{"id":147972,"date":"2020-07-03T13:35:35","date_gmt":"2020-07-03T10:35:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147972"},"modified":"2020-07-03T13:35:35","modified_gmt":"2020-07-03T10:35:35","slug":"sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/","title":{"rendered":"Sawir Dhaqaajiyay Quluubta Malaayiinta Qof +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147974\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"977\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP-300x286.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP-768x733.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP-696x664.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP-440x420.jpg 440w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/>Sawir muujinaya ilma yar oo da\u2019diisa lagu qiyaasay saddex jir oo ku dul fadhiya meydka awoowgii ayaa qabsaday baraha bulshada ee dalka Hindiya iyo guud ahaan meela badan oo caalamka.<\/p>\n<p>Ilmahan yar oo lagu magacaabo Aayad ayaa la sawiray isagoo ku dul ooynaya meydka awooga oo qoyskiisa ay sheegeen in ay dileen ciidamada Hindiya ee Kashmiir.<\/p>\n<p>Sawirkan oo caro badan dhaliyay ayaa la qaaday xilli dagaal u dhaxeeya ciidamada Hindiya iyo koox kasoo horjeeda uu ka socday magaalada Sopore ee Kashmiir qeybta Hindiya ay maamusho, waxaana sawirka laga dheehan karay canugga yar oo wajigiisa argagax ay ka muuqato, awoowgii oo meyd ahna ku dul oynaya.<\/p>\n<p>Haseyeeshee booliska dalka Hindiya ayaa iyaguna soo bandhigay sawir kale oo ay shegeen in ilmahaas yar ay kasoo badbaadiyeen goob ay ku dirirayeen booliska iyo koox ay dowladda dalkaas ku tilmaamtay \u201cargagixiso\u201d.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah sawirada ay soo bandhigeen booliska ayaa muujinaya Aayad oo la socda sarkaal boolis ah, sawirkaas oo ay ku tilmaameen in uu caddeyn u yahay sida booliska ay usoo badbaadiyeen.<\/p>\n<p>Dad badan waxay sheegashada booliska ku tilmaameen borobagaando ay ku doonayaan inay ku jahwareeriyaan xaaladda dhabta ah.<\/p>\n<p>Suhail Axmed oo uu dhalay odayga la dilay ayaa warbaahinta maxalliga ee dalka Hindiya u sheegay in aabihii oo lagu magacaabo Bashiir Axmed Khan \u201claga soo saaray baabuurkiisa, kadibna lagu hor toogtay ilmaha yar oo baabuurka la saarnaa\u201d.<br \/>\nWuxuu intaa raaciyay in markii aabihii la dilay, meydkiisa ay booliska dusha ka saareen ilmaha yar, kadibna ay sawir ka qaadeen.<\/p>\n<p>Waxaa baraha bulshada lasoo dhigay sawiro dhowr oo ilaa iyo hadda aan la ogeyn cidda qaaday, inkastoo loo maleynayo in uu qaaday qof kamid ah ciidanka Hindiya.<\/p>\n<p>Balse eedeymaha qoyska Khan ay u jeediyeen booliska waxaa ka hadlay taliyaha booliska Hindiya ee Kashmiir, Vijay Kumar oo waxba kama jiraan ku tilmaamay sheegashada qoyska.<\/p>\n<p>Waxaa uu Kumar sheegay in odaygaas ay haleeshay rasaas ay soo rideen kooxdii la dagaalameysay ciidanka Hindiya. Wuxuu intaa raaciyay in ciidanka ay soo badbaadiyeen ilmaha yar, qoyska marxuumkana ay iska eedeynayaan dowladda.<\/p>\n<p>Balse qoyska Khan waxay sheegeen in aysan taas rumeysneyn.<\/p>\n<p>\u201cSida ay booliska wax u sheegayaan waa mid aan waxba ka jirin, haddii uu aabahay dhexda u galay dagaalka labda dhinac, waxaa meydkiisa loogu tegi lahaa gudaha baabuurkiisa, wax nabar ah oo ka muuqda gaariga malahan,\u201d ayuu ku andacooday Axmed oo uu dhalay odayga dhintay.<\/p>\n<p>Mid kamid ah sawirada baraha bulshada qabsaday ayaa waxaa uu muujinayaa askar xambaarsan canuga yar oo saaran baabuurka ciidanka, ilmeynaya, dhiigna dharkiisa ay ku daadsan yihiin.<\/p>\n<p>Kumar ayaa shirkiisa jaraa\u2019id ka sheegay in qof kamid ah booliska laga yaabo in uu qaaday sawirka Aayad oo dul saaran meydka awoowgii.<\/p>\n<p>\u201cIn marka hawgal la aadyo booliska ay qaataan taleefoon waa khalad, waxaan xaqiijin doonaa in ciidamada booliska ee hawlgalka aadaya aanay qaadanin wax taleefon ah, si aanay khatar ugu soo jiidin nafsadooda. Qof allaale qofkii baahiyay sawiradanna waxaa laga qaadi doonaa tallaabo sharci\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay taliye Kumar.<br \/>\nHey\u2019adda Amnesty international oo ka hadashay falkan ayaa sheegtay in shaacinta muuqaalka ilmaha yar ay tahay dembi dagaal oo ka hor imanaya axdi qarameedkii Juvenile ee badbaadada caruurta. Waxay intaa ku dareen in booliska ay ku xadgudbeen qoddobka 74aad ee heshiiskaas caalamiga.<\/p>\n<p>Sawirka Aayad oo dul fadhiya meydka awoowgii ayaa dhaqaajiyay quluubta malaayin qof, inkastoo aanan la garaneyni sida saxda ah ee ay wax u dhaceen.<\/p>\n<p>Markii baraha bulshada lasoo dhigay sawirkaas waxaa uu dhaliyay dibadbax ballaaran oo dadka Kashmiir ay uga soo horjeedaan dilka odayga iyo argagaxa ka muuqda ilmaha yar.<\/p>\n<p>Dalalka Hindiya iyo Pakistan ayaa labaduba sheegta lahaanshaha Kashmiir, waxaana marar badan dowladda Hindiya ay Pakistan ku eedeysay inay taageerto kooxaha kasoo horjeeda ee dagaalka kula jira, inkastoo xukuumadda Islamabad ay beenisay eedeymahaas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147974\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"977\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP-300x286.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP-768x733.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP-696x664.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP-440x420.jpg 440w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-147972 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/capture1-30\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"965\" height=\"548\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture1-1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture1-1.png 965w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture1-1-300x170.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture1-1-768x436.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture1-1-696x395.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture1-1-740x420.png 740w\" sizes=\"(max-width: 965px) 100vw, 965px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/eb2uf2ewaaeeulp\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"977\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP-300x286.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP-768x733.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP-696x664.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP-440x420.jpg 440w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/thumbs_b2_6c68c3863a96cc6cdc5f4c8ed3d54580\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"876\" height=\"636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_6c68c3863a96cc6cdc5f4c8ed3d54580.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_6c68c3863a96cc6cdc5f4c8ed3d54580.jpg 876w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_6c68c3863a96cc6cdc5f4c8ed3d54580-300x218.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_6c68c3863a96cc6cdc5f4c8ed3d54580-768x558.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_6c68c3863a96cc6cdc5f4c8ed3d54580-324x235.jpg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_6c68c3863a96cc6cdc5f4c8ed3d54580-696x505.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_6c68c3863a96cc6cdc5f4c8ed3d54580-578x420.jpg 578w\" sizes=\"(max-width: 876px) 100vw, 876px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/thumbs_b2_7bb182572ddbad495f4f5c1b67583eca\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"916\" height=\"636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_7bb182572ddbad495f4f5c1b67583eca.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_7bb182572ddbad495f4f5c1b67583eca.jpg 916w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_7bb182572ddbad495f4f5c1b67583eca-300x208.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_7bb182572ddbad495f4f5c1b67583eca-768x533.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_7bb182572ddbad495f4f5c1b67583eca-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_7bb182572ddbad495f4f5c1b67583eca-218x150.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_7bb182572ddbad495f4f5c1b67583eca-696x483.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_7bb182572ddbad495f4f5c1b67583eca-605x420.jpg 605w\" sizes=\"(max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/thumbs_b2_80b2fa84fad7eac7a0079d16dd140139\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"937\" height=\"636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_80b2fa84fad7eac7a0079d16dd140139.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_80b2fa84fad7eac7a0079d16dd140139.jpg 937w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_80b2fa84fad7eac7a0079d16dd140139-300x204.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_80b2fa84fad7eac7a0079d16dd140139-768x521.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_80b2fa84fad7eac7a0079d16dd140139-696x472.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_80b2fa84fad7eac7a0079d16dd140139-619x420.jpg 619w\" sizes=\"(max-width: 937px) 100vw, 937px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/thumbs_b2_104ff38f27a97d4a6b7e5bfef60991e1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"976\" height=\"636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_104ff38f27a97d4a6b7e5bfef60991e1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_104ff38f27a97d4a6b7e5bfef60991e1.jpg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_104ff38f27a97d4a6b7e5bfef60991e1-300x195.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_104ff38f27a97d4a6b7e5bfef60991e1-768x500.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_104ff38f27a97d4a6b7e5bfef60991e1-696x454.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_104ff38f27a97d4a6b7e5bfef60991e1-645x420.jpg 645w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/thumbs_b2_85586e6f2bf88fd90eead27b4ab9757c\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"957\" height=\"636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_85586e6f2bf88fd90eead27b4ab9757c.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_85586e6f2bf88fd90eead27b4ab9757c.jpg 957w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_85586e6f2bf88fd90eead27b4ab9757c-300x199.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_85586e6f2bf88fd90eead27b4ab9757c-768x510.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_85586e6f2bf88fd90eead27b4ab9757c-696x463.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_85586e6f2bf88fd90eead27b4ab9757c-632x420.jpg 632w\" sizes=\"(max-width: 957px) 100vw, 957px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/thumbs_b2_01571019cb4773702435e15660cd40d7\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"953\" height=\"636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_01571019cb4773702435e15660cd40d7.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_01571019cb4773702435e15660cd40d7.jpg 953w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_01571019cb4773702435e15660cd40d7-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_01571019cb4773702435e15660cd40d7-768x513.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_01571019cb4773702435e15660cd40d7-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_01571019cb4773702435e15660cd40d7-629x420.jpg 629w\" sizes=\"(max-width: 953px) 100vw, 953px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/thumbs_b2_9031777b064aee195728fca9b95e4b1b\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"957\" height=\"636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_9031777b064aee195728fca9b95e4b1b.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_9031777b064aee195728fca9b95e4b1b.jpg 957w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_9031777b064aee195728fca9b95e4b1b-300x199.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_9031777b064aee195728fca9b95e4b1b-768x510.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_9031777b064aee195728fca9b95e4b1b-696x463.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_9031777b064aee195728fca9b95e4b1b-632x420.jpg 632w\" sizes=\"(max-width: 957px) 100vw, 957px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/thumbs_b2_443532325fdb198602c0429fbe5c30ed\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"968\" height=\"636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_443532325fdb198602c0429fbe5c30ed.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_443532325fdb198602c0429fbe5c30ed.jpg 968w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_443532325fdb198602c0429fbe5c30ed-300x197.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_443532325fdb198602c0429fbe5c30ed-768x505.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_443532325fdb198602c0429fbe5c30ed-696x457.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_443532325fdb198602c0429fbe5c30ed-741x486.jpg 741w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_443532325fdb198602c0429fbe5c30ed-639x420.jpg 639w\" sizes=\"(max-width: 968px) 100vw, 968px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/thumbs_b2_c1157cec763c0cb3fe97ac655f632f52\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"953\" height=\"636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_c1157cec763c0cb3fe97ac655f632f52.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_c1157cec763c0cb3fe97ac655f632f52.jpg 953w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_c1157cec763c0cb3fe97ac655f632f52-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_c1157cec763c0cb3fe97ac655f632f52-768x513.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_c1157cec763c0cb3fe97ac655f632f52-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_c1157cec763c0cb3fe97ac655f632f52-629x420.jpg 629w\" sizes=\"(max-width: 953px) 100vw, 953px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/thumbs_b2_db332e4b66d3b26a8410c72e8105628d\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"972\" height=\"636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_db332e4b66d3b26a8410c72e8105628d.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_db332e4b66d3b26a8410c72e8105628d.jpg 972w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_db332e4b66d3b26a8410c72e8105628d-300x196.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_db332e4b66d3b26a8410c72e8105628d-768x503.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_db332e4b66d3b26a8410c72e8105628d-696x455.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_db332e4b66d3b26a8410c72e8105628d-741x486.jpg 741w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_db332e4b66d3b26a8410c72e8105628d-642x420.jpg 642w\" sizes=\"(max-width: 972px) 100vw, 972px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/thumbs_b2_fc03342d70dd338dccc351cb2ceed94c\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"953\" height=\"636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_fc03342d70dd338dccc351cb2ceed94c.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_fc03342d70dd338dccc351cb2ceed94c.jpg 953w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_fc03342d70dd338dccc351cb2ceed94c-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_fc03342d70dd338dccc351cb2ceed94c-768x513.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_fc03342d70dd338dccc351cb2ceed94c-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/thumbs_b2_fc03342d70dd338dccc351cb2ceed94c-629x420.jpg 629w\" sizes=\"(max-width: 953px) 100vw, 953px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sawir muujinaya ilma yar oo da\u2019diisa lagu qiyaasay saddex jir oo ku dul fadhiya meydka awoowgii ayaa qabsaday baraha bulshada ee dalka Hindiya iyo guud ahaan meela badan oo caalamka. Ilmahan yar oo lagu magacaabo Aayad ayaa la sawiray isagoo ku dul ooynaya meydka awooga oo qoyskiisa ay sheegeen in ay dileen ciidamada Hindiya ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147974,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147972","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sawir Dhaqaajiyay Quluubta Malaayiinta Qof +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sawir Dhaqaajiyay Quluubta Malaayiinta Qof +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sawir muujinaya ilma yar oo da\u2019diisa lagu qiyaasay saddex jir oo ku dul fadhiya meydka awoowgii ayaa qabsaday baraha bulshada ee dalka Hindiya iyo guud ahaan meela badan oo caalamka. Ilmahan yar oo lagu magacaabo Aayad ayaa la sawiray isagoo ku dul ooynaya meydka awooga oo qoyskiisa ay sheegeen in ay dileen ciidamada Hindiya ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-03T10:35:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"977\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/\",\"name\":\"Sawir Dhaqaajiyay Quluubta Malaayiinta Qof +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-03T10:35:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg\",\"width\":1024,\"height\":977},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sawir Dhaqaajiyay Quluubta Malaayiinta Qof +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sawir Dhaqaajiyay Quluubta Malaayiinta Qof +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sawir Dhaqaajiyay Quluubta Malaayiinta Qof +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Sawir muujinaya ilma yar oo da\u2019diisa lagu qiyaasay saddex jir oo ku dul fadhiya meydka awoowgii ayaa qabsaday baraha bulshada ee dalka Hindiya iyo guud ahaan meela badan oo caalamka. Ilmahan yar oo lagu magacaabo Aayad ayaa la sawiray isagoo ku dul ooynaya meydka awooga oo qoyskiisa ay sheegeen in ay dileen ciidamada Hindiya ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-03T10:35:35+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":977,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/","name":"Sawir Dhaqaajiyay Quluubta Malaayiinta Qof +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg","datePublished":"2020-07-03T10:35:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Eb2UF2EWAAEeuLP.jpg","width":1024,"height":977},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dhaqaajiyay-quluubta-malaayiinta-qof-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sawir Dhaqaajiyay Quluubta Malaayiinta Qof +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147972"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147972"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147987,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147972\/revisions\/147987"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147974"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}