{"id":147743,"date":"2020-06-28T20:17:41","date_gmt":"2020-06-28T17:17:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147743"},"modified":"2020-06-28T20:17:41","modified_gmt":"2020-06-28T17:17:41","slug":"daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"DAAWO Baarlamanka Punland oo ka carrooday xuquuqda uu helay gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo ka carooday Go\u2019aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ay ugu ansixiyeen Gobolka Banaadir in uu 13 Xubnood ku yeesho Aqalka Sare ayaa sheegay inay ka codsanayaan Xukuumadda Madaxweyne Deni ee Puntland in ay ka ku dhawaaqdo madax-baani.<\/p>\n<p>Hadalkooda ayaa yimid kadib markii xildhibaanada kasoo jeeda beesha Harti Daarood ee u jira baarlamanka Soomaaliya ay ku fashilmeen isku daygii ay ku hor-istaagi lahaayeen xuquuqda gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Xildhibaannada Golaha Wakiilada Puntland oo maanta Saxaafada kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa waxaa ay sheegeen in magaalada Muqdisho ay markii hore u aqoon sanaayeen goob daka lagu dilo laguna dhaco, hase yeeshee haatan ay noqotay mid Sharciga lagu dhaco, sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay sheegeen in Xeerarka doorashada oo ay qaarkood ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka aysan aqoonsaneyn, waxaana ay sheegeen inay Puntland tashan doonaan go\u2019aanana soo saari doonaan.<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegeen in Magaalada Muqdisho ay tahay magaalo Soomaaliyeed, balse ay u muuqato mi dad gaar ah xigsanayaan, waaana ay ku eedeeyeen dowladda federaalka, maamulada Galmudug, HirShabelle iyo Koonfur Galbeed inay faquuqayaan Maamulada Puntland iyo Jubaland, sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>Aqalka Sare ayaa waxaa ugu badan beesha Daarood oo haysata 17 kursi, halka Dir iyo Hawiye ay haystaan min 14, ayada oo Digil iyo Mirifle ay haystaan 8, beeshan shanaad ay ay haysato kaliya hal.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fabdiisse.abdi.92%2Fvideos%2F193395895450516%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FPuntlandstatetv%2Fvideos%2F2489263521176307%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FPuntlandstatetv%2Fvideos%2F946449722467591%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo ka carooday Go\u2019aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ay ugu ansixiyeen Gobolka Banaadir in uu 13 Xubnood ku yeesho Aqalka Sare ayaa sheegay inay ka codsanayaan Xukuumadda Madaxweyne Deni ee Puntland in ay ka ku dhawaaqdo madax-baani. Hadalkooda ayaa yimid kadib markii xildhibaanada kasoo jeeda beesha Harti Daarood ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147744,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147743","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Baarlamanka Punland oo ka carrooday xuquuqda uu helay gobolka Banaadir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Baarlamanka Punland oo ka carrooday xuquuqda uu helay gobolka Banaadir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo ka carooday Go\u2019aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ay ugu ansixiyeen Gobolka Banaadir in uu 13 Xubnood ku yeesho Aqalka Sare ayaa sheegay inay ka codsanayaan Xukuumadda Madaxweyne Deni ee Puntland in ay ka ku dhawaaqdo madax-baani. Hadalkooda ayaa yimid kadib markii xildhibaanada kasoo jeeda beesha Harti Daarood ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-28T17:17:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/79676681_2709655149115247_1494508761987940352_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/\",\"name\":\"DAAWO Baarlamanka Punland oo ka carrooday xuquuqda uu helay gobolka Banaadir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/79676681_2709655149115247_1494508761987940352_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-28T17:17:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/79676681_2709655149115247_1494508761987940352_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/79676681_2709655149115247_1494508761987940352_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Baarlamanka Punland oo ka carrooday xuquuqda uu helay gobolka Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Baarlamanka Punland oo ka carrooday xuquuqda uu helay gobolka Banaadir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Baarlamanka Punland oo ka carrooday xuquuqda uu helay gobolka Banaadir - Wardoon","og_description":"Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo ka carooday Go\u2019aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ay ugu ansixiyeen Gobolka Banaadir in uu 13 Xubnood ku yeesho Aqalka Sare ayaa sheegay inay ka codsanayaan Xukuumadda Madaxweyne Deni ee Puntland in ay ka ku dhawaaqdo madax-baani. Hadalkooda ayaa yimid kadib markii xildhibaanada kasoo jeeda beesha Harti Daarood ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-28T17:17:41+00:00","og_image":[{"width":960,"height":549,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/79676681_2709655149115247_1494508761987940352_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/","name":"DAAWO Baarlamanka Punland oo ka carrooday xuquuqda uu helay gobolka Banaadir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/79676681_2709655149115247_1494508761987940352_n.jpg","datePublished":"2020-06-28T17:17:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/79676681_2709655149115247_1494508761987940352_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/79676681_2709655149115247_1494508761987940352_n.jpg","width":960,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamanka-punland-oo-ka-carrooday-xuquuqda-uu-helay-gobolka-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Baarlamanka Punland oo ka carrooday xuquuqda uu helay gobolka Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147743"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147743"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147743\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147745,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147743\/revisions\/147745"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147744"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}