{"id":147851,"date":"2020-07-01T11:48:13","date_gmt":"2020-07-01T08:48:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147851"},"modified":"2020-07-01T11:48:13","modified_gmt":"2020-07-01T08:48:13","slug":"gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Shariif Mukhtaar Jiis oo gurigiisa lagu dhexdilay"},"content":{"rendered":"<p>Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay magaalada Baydhabo loogu geystay Allaha u naxariistee guddoomiyihii ururka Naafada maamulka Koonfur Galbeed oo lagu magacaabi jiray, Shariif Mukhtaar Jiis.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay toogasho ku dileen rag ku hubeysnaa bistoolado, kuwaas oo goobta isaga baxsaday.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in Shariif Mukhtaar Jiis lagu dhex-dilay gurigiisa oo ku yaalla xero barakac oo ku taalla gudaha magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Lama oga illaa iyo hadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dilka loo geystay marxuumkaasi oo sidoo kale ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee Koonfur Galbeed oo baaritaano kooban ka sameeyey halkaasi.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo ka hadlay dilkaas ayaa ka tacsiyeeyey geerida marxuumka, waxaana ay shaaciyeen inay socdaan baaritaano dheeraad ah.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019aatee marxuum Shariif Mukhtaar Jiis oo si weyn looga yaqiinay gudaha magaalada Baydhabo ee caasimada gobolka Baay ayaa waxaa bartamihii sanadkii 2018-kii dhaawacay kooxo hubeysan, walow uu ka soo bogsaday dhaawacaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay magaalada Baydhabo loogu geystay Allaha u naxariistee guddoomiyihii ururka Naafada maamulka Koonfur Galbeed oo lagu magacaabi jiray, Shariif Mukhtaar Jiis. Marxuumka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay toogasho ku dileen rag ku hubeysnaa bistoolado, kuwaas oo goobta isaga baxsaday. Wararka ayaa sheegaya in Shariif Mukhtaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147852,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147851","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiye Shariif Mukhtaar Jiis oo gurigiisa lagu dhexdilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiye Shariif Mukhtaar Jiis oo gurigiisa lagu dhexdilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay magaalada Baydhabo loogu geystay Allaha u naxariistee guddoomiyihii ururka Naafada maamulka Koonfur Galbeed oo lagu magacaabi jiray, Shariif Mukhtaar Jiis. Marxuumka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay toogasho ku dileen rag ku hubeysnaa bistoolado, kuwaas oo goobta isaga baxsaday. Wararka ayaa sheegaya in Shariif Mukhtaar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-01T08:48:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Jiis.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"558\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/\",\"name\":\"Gudoomiye Shariif Mukhtaar Jiis oo gurigiisa lagu dhexdilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Jiis.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-01T08:48:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Jiis.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Jiis.jpg\",\"width\":552,\"height\":558},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiye Shariif Mukhtaar Jiis oo gurigiisa lagu dhexdilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiye Shariif Mukhtaar Jiis oo gurigiisa lagu dhexdilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiye Shariif Mukhtaar Jiis oo gurigiisa lagu dhexdilay - Wardoon","og_description":"Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay magaalada Baydhabo loogu geystay Allaha u naxariistee guddoomiyihii ururka Naafada maamulka Koonfur Galbeed oo lagu magacaabi jiray, Shariif Mukhtaar Jiis. Marxuumka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay toogasho ku dileen rag ku hubeysnaa bistoolado, kuwaas oo goobta isaga baxsaday. Wararka ayaa sheegaya in Shariif Mukhtaar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-01T08:48:13+00:00","og_image":[{"width":552,"height":558,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Jiis.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/","name":"Gudoomiye Shariif Mukhtaar Jiis oo gurigiisa lagu dhexdilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Jiis.jpg","datePublished":"2020-07-01T08:48:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Jiis.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Jiis.jpg","width":552,"height":558},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-shariif-mukhtaar-jiis-oo-gurigiisa-lagu-dhexdilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiye Shariif Mukhtaar Jiis oo gurigiisa lagu dhexdilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147851"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147851"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147851\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147853,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147851\/revisions\/147853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147852"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}