{"id":148013,"date":"2020-07-04T12:45:25","date_gmt":"2020-07-04T09:45:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148013"},"modified":"2020-07-04T12:45:25","modified_gmt":"2020-07-04T09:45:25","slug":"qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/","title":{"rendered":"Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +Video"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saakay qarax xoogan oo ismiidaamin ah uu ka dhacay afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta laanta Canshuuraa ee loo yaqaan Turubataariyada.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo nuuciisa lagu sheegay Surf, gaarigan ayaana ku qarxay darbiga xarunta Laanta canshuuraha Booliiska ee kutaala banaanka dekadda .<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa ku dhintay ruuxii waday gaariga waxyaabaha qarxay laga soo buuxiyay, waxaa sidoo kale la sheegay in qaraxa ku dhaawacmeen shan askari oo katirsan booliiska.<\/p>\n<p>Goobjooge ku sugan goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa Warbaahinta u sheegay in gaariga qarxay xili uusan gaarin albaabka xarunta Turubataariyada, waxa uuna xusay in qaraxan uusan ka dhalan khasaaro badan.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay goobta uu qaraxu ka dhacay aya asheegay in qaraxa la fashiliyay , waxa uuna xusay in ciidamada booliiska kahortgaeen qaraxaasi uuna ku qarxay meel cidlo ah.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Afhayeenka in qaraxan uusan jirin wax khasaaro ah oo kasoo gaaray dad shacab ah, waxa uuna xusay in kaliya uu ku dhintay ninkii qaraxa ka dambeeyay sidoo kale ku dhaawacmeen afar askari.<\/p>\n<p>Qaraxan saakay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa imaanaya xili magaalada bilihii ugu dambeeyay ka nasatay qaraxyada ismiidaaminta ah, waxaana qaraxan saakay ahaa mid jugtiisa si weyn looga maqlay Muqdisho cabsi badana ku beeray shacabka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Bdaq4wTANEY\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148014\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"466\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-1-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-1-1-300x146.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-1-1-768x373.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-1-1-696x338.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-1-1-865x420.jpg 865w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148015\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-1-300x146.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-1-696x338.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148016\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-2.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-2.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-2-300x146.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-2-696x338.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148017\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-3.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-3.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-3-300x146.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-3-696x338.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saakay qarax xoogan oo ismiidaamin ah uu ka dhacay afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta laanta Canshuuraa ee loo yaqaan Turubataariyada. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo nuuciisa lagu sheegay Surf, gaarigan ayaana ku qarxay darbiga xarunta Laanta canshuuraha Booliiska ee kutaala banaanka dekadda . Inta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148016,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148013","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saakay qarax xoogan oo ismiidaamin ah uu ka dhacay afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta laanta Canshuuraa ee loo yaqaan Turubataariyada. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo nuuciisa lagu sheegay Surf, gaarigan ayaana ku qarxay darbiga xarunta Laanta canshuuraha Booliiska ee kutaala banaanka dekadda . Inta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-04T09:45:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"373\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/\",\"name\":\"Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-04T09:45:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-2.jpg\",\"width\":768,\"height\":373},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +Video - Wardoon","og_description":"Waxaa saakay qarax xoogan oo ismiidaamin ah uu ka dhacay afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta laanta Canshuuraa ee loo yaqaan Turubataariyada. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo nuuciisa lagu sheegay Surf, gaarigan ayaana ku qarxay darbiga xarunta Laanta canshuuraha Booliiska ee kutaala banaanka dekadda . Inta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-04T09:45:25+00:00","og_image":[{"width":768,"height":373,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/","name":"Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-2.jpg","datePublished":"2020-07-04T09:45:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qar-2.jpg","width":768,"height":373},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-muqdisho-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho +Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148013"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148013"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148018,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148013\/revisions\/148018"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148016"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}