{"id":148075,"date":"2020-07-05T10:46:36","date_gmt":"2020-07-05T07:46:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148075"},"modified":"2020-07-05T10:46:36","modified_gmt":"2020-07-05T07:46:36","slug":"shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/","title":{"rendered":"Shirkii dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo dib udhacay"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa markale uu dib u dhac ku yimid shirka amniga qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaas oo la filayey inuu si rasmi ah maanta oo Axad ah 5-ta July uu ka furmo gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa waxaa horey u iclaamiyey madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), balse waxaa diiday oo gabi ahaan qaadacay madaxweynahayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntand.<\/p>\n<p>Labadaan maamul ayaa tabasho ka muujiyey shirkaas iyo sida ay wax u wado dowladda, gaar ahaan hanaanka ay u wajaheyso doorashada 2020 illaa 2021-ka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Jubbaland iyo Puntland ayaa ku eedeeyey madaxweyme Farmaajo inuu fulin waayey qodobada shirkii dhanka Internet-ka ee ahaa in la joojiyo xeerarka doorashada ee uu ka doodayo baarlamaanka, inta la\u2019isaga imaanayo shirka amniga qaranka.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jiro hal madaxweyne maamul goboleed oo soo gaaray Muqdisho, xittaa Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed oo taageersan dowladda federaalka.<\/p>\n<p>Dhanka kale ma jiro weli war rasmi ah oo ka soo baxay Villa Soomaaliya oo ku aadan dib u dhaca shirkan oo uu qorshuhu ahaa inuu maanta ka furmo gudaha caasimadda.<\/p>\n<p>Waa markii 3-aad oo uu baaqanayo shir uu iclaamiyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo ku casuumay maamul goboleedyada, iyadoo labo jeer oo hore madaxweynuhu ku baaqay shir, balse ay qaadaceen maamul goboleedyada.<\/p>\n<p>Arrintaan iyo is jiid-jiidka u dhexeeya madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada qaar ayaa dib u sii dhigi kara dadaallada loogu jiro doorashada dalka ka dhaceyso dhamaadka sanadkan, taas oo aan weli la\u2019isku raacin sida loo wajahayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa markale uu dib u dhac ku yimid shirka amniga qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaas oo la filayey inuu si rasmi ah maanta oo Axad ah 5-ta July uu ka furmo gudaha magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa waxaa horey u iclaamiyey madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148076,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148075","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkii dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo dib udhacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkii dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo dib udhacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa markale uu dib u dhac ku yimid shirka amniga qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaas oo la filayey inuu si rasmi ah maanta oo Axad ah 5-ta July uu ka furmo gudaha magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa waxaa horey u iclaamiyey madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), balse [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-05T07:46:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/images.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/\",\"name\":\"Shirkii dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo dib udhacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/images.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-05T07:46:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/images.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/images.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkii dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo dib udhacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkii dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo dib udhacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkii dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo dib udhacay - Wardoon","og_description":"Waxaa markale uu dib u dhac ku yimid shirka amniga qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaas oo la filayey inuu si rasmi ah maanta oo Axad ah 5-ta July uu ka furmo gudaha magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa waxaa horey u iclaamiyey madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), balse [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-05T07:46:36+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/images.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/","name":"Shirkii dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo dib udhacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/images.jpg","datePublished":"2020-07-05T07:46:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/images.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/images.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-dowladda-dhexe-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-dib-udhacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkii dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo dib udhacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148075"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148075"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148077,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148075\/revisions\/148077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148076"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}