{"id":147776,"date":"2020-06-29T12:57:55","date_gmt":"2020-06-29T09:57:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147776"},"modified":"2020-06-29T12:57:55","modified_gmt":"2020-06-29T09:57:55","slug":"akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Akhriso Baarlamaanka Puntland oo diiday matalaadda gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147760\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland oo saakay kulan deg deg ah ka yeeshay shirarkii iyo xeerarkii ay ansixiyeen xildhibaanada baarlamaanka federaalka Somalia ayaa soo saaray go\u2019aano ay ku qaadayacaan xeerarkii ay ansixiyeen xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Puntland waxay ku hanjabeen inay Puntland qaadayso go\u2019aan ay ku sheegeen in lagu badbaadinaayo jiritaanka iyo masiirka Puntland.<\/p>\n<p>Baarlamaanka Puntland ayaa 13 qodob oo uu kasoo saaray go\u2019aankii guddiga doorashooyinka madaxa bannaan ee Somalia, xeerkii lagu ansixiyay matelaada gobolka Banaadir ee 13 Kurs ku yeelanayo aqalka sare iyo xeerka qoondadada haweenka ayey ku tilmaameen mid sharci daro ah oo la qaadan karin oo dano shaqsiyayeed laga leeyahay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayey ugu baaqeen maadaama sharci ilaaliyaha dalka yahay inuusan saxiixin xeerarka baarlamaanka federaalka ansixiyay.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale qodobada ay soo saareen ku bogaadiyeen 72 xildhibaan ee diiday xeerka metalaada gobolka Banaadir iyo kuwa kale ee Puntland u aragto inaysan dan ugu jirin.<\/p>\n<p>Qodobka13-aad ee ugu danbeeya ayay ku muujiyeen in iyadoo laga duulayo qodobka 4-aad ee dastuurka Puntland iyo go\u2019aamadii shirkii wadatashiga Puntland, in ay ku dhaqaaqayaan wax ay ku sheegeen tallaabo kasta oo lagu badbaadinayo jiritaanka iyo masiirka Puntland.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147777\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"668\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-4.jpg 668w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-4-209x300.jpg 209w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-4-292x420.jpg 292w\" sizes=\"(max-width: 668px) 100vw, 668px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147778\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2-6.jpg\" alt=\"\" width=\"697\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2-6.jpg 697w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2-6-218x300.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2-6-305x420.jpg 305w\" sizes=\"(max-width: 697px) 100vw, 697px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147779\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3-3.jpg\" alt=\"\" width=\"654\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3-3.jpg 654w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3-3-204x300.jpg 204w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3-3-286x420.jpg 286w\" sizes=\"(max-width: 654px) 100vw, 654px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland oo saakay kulan deg deg ah ka yeeshay shirarkii iyo xeerarkii ay ansixiyeen xildhibaanada baarlamaanka federaalka Somalia ayaa soo saaray go\u2019aano ay ku qaadayacaan xeerarkii ay ansixiyeen xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya. Xildhibaanada Puntland waxay ku hanjabeen inay Puntland qaadayso go\u2019aan ay ku sheegeen in lagu badbaadinaayo jiritaanka iyo masiirka Puntland. Baarlamaanka Puntland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147760,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147776","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Baarlamaanka Puntland oo diiday matalaadda gobolka Banaadir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Baarlamaanka Puntland oo diiday matalaadda gobolka Banaadir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland oo saakay kulan deg deg ah ka yeeshay shirarkii iyo xeerarkii ay ansixiyeen xildhibaanada baarlamaanka federaalka Somalia ayaa soo saaray go\u2019aano ay ku qaadayacaan xeerarkii ay ansixiyeen xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya. Xildhibaanada Puntland waxay ku hanjabeen inay Puntland qaadayso go\u2019aan ay ku sheegeen in lagu badbaadinaayo jiritaanka iyo masiirka Puntland. Baarlamaanka Puntland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-29T09:57:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/\",\"name\":\"Akhriso Baarlamaanka Puntland oo diiday matalaadda gobolka Banaadir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-29T09:57:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Baarlamaanka Puntland oo diiday matalaadda gobolka Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Baarlamaanka Puntland oo diiday matalaadda gobolka Banaadir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Baarlamaanka Puntland oo diiday matalaadda gobolka Banaadir - Wardoon","og_description":"Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland oo saakay kulan deg deg ah ka yeeshay shirarkii iyo xeerarkii ay ansixiyeen xildhibaanada baarlamaanka federaalka Somalia ayaa soo saaray go\u2019aano ay ku qaadayacaan xeerarkii ay ansixiyeen xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya. Xildhibaanada Puntland waxay ku hanjabeen inay Puntland qaadayso go\u2019aan ay ku sheegeen in lagu badbaadinaayo jiritaanka iyo masiirka Puntland. Baarlamaanka Puntland [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-29T09:57:55+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/","name":"Akhriso Baarlamaanka Puntland oo diiday matalaadda gobolka Banaadir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg","datePublished":"2020-06-29T09:57:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020629637289888985722277.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-puntland-oo-diiday-matalaadda-gobolka-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Baarlamaanka Puntland oo diiday matalaadda gobolka Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147776"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147776"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147781,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147776\/revisions\/147781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147760"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}