{"id":148019,"date":"2020-07-04T12:52:32","date_gmt":"2020-07-04T09:52:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148019"},"modified":"2020-07-04T12:52:32","modified_gmt":"2020-07-04T09:52:32","slug":"lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/","title":{"rendered":"Lafta Gareen oo cayriyay qaar kamid ah wasiiradiisa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148022\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/lafta-gareen2-696x464-696x464-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/lafta-gareen2-696x464-696x464-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/lafta-gareen2-696x464-696x464-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/lafta-gareen2-696x464-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey labo ka mid ah golihiisa wasiirada, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Lafta Gareen ayaa shaqada ka ceyriyey wasiirka warfaafinta Koonfur Galbeed, Mudane Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ka mid ahaa wasiiradii la soo shaqeeyey Shariif Xasan.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu xil ka qaadis ku sameeyey wasiirka macdanta iyo batroolka Koonfur Galbeed, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Nuur.<\/p>\n<p>Digreetada ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Lafta Gareen ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in xil ka wasiirka warfaafinta iyo wacyi-gelinta bulshada loo magacaabay Ilyaas Saciid Cali, halka Suleyman Shuceyb Cali isna loo magacaabay wasiirka nacdanta iyo batroolka ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>U jeedada ayaa waxaa lagu sheegay inay ku timid xil ka qaadistan baahi weyn oo loo qabo in dardar-geliyo howlaha shaqo ee wasaaradahaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148020\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107046278_613308589305782_1391723976171645777_o-696x878-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"878\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107046278_613308589305782_1391723976171645777_o-696x878-1-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107046278_613308589305782_1391723976171645777_o-696x878-1-1-238x300.jpg 238w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107046278_613308589305782_1391723976171645777_o-696x878-1-1-333x420.jpg 333w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey labo ka mid ah golihiisa wasiirada, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Lafta Gareen ayaa shaqada ka ceyriyey wasiirka warfaafinta Koonfur Galbeed, Mudane Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ka mid ahaa wasiiradii la soo shaqeeyey Shariif Xasan. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148019","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Lafta Gareen oo cayriyay qaar kamid ah wasiiradiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Lafta Gareen oo cayriyay qaar kamid ah wasiiradiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey labo ka mid ah golihiisa wasiirada, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Lafta Gareen ayaa shaqada ka ceyriyey wasiirka warfaafinta Koonfur Galbeed, Mudane Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ka mid ahaa wasiiradii la soo shaqeeyey Shariif Xasan. Sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-04T09:52:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/lafta-gareen2-696x464-696x464-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/\",\"name\":\"Lafta Gareen oo cayriyay qaar kamid ah wasiiradiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/lafta-gareen2-696x464-696x464-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-04T09:52:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/lafta-gareen2-696x464-696x464-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/lafta-gareen2-696x464-696x464-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Lafta Gareen oo cayriyay qaar kamid ah wasiiradiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Lafta Gareen oo cayriyay qaar kamid ah wasiiradiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Lafta Gareen oo cayriyay qaar kamid ah wasiiradiisa - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey labo ka mid ah golihiisa wasiirada, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Lafta Gareen ayaa shaqada ka ceyriyey wasiirka warfaafinta Koonfur Galbeed, Mudane Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ka mid ahaa wasiiradii la soo shaqeeyey Shariif Xasan. Sidoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-04T09:52:32+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/lafta-gareen2-696x464-696x464-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/","name":"Lafta Gareen oo cayriyay qaar kamid ah wasiiradiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/lafta-gareen2-696x464-696x464-1.jpg","datePublished":"2020-07-04T09:52:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/lafta-gareen2-696x464-696x464-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/lafta-gareen2-696x464-696x464-1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-cayriyay-qaar-kamid-ah-wasiiradiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Lafta Gareen oo cayriyay qaar kamid ah wasiiradiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148019"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148019"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148024,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148019\/revisions\/148024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148022"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}