{"id":147993,"date":"2020-07-03T23:18:17","date_gmt":"2020-07-03T20:18:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147993"},"modified":"2020-07-03T23:18:17","modified_gmt":"2020-07-03T20:18:17","slug":"daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/","title":{"rendered":"DAAWO \u201cQof lasoo istaagtay gobolka Banaadir xuquuq ma lahan ma jirto\u201c"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Golaha Shacabka ay ka go\u2019an tahay in uu hirgalo maqaam gaar ah, oo uu yeesho gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Hadalka Mursal ayaa yimid toddobaad kadib markii gobolka uu matalaad ka helau Aqalka Sare, ayna hadda socdaan dadaallo la doonayo in gobolka uu maqam gaar ah ku yeesho nidaamka federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in aysan jirin dad ka horyimid in Muqdisho ay hesho matalaad rasmi ah, hase yeeshee hadallada qaar si kala duwan loo fasiray, waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay in Gobolka Banaadir si sharci ah uu matalaad ku helo.<\/p>\n<p>\u201cQof walba oo muwaadin Soomaaliyeed ah xaq ayuu u leeyahay in uu ka hadlo arrinta bobolka Banaadir maadaama uu nasiib u helay inay noqoto caasimadda ummadda Soomaaliya, taasina waa waajib na wada saaran,\u201d ayuu yiri Mursal.<\/p>\n<p>\u201cQof lasoo istaagtay gobolka Banaadir xuquuq ma lahan ma jirto, kaliya waxaa la doonayaa in sharciga la waafajiyo, waxaan doonayaa in baarlamanka ay sidaas u fasiraan,\u201d ayuu yiri Mursal.<\/p>\n<p>Mursal ayaa sidoo kale sheegay in lasoo wadi doono islamarkaana aan ilaa laga helayo maqaam uu yeesho Gobolka Banaadir aan laga heri doonin, dadka diidanna la iska hor leexin doono.<\/p>\n<p>Waxa uu ku baaqay in siyaasiinta Soomaalida ay tahay inay dhanka wanaagsan wax ka eegaan, oo mar walba aysan dhinaca xun wax ka fiirin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uCeV5BYMGd0\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Golaha Shacabka ay ka go\u2019an tahay in uu hirgalo maqaam gaar ah, oo uu yeesho gobolka Banaadir. Hadalka Mursal ayaa yimid toddobaad kadib markii gobolka uu matalaad ka helau Aqalka Sare, ayna hadda socdaan dadaallo la doonayo in gobolka uu maqam gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147994,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO \u201cQof lasoo istaagtay gobolka Banaadir xuquuq ma lahan ma jirto\u201c - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO \u201cQof lasoo istaagtay gobolka Banaadir xuquuq ma lahan ma jirto\u201c - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Golaha Shacabka ay ka go\u2019an tahay in uu hirgalo maqaam gaar ah, oo uu yeesho gobolka Banaadir. Hadalka Mursal ayaa yimid toddobaad kadib markii gobolka uu matalaad ka helau Aqalka Sare, ayna hadda socdaan dadaallo la doonayo in gobolka uu maqam gaar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-03T20:18:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-5.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"681\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"501\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/\",\"name\":\"DAAWO \u201cQof lasoo istaagtay gobolka Banaadir xuquuq ma lahan ma jirto\u201c - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-5.png\",\"datePublished\":\"2020-07-03T20:18:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-5.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-5.png\",\"width\":681,\"height\":501},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO \u201cQof lasoo istaagtay gobolka Banaadir xuquuq ma lahan ma jirto\u201c\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO \u201cQof lasoo istaagtay gobolka Banaadir xuquuq ma lahan ma jirto\u201c - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO \u201cQof lasoo istaagtay gobolka Banaadir xuquuq ma lahan ma jirto\u201c - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Golaha Shacabka ay ka go\u2019an tahay in uu hirgalo maqaam gaar ah, oo uu yeesho gobolka Banaadir. Hadalka Mursal ayaa yimid toddobaad kadib markii gobolka uu matalaad ka helau Aqalka Sare, ayna hadda socdaan dadaallo la doonayo in gobolka uu maqam gaar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-03T20:18:17+00:00","og_image":[{"width":681,"height":501,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-5.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/","name":"DAAWO \u201cQof lasoo istaagtay gobolka Banaadir xuquuq ma lahan ma jirto\u201c - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-5.png","datePublished":"2020-07-03T20:18:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-5.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-5.png","width":681,"height":501},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-lasoo-istaagtay-gobolka-banaadir-xuquuq-ma-lahan-ma-jirto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO \u201cQof lasoo istaagtay gobolka Banaadir xuquuq ma lahan ma jirto\u201c"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147993"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147993"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147995,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147993\/revisions\/147995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147994"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}