{"id":147990,"date":"2020-07-03T23:14:20","date_gmt":"2020-07-03T20:14:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147990"},"modified":"2020-07-03T23:14:20","modified_gmt":"2020-07-03T20:14:20","slug":"daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Mahdi Guuleed 10 nin sharci dejiye noqdaan"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa weerar culus ku qaaday madax maamul goboleedyada Soomaaliya, oo ay is-hayaan madaxda dowladda federraalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mahadi Maxamed Guuleed ayaa sheegay inaan la aqbali karin in xildhibaanada Soomaaliya shaqadooda ay la wareegaan 10 nin oo doonaya inay dalka ka noqdaan sharci-dejiyeyaal ah go\u2019aamiya aayaha dalka.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in marnaba aan la aqbali karin in baarlamanka kasta markii uu saddex sano shaqeeyo wixii ka dambeeya la yiraahdo albaabada haloo laabo, oo kadibna aayaha dalka ay la wareegn 10 nin, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201dHa aqbalina baarlamaanoow markii aad saddex sano jirtaan kala taga, ha aqbalina in 10 nin masiirka dadka matalaan, ha aqbalina in 10 nin sharci dejiye noqdaan iyo in 10 nin ay siyaasadda dalka hoggaamiyaan, balse ogaada in waxa ugu dambeeya ee loo laabanayo ay yihiin baarlamaanka,\u201d ayuu yiri Mahdi.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu baaqay baarlamanka inay go\u2019aan ka gaaraan doorashada dalka, iyo sidii loo qaban lahaa doorasho qof iyo cod ah, taasina ay dowladda ku taageereyso.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ayaa hadalkaan ka sheegay munaasabad loogu mahad celinayay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee meel mariyay Xeerka Gobolka Banaadir uu matalaada ku yeelanayo Aqalka Sare taas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Hadalkiisa ayaa imanaya ayada oo madax goboleedyada ay dalbadeen in dowladda kala tashato doorashada dalka, islamarkaana aysan aqbali doonin go\u2019aanada kasoo baxay baarlamanka ee la xiriira doorashada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Lf_n-yfk8UE\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa weerar culus ku qaaday madax maamul goboleedyada Soomaaliya, oo ay is-hayaan madaxda dowladda federraalka ah ee Soomaaliya. Mahadi Maxamed Guuleed ayaa sheegay inaan la aqbali karin in xildhibaanada Soomaaliya shaqadooda ay la wareegaan 10 nin oo doonaya inay dalka ka noqdaan sharci-dejiyeyaal ah go\u2019aamiya aayaha dalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147991,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Mahdi Guuleed 10 nin sharci dejiye noqdaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Mahdi Guuleed 10 nin sharci dejiye noqdaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa weerar culus ku qaaday madax maamul goboleedyada Soomaaliya, oo ay is-hayaan madaxda dowladda federraalka ah ee Soomaaliya. Mahadi Maxamed Guuleed ayaa sheegay inaan la aqbali karin in xildhibaanada Soomaaliya shaqadooda ay la wareegaan 10 nin oo doonaya inay dalka ka noqdaan sharci-dejiyeyaal ah go\u2019aamiya aayaha dalka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-03T20:14:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-4.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"688\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"493\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/\",\"name\":\"DAAWO:-Mahdi Guuleed 10 nin sharci dejiye noqdaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-4.png\",\"datePublished\":\"2020-07-03T20:14:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-4.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-4.png\",\"width\":688,\"height\":493},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Mahdi Guuleed 10 nin sharci dejiye noqdaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Mahdi Guuleed 10 nin sharci dejiye noqdaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Mahdi Guuleed 10 nin sharci dejiye noqdaan - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa weerar culus ku qaaday madax maamul goboleedyada Soomaaliya, oo ay is-hayaan madaxda dowladda federraalka ah ee Soomaaliya. Mahadi Maxamed Guuleed ayaa sheegay inaan la aqbali karin in xildhibaanada Soomaaliya shaqadooda ay la wareegaan 10 nin oo doonaya inay dalka ka noqdaan sharci-dejiyeyaal ah go\u2019aamiya aayaha dalka. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-03T20:14:20+00:00","og_image":[{"width":688,"height":493,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-4.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/","name":"DAAWO:-Mahdi Guuleed 10 nin sharci dejiye noqdaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-4.png","datePublished":"2020-07-03T20:14:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-4.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-4.png","width":688,"height":493},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-10-nin-sharci-dejiye-noqdaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Mahdi Guuleed 10 nin sharci dejiye noqdaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147990"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147990"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147992,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147990\/revisions\/147992"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147991"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}