{"id":147932,"date":"2020-07-03T10:48:16","date_gmt":"2020-07-03T07:48:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147932"},"modified":"2020-07-03T10:48:16","modified_gmt":"2020-07-03T07:48:16","slug":"daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"DAAWO kulan lagu taageerayay kuraasta Aqalka sare ee Gobolka Banaadir oo tiyaatarka lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147934\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/>Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu qabtay kulan lagu taageerayey kuraasta Aqalka sare laga siiyay Gobolka Banaadir, waxaana kulankaas ka qeybgalay madax kala duwan oo isugu jiray heer Federaalka iyo heer Dowlad Goboleed.<\/p>\n<p>Kulankaan oo uu soo qaban qaabiyey Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxay madaxdii kasoo qeybgashay oo dhan codsadeen in sida ugu dhaqsiyaha badan loo bilaabo dhismaha kuraasta 13-ka ah ee ay Banaadir ku yeelan doonto Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo kamid ahaa madaxdii ka qeyb gashay kulankaas ayaa sheegay in Shacabka Muqdisho ay marti geliyeen Dowladda isla markaasna ay usoo dulqaateen dhibaatooyin badan haddan ay tahay lagama maarmaan in loo abaalgudo.<\/p>\n<p>\u201cDowladnimadeena horumarka ay gaartay in ay noqoto hoygii isu keenayay Soomaalida dibna u mideynayay mar labaad, Muqdisho matalaad waa ay heshay 13 iyo wax ka badan way istaahishaa, maqaamkana waxa uu ku xusan yahay qodobka 9-aad ee Dastuurka, awoodaha Golaha shacabka uu leeyahay waaye, Xukuumad ahaan, Gobolka Banaadir iyo guud ahaan waan kawada shaqeyneenaa\u201d ayuu yiri Mahdi.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo isna kulanka hadal ka jeediyey ayaa sheegay in aysan jirin cid si cad u diidan maqaamka Gobolka Banaadir balse ay jiraan dad si qaldan u baalmaray tarjumaada xeerka xaqsiinta Gobolka Banaadir .<\/p>\n<p>\u201cQof kasta oo Soomaali ah waxa uu xaq u leeyahay in uu ka hadlo kuraasta la siiyay Gobolka Banaadir iyo matalaadda Caasimadda, Madaxda Dowladda waa in ay sameeyaan Tarjumaad dhinaca saxan ah oo ay kaliya waafajiyaan sharciga, ka Guddoon ahaan waan garab taaganahay in la xaqiijiyo kuraasta 13-Senatar ee Golaha u ansixiyay\u201d ayuu yiri Mudane Mursal.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah mucaaradka Dowladda oo isna kulanka ka qeybgalay ayaa sheegay in 13-ta Kursi ee la siiyey gobolka Banaadir ay tahay wax yar oo aan dhameyn wax lagu kala dhinto, wuxuuna Madaxweyne Farmaajo ka codsaday inuu si deg deg ah u meel mariyo sharcigaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan rabaa in aan meeshaan fariin uga diro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Mudane Madaxweyne sida aad ku sheegtay khudbaddii aad ku jeedisay 6-dii June iyo soo dhaweyntii 27-kii June kuraasta Gobolka Banaadir Ansixinta kadib, in aad soo dadajiso dhameystirka wax ka dhiman oo ah in aad saxiixdid\u201c Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland iyo siyaasiyiinta kasoo jeedo ayaa si cad uga hor imaaday matalaada loo meel mariyey Gobolka Banaadir iyagoo ku tilmaamay inay tahay mid aan waafaqsaneyn Dastuurka Dalka u yaalo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F630980013712453%2Fvideos%2F292001141997640%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-147932 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/2-59\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/3-53\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"587\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-300x229.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-696x532.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-550x420.jpg 550w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/4-31\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/5-26\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"528\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5-300x206.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5-218x150.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5-696x479.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5-611x420.jpg 611w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/6-20\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/6.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/6.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/6-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/6-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/6-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/7-16\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/7.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/7.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/7-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/7-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/7-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/8-13\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/8-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/9-6\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/9.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/9.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/9-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/9-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/9-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/99-5\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/99.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/99.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/99-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/99-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/99-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147935\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture1.png\" alt=\"\" width=\"846\" height=\"489\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture1.png 846w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture1-300x173.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture1-768x444.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture1-696x402.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture1-727x420.png 727w\" sizes=\"(max-width: 846px) 100vw, 846px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147936\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture2.png\" alt=\"\" width=\"792\" height=\"490\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture2.png 792w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture2-300x186.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture2-768x475.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture2-356x220.png 356w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture2-696x431.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture2-679x420.png 679w\" sizes=\"(max-width: 792px) 100vw, 792px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147937\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture3.png\" alt=\"\" width=\"848\" height=\"470\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture3.png 848w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture3-300x166.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture3-768x426.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture3-696x385.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture3-758x420.png 758w\" sizes=\"(max-width: 848px) 100vw, 848px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu qabtay kulan lagu taageerayey kuraasta Aqalka sare laga siiyay Gobolka Banaadir, waxaana kulankaas ka qeybgalay madax kala duwan oo isugu jiray heer Federaalka iyo heer Dowlad Goboleed. Kulankaan oo uu soo qaban qaabiyey Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxay madaxdii kasoo qeybgashay oo dhan codsadeen in sida ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147934,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO kulan lagu taageerayay kuraasta Aqalka sare ee Gobolka Banaadir oo tiyaatarka lagu qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO kulan lagu taageerayay kuraasta Aqalka sare ee Gobolka Banaadir oo tiyaatarka lagu qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu qabtay kulan lagu taageerayey kuraasta Aqalka sare laga siiyay Gobolka Banaadir, waxaana kulankaas ka qeybgalay madax kala duwan oo isugu jiray heer Federaalka iyo heer Dowlad Goboleed. Kulankaan oo uu soo qaban qaabiyey Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxay madaxdii kasoo qeybgashay oo dhan codsadeen in sida ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-03T07:48:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/\",\"name\":\"DAAWO kulan lagu taageerayay kuraasta Aqalka sare ee Gobolka Banaadir oo tiyaatarka lagu qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-03T07:48:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO kulan lagu taageerayay kuraasta Aqalka sare ee Gobolka Banaadir oo tiyaatarka lagu qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO kulan lagu taageerayay kuraasta Aqalka sare ee Gobolka Banaadir oo tiyaatarka lagu qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO kulan lagu taageerayay kuraasta Aqalka sare ee Gobolka Banaadir oo tiyaatarka lagu qabtay - Wardoon","og_description":"Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu qabtay kulan lagu taageerayey kuraasta Aqalka sare laga siiyay Gobolka Banaadir, waxaana kulankaas ka qeybgalay madax kala duwan oo isugu jiray heer Federaalka iyo heer Dowlad Goboleed. Kulankaan oo uu soo qaban qaabiyey Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxay madaxdii kasoo qeybgashay oo dhan codsadeen in sida ugu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-03T07:48:16+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/","name":"DAAWO kulan lagu taageerayay kuraasta Aqalka sare ee Gobolka Banaadir oo tiyaatarka lagu qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n.jpg","datePublished":"2020-07-03T07:48:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/106119564_2618175801754496_4442988838932341030_n.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulan-lagu-taageerayay-kuraasta-aqalka-sare-ee-gobolka-banaadir-oo-tiyaatarka-lagu-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO kulan lagu taageerayay kuraasta Aqalka sare ee Gobolka Banaadir oo tiyaatarka lagu qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147932"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147932"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147948,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147932\/revisions\/147948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147934"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}