{"id":147675,"date":"2020-06-27T19:49:43","date_gmt":"2020-06-27T16:49:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147675"},"modified":"2020-06-27T19:49:43","modified_gmt":"2020-06-27T16:49:43","slug":"xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/","title":{"rendered":"Xaliimo Yarey \u201cWaqti xaadirkaan Soomaaliya kama qaban karno doorasho qof iyo cod ah+Video"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil \u201cXaliimo Yarey\u201d oo maanta hor-tagtay Aqalka hoose ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in aan dalka hadda laga qaban Karin doorasho qof iyo cod ah sidaasi darteed uu Guddiga doorashada u baahanyahay in la siiyo waqti dheeraad ah.<\/p>\n<p>Waxay tilmaantay in ay u baahanyihiin 13 bil oo dheeraad ah oo ka billaabaneysa Bisha July sanadkaan 2020-ka , kuna eg\u2019 Agosto 2021-ka .<\/p>\n<p>\u201cSuura-gal maaha markii aan eegno waaqiciga maanta in Soomaaliya ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah oo waqtigeeda ku dhacda\u201d ayey Xaliima Yarey ka hor sheegtay Baarlamanka Soomaaliya<\/p>\n<p>\u201cwaxaan u baahnahay 13 bilood gudahood oo ka bilaabanaysa July 2020-ka kuna dhamaanaysa August 2021-ka\u201d ayeey mar kale sheegtay.<\/p>\n<p>Guddiga madax-bannaan ee doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in ay in uu la kulmay caqabado ay kamid yihiin Dowlad Goboleedyada, ammaanka iyo arrimo dhaqaale la xiriira sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil ayaa horay ugu adkeysan jirtay in dalka laga qaban karo doorasho qof iyo cod ah, taas oo ay dhaliilsanaayeen sida ay u suura-geli karto xubno kamid ah saamileyda siyaasadda oo ay qeyb ka yihiin axsaab badan oo mucaarad ah, kuwaas oo ka digayay in la sameeyo muddo korarsi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-6_pvDqXwSQ\" width=\"1280\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil \u201cXaliimo Yarey\u201d oo maanta hor-tagtay Aqalka hoose ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in aan dalka hadda laga qaban Karin doorasho qof iyo cod ah sidaasi darteed uu Guddiga doorashada u baahanyahay in la siiyo waqti dheeraad ah. Waxay tilmaantay in ay u baahanyihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147676,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147675","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaliimo Yarey \u201cWaqti xaadirkaan Soomaaliya kama qaban karno doorasho qof iyo cod ah+Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaliimo Yarey \u201cWaqti xaadirkaan Soomaaliya kama qaban karno doorasho qof iyo cod ah+Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil \u201cXaliimo Yarey\u201d oo maanta hor-tagtay Aqalka hoose ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in aan dalka hadda laga qaban Karin doorasho qof iyo cod ah sidaasi darteed uu Guddiga doorashada u baahanyahay in la siiyo waqti dheeraad ah. Waxay tilmaantay in ay u baahanyihiin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-27T16:49:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020627637288395373735650.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/\",\"name\":\"Xaliimo Yarey \u201cWaqti xaadirkaan Soomaaliya kama qaban karno doorasho qof iyo cod ah+Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020627637288395373735650.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-27T16:49:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020627637288395373735650.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020627637288395373735650.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaliimo Yarey \u201cWaqti xaadirkaan Soomaaliya kama qaban karno doorasho qof iyo cod ah+Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaliimo Yarey \u201cWaqti xaadirkaan Soomaaliya kama qaban karno doorasho qof iyo cod ah+Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaliimo Yarey \u201cWaqti xaadirkaan Soomaaliya kama qaban karno doorasho qof iyo cod ah+Video - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil \u201cXaliimo Yarey\u201d oo maanta hor-tagtay Aqalka hoose ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in aan dalka hadda laga qaban Karin doorasho qof iyo cod ah sidaasi darteed uu Guddiga doorashada u baahanyahay in la siiyo waqti dheeraad ah. Waxay tilmaantay in ay u baahanyihiin [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-27T16:49:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020627637288395373735650.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/","name":"Xaliimo Yarey \u201cWaqti xaadirkaan Soomaaliya kama qaban karno doorasho qof iyo cod ah+Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020627637288395373735650.jpg","datePublished":"2020-06-27T16:49:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020627637288395373735650.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020627637288395373735650.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-waqti-xaadirkaan-soomaaliya-kama-qaban-karno-doorasho-qof-iyo-cod-ahvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaliimo Yarey \u201cWaqti xaadirkaan Soomaaliya kama qaban karno doorasho qof iyo cod ah+Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147675"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147675"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147675\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147677,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147675\/revisions\/147677"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147676"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147675"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147675"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147675"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}