{"id":147782,"date":"2020-06-29T13:14:27","date_gmt":"2020-06-29T10:14:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147782"},"modified":"2020-06-29T13:15:24","modified_gmt":"2020-06-29T10:15:24","slug":"daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/","title":{"rendered":"DAAWO: Juxa \u201cWaa in aan banaanka ka istaagnaa Soomaaliya Puntland ahaan\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147784\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture1-10.png\" alt=\"\" width=\"571\" height=\"377\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture1-10.png 571w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture1-10-300x198.png 300w\" sizes=\"(max-width: 571px) 100vw, 571px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaalita Cabdi Faarax Juxa ayaa isagoo ka hadlayay madashii PDRC ee magaalada Garoowe, kulan dhawaan lagu qabtay oo looga hadlayay arrimaha siyaasadda &amp; Doorashooyinka Federaalka ee Puntland kuna wajahan dawladda Faderaalka ayaa soo jeediyey aragti siyaasadeed oo ku aadan in laga madax-banaanado arrimaha Federaalka.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Federaalka soona noqday Wasiirka waxbarashada Puntland ayaa sheegay in ay Puntland mudo dheer raadinaysay dawladnimada Soomaaliya, balse ay taasi waxba ka socon waayeen oo la gaari waayay dhammaan hadafyada muhiimka ahaa.<\/p>\n<p>\u201cWaa in aan si cad banaanka uga istaagnaa Soomaaliya, Beeluhu xubnahooda ha u dirsadaan sida Somaliland\u201d ayuu yiri Juxa oo ka hadlayay kulan ka dhacay magaalada Garoowe ayna ka qeybgaleen dad kooban oo ahaa xubno lasoo xulay.<\/p>\n<p>Juxa, ayaa cadeeyey in ay Soomaaliya ku socoto dhabo siyaasadeed oo aysan jecleysan Puntland, wuxuuna sheegay in ay tahay in la qaato go`aan adag oo siyaasadeed, kaas oo noqon kara dhabaha rasmiga ah ee ugu adag oo ay istaagaan, taasna ay tahay waxa looga gudbi karro marxaladaha hadda taagan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/S_ImJtNCCwA\" width=\"978\" height=\"781\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaalita Cabdi Faarax Juxa ayaa isagoo ka hadlayay madashii PDRC ee magaalada Garoowe, kulan dhawaan lagu qabtay oo looga hadlayay arrimaha siyaasadda &amp; Doorashooyinka Federaalka ee Puntland kuna wajahan dawladda Faderaalka ayaa soo jeediyey aragti siyaasadeed oo ku aadan in laga madax-banaanado arrimaha Federaalka. Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147783,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147782","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Juxa \u201cWaa in aan banaanka ka istaagnaa Soomaaliya Puntland ahaan\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Juxa \u201cWaa in aan banaanka ka istaagnaa Soomaaliya Puntland ahaan\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaalita Cabdi Faarax Juxa ayaa isagoo ka hadlayay madashii PDRC ee magaalada Garoowe, kulan dhawaan lagu qabtay oo looga hadlayay arrimaha siyaasadda &amp; Doorashooyinka Federaalka ee Puntland kuna wajahan dawladda Faderaalka ayaa soo jeediyey aragti siyaasadeed oo ku aadan in laga madax-banaanado arrimaha Federaalka. Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Federaalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-29T10:14:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-29T10:15:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-79.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"562\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/\",\"name\":\"DAAWO: Juxa \u201cWaa in aan banaanka ka istaagnaa Soomaaliya Puntland ahaan\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-79.png\",\"datePublished\":\"2020-06-29T10:14:27+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-29T10:15:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-79.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-79.png\",\"width\":562,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Juxa \u201cWaa in aan banaanka ka istaagnaa Soomaaliya Puntland ahaan\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Juxa \u201cWaa in aan banaanka ka istaagnaa Soomaaliya Puntland ahaan\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Juxa \u201cWaa in aan banaanka ka istaagnaa Soomaaliya Puntland ahaan\u201d - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaalita Cabdi Faarax Juxa ayaa isagoo ka hadlayay madashii PDRC ee magaalada Garoowe, kulan dhawaan lagu qabtay oo looga hadlayay arrimaha siyaasadda &amp; Doorashooyinka Federaalka ee Puntland kuna wajahan dawladda Faderaalka ayaa soo jeediyey aragti siyaasadeed oo ku aadan in laga madax-banaanado arrimaha Federaalka. Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Federaalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-29T10:14:27+00:00","article_modified_time":"2020-06-29T10:15:24+00:00","og_image":[{"width":562,"height":375,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-79.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/","name":"DAAWO: Juxa \u201cWaa in aan banaanka ka istaagnaa Soomaaliya Puntland ahaan\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-79.png","datePublished":"2020-06-29T10:14:27+00:00","dateModified":"2020-06-29T10:15:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-79.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-79.png","width":562,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-juxa-waa-in-aan-banaanka-ka-istaagnaa-soomaaliya-puntland-ahaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Juxa \u201cWaa in aan banaanka ka istaagnaa Soomaaliya Puntland ahaan\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147782"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147785,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147782\/revisions\/147785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147783"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}