{"id":147786,"date":"2020-06-29T15:15:20","date_gmt":"2020-06-29T12:15:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147786"},"modified":"2020-06-29T15:15:20","modified_gmt":"2020-06-29T12:15:20","slug":"daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Cabdullaahi Sheekh Xasan: Puntland waxay muujisay xaasidnimada ay u qabto dadka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa ka hadlay ansixinta qoondada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare iyo doodda iyo diidmada ay ka keeneen reer Puntland.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdulaahi Shiikh Xasan oo wareysi siiyey Telefishinka Dalsan TV ayaa ugu horeyn Dowladda ayaa xildhibaanada uga mahadceliyey sidii ay uga soo shaqeysay ansixinta xeerka xaqsiinta Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Cabdulaahi Shiikh Xasan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalka kasoo yeeray Maamulka Puntland ee ah inaysan aqbali doonin xaqsiinta Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in hadalka ay soo saartay Puntland uu yahay mid muujinayo xaasidnimada ay u qabaan dadka ku nool Magaalada Muqdisho sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa soo baxayey warar lagu diidayo xaqsiinta Gobolka Banaadir, haba u badnaadaan Maamulka Puntland oo diiday, taas waxay muujineysaa xaasidnimada ay u qabaan shacabka Muqdisho, Dadka Muqdisho qabiil gaar maahan, waa lagu kala badnaan karaa balse waa magaalo la wada degan yahay, haddii 13 xubnood loo ansixiyeyna taas kama dhigno in reer gaar ah la siiyey,\u201d ayuu yiri Cabdullaahi.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Maamulka Puntland uu dagaal ku hayo dadka Muqdisho \u201cRuntii waxaan aragnaa in Maamulka Puntland uu dagaal kula jiro Shacabka Muqdisho, taasna waa mid aan aad uga xunahay\u201d.<\/p>\n<p>Cabdullaahi ayaa tilmaamay in siyaasiyiinta ka yimaado Puntland ay xilal ka qaban jireen Muqdisho sida inay noqdaan madaxweynayaal iyo Ra\u2019isul wasaarayaal, wuxuuna xusay in dadka Muqdisho ay si fiican ula shaqeyn jireen si shuruud la\u2019aan ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeytii Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa Shacabka Puntland ugu baaqay inaysan madaxdooda ku daba kicin qaladkaan ay sameenayaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/JBj5wjZBQRc\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa ka hadlay ansixinta qoondada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare iyo doodda iyo diidmada ay ka keeneen reer Puntland. Guddoomiye Cabdulaahi Shiikh Xasan oo wareysi siiyey Telefishinka Dalsan TV ayaa ugu horeyn Dowladda ayaa xildhibaanada uga mahadceliyey sidii ay uga soo shaqeysay ansixinta xeerka xaqsiinta Gobolka Banaadir. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147787,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147786","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Cabdullaahi Sheekh Xasan: Puntland waxay muujisay xaasidnimada ay u qabto dadka Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Cabdullaahi Sheekh Xasan: Puntland waxay muujisay xaasidnimada ay u qabto dadka Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa ka hadlay ansixinta qoondada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare iyo doodda iyo diidmada ay ka keeneen reer Puntland. Guddoomiye Cabdulaahi Shiikh Xasan oo wareysi siiyey Telefishinka Dalsan TV ayaa ugu horeyn Dowladda ayaa xildhibaanada uga mahadceliyey sidii ay uga soo shaqeysay ansixinta xeerka xaqsiinta Gobolka Banaadir. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-29T12:15:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-80.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"673\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"490\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:- Cabdullaahi Sheekh Xasan: Puntland waxay muujisay xaasidnimada ay u qabto dadka Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-80.png\",\"datePublished\":\"2020-06-29T12:15:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-80.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-80.png\",\"width\":673,\"height\":490},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Cabdullaahi Sheekh Xasan: Puntland waxay muujisay xaasidnimada ay u qabto dadka Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Cabdullaahi Sheekh Xasan: Puntland waxay muujisay xaasidnimada ay u qabto dadka Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Cabdullaahi Sheekh Xasan: Puntland waxay muujisay xaasidnimada ay u qabto dadka Muqdisho - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa ka hadlay ansixinta qoondada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare iyo doodda iyo diidmada ay ka keeneen reer Puntland. Guddoomiye Cabdulaahi Shiikh Xasan oo wareysi siiyey Telefishinka Dalsan TV ayaa ugu horeyn Dowladda ayaa xildhibaanada uga mahadceliyey sidii ay uga soo shaqeysay ansixinta xeerka xaqsiinta Gobolka Banaadir. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-29T12:15:20+00:00","og_image":[{"width":673,"height":490,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-80.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/","name":"DAAWO:- Cabdullaahi Sheekh Xasan: Puntland waxay muujisay xaasidnimada ay u qabto dadka Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-80.png","datePublished":"2020-06-29T12:15:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-80.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-80.png","width":673,"height":490},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdullaahi-sheekh-xasan-puntland-waxay-muujisay-xaasidnimada-ay-u-qabto-dadka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Cabdullaahi Sheekh Xasan: Puntland waxay muujisay xaasidnimada ay u qabto dadka Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147786"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147786"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147788,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147786\/revisions\/147788"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147787"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}