{"id":147759,"date":"2020-06-29T10:23:56","date_gmt":"2020-06-29T07:23:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147759"},"modified":"2020-06-29T10:23:56","modified_gmt":"2020-06-29T07:23:56","slug":"barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/","title":{"rendered":"Barlamaanka  Puntland oo maanta qorsheynaysa inay go&#8217;aan Somaliya inteeda kale"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha barlamaanka Puntland ayaa ku wargaliyay xildhibaanada Puntland inay si buuxda usoo xaadiraan kalfadhiga maanta iyagoo lagu wargaliyay in go\u2019aan lagasoo saaridoono sharciyadii uu meel mariyay barlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Barlamaanka Puntland, ayaa shalay si kulul uga dooday ugana soo horjeestay tallaabooyinka uu qaaday barlamaanka Soomaaliya iyo kuwa hadda horyaala oo ay kamid tahay muddo kordhinta waqtiga doorashada.<\/p>\n<p>Warar ayaa sheegaya in Puntland gebi ahaanba bannaanka ka istaagidoonto howlaha doorashada Soomaaliya iyo geeddi socodka dowladnimada, iyadoo cuskanaysa awooda uu siinayo dastuurka Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaa dhawaan ku goodiyay in dalku kala tag lugaha la galayo haddii dowladda federalka kusii socoto ku tumashada sharuucda iyo xeerarka dalka islamarkaana aan heshiis buuxda laga gaarin doorashada, waa sida uu yiri<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/VPGkcbgEe-0\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha barlamaanka Puntland ayaa ku wargaliyay xildhibaanada Puntland inay si buuxda usoo xaadiraan kalfadhiga maanta iyagoo lagu wargaliyay in go\u2019aan lagasoo saaridoono sharciyadii uu meel mariyay barlamaanka Soomaaliya. Barlamaanka Puntland, ayaa shalay si kulul uga dooday ugana soo horjeestay tallaabooyinka uu qaaday barlamaanka Soomaaliya iyo kuwa hadda horyaala oo ay kamid tahay muddo kordhinta waqtiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147760,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147759","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Barlamaanka Puntland oo maanta qorsheynaysa inay go&#039;aan Somaliya inteeda kale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Barlamaanka Puntland oo maanta qorsheynaysa inay go&#039;aan Somaliya inteeda kale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha barlamaanka Puntland ayaa ku wargaliyay xildhibaanada Puntland inay si buuxda usoo xaadiraan kalfadhiga maanta iyagoo lagu wargaliyay in go\u2019aan lagasoo saaridoono sharciyadii uu meel mariyay barlamaanka Soomaaliya. Barlamaanka Puntland, ayaa shalay si kulul uga dooday ugana soo horjeestay tallaabooyinka uu qaaday barlamaanka Soomaaliya iyo kuwa hadda horyaala oo ay kamid tahay muddo kordhinta waqtiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-29T07:23:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/\",\"name\":\"Barlamaanka Puntland oo maanta qorsheynaysa inay go'aan Somaliya inteeda kale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-29T07:23:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Barlamaanka Puntland oo maanta qorsheynaysa inay go&#8217;aan Somaliya inteeda kale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Barlamaanka Puntland oo maanta qorsheynaysa inay go'aan Somaliya inteeda kale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Barlamaanka Puntland oo maanta qorsheynaysa inay go'aan Somaliya inteeda kale - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha barlamaanka Puntland ayaa ku wargaliyay xildhibaanada Puntland inay si buuxda usoo xaadiraan kalfadhiga maanta iyagoo lagu wargaliyay in go\u2019aan lagasoo saaridoono sharciyadii uu meel mariyay barlamaanka Soomaaliya. Barlamaanka Puntland, ayaa shalay si kulul uga dooday ugana soo horjeestay tallaabooyinka uu qaaday barlamaanka Soomaaliya iyo kuwa hadda horyaala oo ay kamid tahay muddo kordhinta waqtiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-29T07:23:56+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/","name":"Barlamaanka Puntland oo maanta qorsheynaysa inay go'aan Somaliya inteeda kale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg","datePublished":"2020-06-29T07:23:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-maanta-qorsheynaysa-inay-goaan-somaliya-inteeda-kale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Barlamaanka Puntland oo maanta qorsheynaysa inay go&#8217;aan Somaliya inteeda kale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147759"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147759"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147762,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147759\/revisions\/147762"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147760"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}