{"id":147885,"date":"2020-07-02T12:22:39","date_gmt":"2020-07-02T09:22:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147885"},"modified":"2020-07-02T12:22:39","modified_gmt":"2020-07-02T09:22:39","slug":"akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/","title":{"rendered":"Akhriso Kuraasta Baarlamaanka meelaha loo kala raray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147887\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/baarlamaanka-df2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/baarlamaanka-df2.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/baarlamaanka-df2-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Iyadoo maalin ka hor uu Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyay asteynta kuraasta Baarlamaanka oo murano badan ka jiray ayaa waxaa isa soo taraya kuraas dhowr ah oo laga wareejiyay deegaan doorashadooda hore, loona wareejiyay meelo kale.<\/p>\n<p>Illaa afartameeyo kuraas ayaa is bedelo lagu sameeyay, xildhibaan kasta ee ku fadhiya kursiga wuxuu awood u yeeshay inuu geysto meesha uu aaminsan yahay inuu ku soo bixi karo.<\/p>\n<p>Waxaa ka mid ah 7 kursi oo laga soo wareejiyay Gobolka Hiiraan oo loo rartay Shabeellaha dhexe, gaar ahaan magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah kuraasta laga soo wareejiyay Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku fadhiya Maxamed C\/llaahi Xasan Nuux oo nambar tirsigiisu yahay HOP#274, kursigan la wareejiyay ayaa waxaa ka hor-yimid odayaasha iyo qeybaha kala duwan ee beesha Jidle oo ku tilmaamay mid aan xaq aheyn kursi deegaanada ay dagaan in laga wareejiyo oo meel aysan beeshu degin loo wareejiyo.<\/p>\n<p>Kursiga Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cawad oo nambar tirsigiisu yahay HOP#104 ayaa ah kan ugu rarista badan, sanadkii 2016 waxaa lagu doortay Muqdisho, waxaa lagu waday in lagu doorto Cadaado, balse waxaa u soo rartay arrimo amni darteed Muqdisho, kursigan waxay deegaan doorashadiisa tahay deegaanka Towfiiq oo ka tirsan Gobolka Mudug, waxaa haatan la geeyay Gobolka Galgaduud oo lagu soo dooranayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale Kursiga nambarkiisu yahay HOP#124 oo uu ku fadhiyo Wasiiru dowlaha Gaadiidka C\/raxmaan Dheere ayaa muran weyn ka dhashay wareejintiisa Gobolka Gedo, waxaana si weyn uga soo horjeestay arrintaas dhalinyarada Beesha reer Aw Qudub, waxaa kursigan markii hore lagu doortay Kismaayo.<\/p>\n<p>Xildhibaan walba ee ku fadhiya kursigaas ayaa loo madax banaaneeyay inuu go\u2019aan ka gaaro kursiga, isla markaana u rartay meesha uu rabo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-147886 size-full\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xariijin..jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xariijin..jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xariijin.-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xariijin.-696x928.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xariijin.-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maalin ka hor uu Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyay asteynta kuraasta Baarlamaanka oo murano badan ka jiray ayaa waxaa isa soo taraya kuraas dhowr ah oo laga wareejiyay deegaan doorashadooda hore, loona wareejiyay meelo kale. Illaa afartameeyo kuraas ayaa is bedelo lagu sameeyay, xildhibaan kasta ee ku fadhiya kursiga wuxuu awood u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147885","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Kuraasta Baarlamaanka meelaha loo kala raray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Kuraasta Baarlamaanka meelaha loo kala raray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo maalin ka hor uu Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyay asteynta kuraasta Baarlamaanka oo murano badan ka jiray ayaa waxaa isa soo taraya kuraas dhowr ah oo laga wareejiyay deegaan doorashadooda hore, loona wareejiyay meelo kale. Illaa afartameeyo kuraas ayaa is bedelo lagu sameeyay, xildhibaan kasta ee ku fadhiya kursiga wuxuu awood u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-02T09:22:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/baarlamaanka-df2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"354\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/\",\"name\":\"Akhriso Kuraasta Baarlamaanka meelaha loo kala raray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/baarlamaanka-df2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-02T09:22:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/baarlamaanka-df2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/baarlamaanka-df2.jpg\",\"width\":640,\"height\":354},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Kuraasta Baarlamaanka meelaha loo kala raray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Kuraasta Baarlamaanka meelaha loo kala raray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Kuraasta Baarlamaanka meelaha loo kala raray - Wardoon","og_description":"Iyadoo maalin ka hor uu Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyay asteynta kuraasta Baarlamaanka oo murano badan ka jiray ayaa waxaa isa soo taraya kuraas dhowr ah oo laga wareejiyay deegaan doorashadooda hore, loona wareejiyay meelo kale. Illaa afartameeyo kuraas ayaa is bedelo lagu sameeyay, xildhibaan kasta ee ku fadhiya kursiga wuxuu awood u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-02T09:22:39+00:00","og_image":[{"width":640,"height":354,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/baarlamaanka-df2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/","name":"Akhriso Kuraasta Baarlamaanka meelaha loo kala raray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/baarlamaanka-df2.jpg","datePublished":"2020-07-02T09:22:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/baarlamaanka-df2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/baarlamaanka-df2.jpg","width":640,"height":354},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-kuraasta-baarlamaanka-meelaha-loo-kala-raray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Kuraasta Baarlamaanka meelaha loo kala raray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147885"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147885"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147888,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147885\/revisions\/147888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147887"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}