{"id":147687,"date":"2020-06-27T20:25:03","date_gmt":"2020-06-27T17:25:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147687"},"modified":"2020-06-27T20:25:03","modified_gmt":"2020-06-27T17:25:03","slug":"xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Sanyare oo loo magacaabay Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland loogu magacaabay in uu noqdo Cabdiladif Muuse Nuur (Sanyare).<\/p>\n<p>Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug Sanyare ayaa la dhashay Gudoomiyihii gobolka Mudug ee Qaraxa ismiidaaminta ahaa lagu dilay, waxa uu sidoo kale Sanyare Xildhibaan kasoo noqday Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Halkan ka Akhriso Digreetada magacaabista gudoomiya<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 49 Juun 27, 2020, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland<br \/>\nMarkuu arkay: \u200bDastuurka \u200bPuntland Qodobkiisa 80-aad.<\/p>\n<p>Markuu arkay:\u200b Baahida loo qabo dar-dar gelinta Maamul ee Gobolka Mudug<\/p>\n<p>Markuu arkay:\u200bAqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimdiisa shaqo.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa Cabdiladif Muuse Nuur (Sanyare) loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland loogu magacaabay in uu noqdo Cabdiladif Muuse Nuur (Sanyare). Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug Sanyare ayaa la dhashay Gudoomiyihii gobolka Mudug ee Qaraxa ismiidaaminta ahaa lagu dilay, waxa uu sidoo kale Sanyare Xildhibaan kasoo noqday Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Halkan ka Akhriso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147688,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Sanyare oo loo magacaabay Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Sanyare oo loo magacaabay Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland loogu magacaabay in uu noqdo Cabdiladif Muuse Nuur (Sanyare). Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug Sanyare ayaa la dhashay Gudoomiyihii gobolka Mudug ee Qaraxa ismiidaaminta ahaa lagu dilay, waxa uu sidoo kale Sanyare Xildhibaan kasoo noqday Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Halkan ka Akhriso [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-27T17:25:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/sanayre.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"659\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"625\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/\",\"name\":\"Xildhibaan Sanyare oo loo magacaabay Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/sanayre.png\",\"datePublished\":\"2020-06-27T17:25:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/sanayre.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/sanayre.png\",\"width\":659,\"height\":625},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Sanyare oo loo magacaabay Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Sanyare oo loo magacaabay Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Sanyare oo loo magacaabay Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland - Wardoon","og_description":"Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland loogu magacaabay in uu noqdo Cabdiladif Muuse Nuur (Sanyare). Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug Sanyare ayaa la dhashay Gudoomiyihii gobolka Mudug ee Qaraxa ismiidaaminta ahaa lagu dilay, waxa uu sidoo kale Sanyare Xildhibaan kasoo noqday Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Halkan ka Akhriso [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-27T17:25:03+00:00","og_image":[{"width":659,"height":625,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/sanayre.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/","name":"Xildhibaan Sanyare oo loo magacaabay Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/sanayre.png","datePublished":"2020-06-27T17:25:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/sanayre.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/sanayre.png","width":659,"height":625},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sanyare-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Sanyare oo loo magacaabay Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147687"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147689,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147687\/revisions\/147689"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147688"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}