{"id":148025,"date":"2020-07-04T13:03:37","date_gmt":"2020-07-04T10:03:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148025"},"modified":"2020-07-04T13:03:37","modified_gmt":"2020-07-04T10:03:37","slug":"qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/","title":{"rendered":"Qaad Hargeysa usocday oo hawada laga celiyay"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa duulimaad diyaaradeed oo kasoo kicitimay dalka Kenya, wadayna Qaadka loo yaqaano Miirowga ka celisay hawada magaalada Hargeysa ee Somaliland, waxaana lagu amray in ay ku laabato dalkii ay kasoo duushay ee Kenya, sida ay tabinayaan warbaahinta gudaha ee Somaliland.<\/p>\n<p>Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa go`aamisay talaabadan, markii ay diyaaradan kasoo duushay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayna doonaysay in ay duulimaad sharci darro ah kutagto magaalada Hargeysa ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mid kamid ah ganacsatada diyaaradan u waday Qaadka ayaa sheegay in ay ka xun yihiin talaabada ay qaaday dawladda Faderaalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ay soo iibsadeen Qaadkan, ayna rajeynayeen in loo fasaxo, balse ay taasi diiday dawladda Faderaalka.<\/p>\n<p>Gorgortan ma jirin iyo wada hadal, maadaama diyaaraddu ay ku xadgudubtay hawada Soomaaliya oo xayiran, waxaana aan wali la fasixin duulimaadyada Qaadka iyo kuwa dibada ee Soomaaliya, ka dib markii loo xiray xanuunka CoroneVirus, waxaana kaliya Hargeysa ka dagto diyaaradda Itoobiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa duulimaad diyaaradeed oo kasoo kicitimay dalka Kenya, wadayna Qaadka loo yaqaano Miirowga ka celisay hawada magaalada Hargeysa ee Somaliland, waxaana lagu amray in ay ku laabato dalkii ay kasoo duushay ee Kenya, sida ay tabinayaan warbaahinta gudaha ee Somaliland. Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa go`aamisay talaabadan, markii ay diyaaradan kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148026,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148025","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaad Hargeysa usocday oo hawada laga celiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaad Hargeysa usocday oo hawada laga celiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa duulimaad diyaaradeed oo kasoo kicitimay dalka Kenya, wadayna Qaadka loo yaqaano Miirowga ka celisay hawada magaalada Hargeysa ee Somaliland, waxaana lagu amray in ay ku laabato dalkii ay kasoo duushay ee Kenya, sida ay tabinayaan warbaahinta gudaha ee Somaliland. Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa go`aamisay talaabadan, markii ay diyaaradan kasoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-04T10:03:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/khat-for-sale-at-market-148620131-99420f7a07134f788a8a4e45622addb3-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/\",\"name\":\"Qaad Hargeysa usocday oo hawada laga celiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/khat-for-sale-at-market-148620131-99420f7a07134f788a8a4e45622addb3-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-04T10:03:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/khat-for-sale-at-market-148620131-99420f7a07134f788a8a4e45622addb3-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/khat-for-sale-at-market-148620131-99420f7a07134f788a8a4e45622addb3-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":2560},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaad Hargeysa usocday oo hawada laga celiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaad Hargeysa usocday oo hawada laga celiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaad Hargeysa usocday oo hawada laga celiyay - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa duulimaad diyaaradeed oo kasoo kicitimay dalka Kenya, wadayna Qaadka loo yaqaano Miirowga ka celisay hawada magaalada Hargeysa ee Somaliland, waxaana lagu amray in ay ku laabato dalkii ay kasoo duushay ee Kenya, sida ay tabinayaan warbaahinta gudaha ee Somaliland. Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa go`aamisay talaabadan, markii ay diyaaradan kasoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-04T10:03:37+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":2560,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/khat-for-sale-at-market-148620131-99420f7a07134f788a8a4e45622addb3-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/","name":"Qaad Hargeysa usocday oo hawada laga celiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/khat-for-sale-at-market-148620131-99420f7a07134f788a8a4e45622addb3-scaled.jpg","datePublished":"2020-07-04T10:03:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/khat-for-sale-at-market-148620131-99420f7a07134f788a8a4e45622addb3-scaled.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/khat-for-sale-at-market-148620131-99420f7a07134f788a8a4e45622addb3-scaled.jpg","width":2560,"height":2560},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaad-hargeysa-usocday-oo-hawada-laga-celiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaad Hargeysa usocday oo hawada laga celiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148025"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148025"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148027,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148025\/revisions\/148027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148026"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}