{"id":147697,"date":"2020-06-28T02:01:32","date_gmt":"2020-06-27T23:01:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147697"},"modified":"2020-06-28T02:01:32","modified_gmt":"2020-06-27T23:01:32","slug":"daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO Gudoomiye Mursal oo xaasidiin kutilmaamy kuwa diidan xaqsiinta Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147698\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/mursal.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"399\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/mursal.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/mursal-300x172.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa maanta sheegay inuu usoo hanjabay mid kamid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka.<\/p>\n<p>Mursal ayaa sheegay in madaxweynahan, oo uusan magacaabin, uu usoo diray farriin uu ku dalbanayo in lagu joojiyo shaqada Golaha Shacabka, ama uusan imaan doonin kulanka uu Iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo ay ka muuqatay carro ayaa sheegay in fariintan ka timid mid kamid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada loo soo marsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya waxa uuna arrintaasi ku tilmaamay dhaqan aad u xun.<\/p>\n<p>\u201cMuddooyinkii dambe waxaa soo baxay dad raadinaya wax badsi, kawaran nin madaxweyne State ah oo dalbanayo in la joojiyo kulamada Golaha, haddii la joojin waayana uusan imaan doonin kulanka wadatashiga ee Madaxweynaha ku baaqay, soo dhaqan xumo ma ahan ilaah ayaa idinku dhaarshee\u201d ayuu yiri Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ka hadlay kulankii Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ma uusan shaacin maga madaxweynaha fariinta soo diray ama maamulka uu hogaamiyo balse waxaa soo baxaya warar sheegaya in qofkaasi uu yahay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.<\/p>\n<p>Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in maamulka Puntland ay xoog iyo xoolaba geliyeen sidii ay u hor istaagi lahaayeen matalaadda gobalka Banaadir iyagoo sheegay in si toos ah ugu lug lahaa madaxweyne Deni.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FMohammed.Deeyoo%2Fvideos%2F3000999963271050%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"313\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa maanta sheegay inuu usoo hanjabay mid kamid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka. Mursal ayaa sheegay in madaxweynahan, oo uusan magacaabin, uu usoo diray farriin uu ku dalbanayo in lagu joojiyo shaqada Golaha Shacabka, ama uusan imaan doonin kulanka uu Iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya. Guddoomiyaha oo ay ka muuqatay carro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147698,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Gudoomiye Mursal oo xaasidiin kutilmaamy kuwa diidan xaqsiinta Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Gudoomiye Mursal oo xaasidiin kutilmaamy kuwa diidan xaqsiinta Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa maanta sheegay inuu usoo hanjabay mid kamid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka. Mursal ayaa sheegay in madaxweynahan, oo uusan magacaabin, uu usoo diray farriin uu ku dalbanayo in lagu joojiyo shaqada Golaha Shacabka, ama uusan imaan doonin kulanka uu Iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya. Guddoomiyaha oo ay ka muuqatay carro [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-27T23:01:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/mursal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"399\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO Gudoomiye Mursal oo xaasidiin kutilmaamy kuwa diidan xaqsiinta Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/mursal.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-27T23:01:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/mursal.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/mursal.jpg\",\"width\":696,\"height\":399},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Gudoomiye Mursal oo xaasidiin kutilmaamy kuwa diidan xaqsiinta Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Gudoomiye Mursal oo xaasidiin kutilmaamy kuwa diidan xaqsiinta Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Gudoomiye Mursal oo xaasidiin kutilmaamy kuwa diidan xaqsiinta Muqdisho - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa maanta sheegay inuu usoo hanjabay mid kamid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka. Mursal ayaa sheegay in madaxweynahan, oo uusan magacaabin, uu usoo diray farriin uu ku dalbanayo in lagu joojiyo shaqada Golaha Shacabka, ama uusan imaan doonin kulanka uu Iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya. Guddoomiyaha oo ay ka muuqatay carro [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-27T23:01:32+00:00","og_image":[{"width":696,"height":399,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/mursal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/","name":"DAAWO Gudoomiye Mursal oo xaasidiin kutilmaamy kuwa diidan xaqsiinta Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/mursal.jpg","datePublished":"2020-06-27T23:01:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/mursal.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/mursal.jpg","width":696,"height":399},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-mursal-oo-xaasidiin-kutilmaamy-kuwa-diidan-xaqsiinta-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Gudoomiye Mursal oo xaasidiin kutilmaamy kuwa diidan xaqsiinta Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147697"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147699,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147697\/revisions\/147699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147698"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}