{"id":147703,"date":"2020-06-28T12:47:19","date_gmt":"2020-06-28T09:47:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147703"},"modified":"2020-06-28T12:47:19","modified_gmt":"2020-06-28T09:47:19","slug":"taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/","title":{"rendered":"Taabid Cabdi Waxaa rumoobay qeyb ka mid ah riyadii Muqdishaawiyiinta"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan ansixinta xeerka matalaadda gobolka Banaadir ee ay shalay meel-mariyeen xildhibaanada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Ugu horreyn Taabid ayaa soo dhoweeyey go\u2019aanka baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo u mahadceliyey dhammaan xildhibaanada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in la rumeeyey qeyb ka mid ah riyadii shacabka magaalada Muqdisho, islamarkaana ay tahay tallaabo horey loo qaaday.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka aqriso:<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa rumoobay qeyb ka mid ah riyadii Muqdishaawiyiinta oo mudo duudsaneyd taasoo ah matalaadda Aqalka Sare ee G\/Benaadir. Waa tallaabo wanaagsan oo hore loo qaaday.<\/p>\n<p>Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan intii ka qeyb qaadatay rumeynta sadka xaqa ah ee G\/Benaadir uu maanta helay.<\/p>\n<p>Laga bilaabo maanta Muqdishaawiyiinta waxaa hortaalla in ay u wada istaagaan sidii loo rumeyn lahaa riyada dhiman ee ah helidda maamul deegaan oo madaxbanaan kana shaqeeya baahiyaha amni, waxbarasho, caafimaad &amp; maamul iskufilan oo dadka G\/Benadir sitoos ah ugu adeega.<\/p>\n<p>Soomaaliya maadaama ay qaadatay hannaanka Federaalka, Maamul madaxbanaan in uu yeesho G\/Benaadir waa mid dastuuri ah, hadii federaalku run naga yahay.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in Guddigii Dib-u-Eegista Dastuurka ee Barlamaankii 9aad ay isku raaceen in nooca maamul ee Benaadir\/Muqdisho ay yeelan doonto uu noqdo Gobol Madaxbanaan oo isla markaana ah Caasimadda Dalka (City State), sida magaalada Berlin ee dalka Jarmalka oo federaal ah, waana nooca maamul ee uu mudan yahay G\/Benadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan ansixinta xeerka matalaadda gobolka Banaadir ee ay shalay meel-mariyeen xildhibaanada Golaha Shacabka. Ugu horreyn Taabid ayaa soo dhoweeyey go\u2019aanka baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo u mahadceliyey dhammaan xildhibaanada Golaha Shacabka. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in la rumeeyey qeyb ka mid ah riyadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147704,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147703","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taabid Cabdi Waxaa rumoobay qeyb ka mid ah riyadii Muqdishaawiyiinta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taabid Cabdi Waxaa rumoobay qeyb ka mid ah riyadii Muqdishaawiyiinta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan ansixinta xeerka matalaadda gobolka Banaadir ee ay shalay meel-mariyeen xildhibaanada Golaha Shacabka. Ugu horreyn Taabid ayaa soo dhoweeyey go\u2019aanka baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo u mahadceliyey dhammaan xildhibaanada Golaha Shacabka. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in la rumeeyey qeyb ka mid ah riyadii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-28T09:47:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/taabit-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1019\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/\",\"name\":\"Taabid Cabdi Waxaa rumoobay qeyb ka mid ah riyadii Muqdishaawiyiinta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/taabit-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-28T09:47:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/taabit-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/taabit-1.jpg\",\"width\":1180,\"height\":1019},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taabid Cabdi Waxaa rumoobay qeyb ka mid ah riyadii Muqdishaawiyiinta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taabid Cabdi Waxaa rumoobay qeyb ka mid ah riyadii Muqdishaawiyiinta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taabid Cabdi Waxaa rumoobay qeyb ka mid ah riyadii Muqdishaawiyiinta - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan ansixinta xeerka matalaadda gobolka Banaadir ee ay shalay meel-mariyeen xildhibaanada Golaha Shacabka. Ugu horreyn Taabid ayaa soo dhoweeyey go\u2019aanka baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo u mahadceliyey dhammaan xildhibaanada Golaha Shacabka. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in la rumeeyey qeyb ka mid ah riyadii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-28T09:47:19+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":1019,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/taabit-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/","name":"Taabid Cabdi Waxaa rumoobay qeyb ka mid ah riyadii Muqdishaawiyiinta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/taabit-1.jpg","datePublished":"2020-06-28T09:47:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/taabit-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/taabit-1.jpg","width":1180,"height":1019},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-cabdi-waxaa-rumoobay-qeyb-ka-mid-ah-riyadii-muqdishaawiyiinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taabid Cabdi Waxaa rumoobay qeyb ka mid ah riyadii Muqdishaawiyiinta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147703"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147703"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147705,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147703\/revisions\/147705"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147704"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}