-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-27T16:36:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106001068_2614128315520161_3698591674869875761_n-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106001068_2614128315520161_3698591674869875761_n-1.jpg\",\"width\":625,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baro Magacyada xildhibaanada diiday matalaadda Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baro Magacyada xildhibaanada diiday matalaadda Banaadir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baro Magacyada xildhibaanada diiday matalaadda Banaadir - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel-mariyey xeerka matalaada gobolka Banaadir, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Illaa 142 xildhibaan ayaa u codeeyay meel-marinta mooshinkii ay soo gudbiyeen 130-ka xildhibaan ee ahaa gobolka Banaadir uu 13 xubnood ku yeesho Aqalka Sare, halka ay diideen illaa 4 mudane oo ka tirsan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-27T16:36:47+00:00","og_image":[{"width":625,"height":960,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106001068_2614128315520161_3698591674869875761_n-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/","name":"Baro Magacyada xildhibaanada diiday matalaadda Banaadir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106001068_2614128315520161_3698591674869875761_n-1.jpg","datePublished":"2020-06-27T16:36:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106001068_2614128315520161_3698591674869875761_n-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106001068_2614128315520161_3698591674869875761_n-1.jpg","width":625,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baro-magacyada-xildhibaanada-diiday-matalaadda-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baro Magacyada xildhibaanada diiday matalaadda Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147662"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147662"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147669,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147662\/revisions\/147669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147668"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}