{"id":148168,"date":"2020-07-07T00:31:52","date_gmt":"2020-07-06T21:31:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148168"},"modified":"2020-07-07T00:31:52","modified_gmt":"2020-07-06T21:31:52","slug":"khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/","title":{"rendered":"Khayre  oo saaxiibkiis Mukhtar (Qooraansay) umagacaabay xil sare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148171\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148170\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download.jpg\" alt=\"\" width=\"298\" height=\"169\" \/><\/p>\n<p>\u201cMukhtar Xuseen Maxamed (Qooraansay) ayaa loo qaatay inuu noqdo Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka (Managing Director for the National ID Project), si uu usoo dhiso hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka (National ID Authority), isagoo kaashanaya Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo Guddiyadii dhisnaa\u201d . ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay xafiiska Ra\u2019iisal wasaaraha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148169\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-8.png\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"287\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-8.png 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-8-300x136.png 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/p>\n<p>Mukhtaar ayaa hore uga tegay Hay\u2019adda NISA oo uu ka ahaa Madaxa IT, markii ay isku dhaceen Taliyaha Hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA), isagoo heysta dhalashada dalka Norway sida ay sheegayaan warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay.<\/p>\n<p>Magacaabiddan ayaa imaneysa xilli uu sii kordhay isku dhaca ka dhexeeya labada xafiis ee MW Farmaajo iyo RW Xasan Cali Kheyre, waxaana mashruucan laga waday xafiiska Madaxweynaha iyadoo uu MW Farmaajo u magacaabay hoggaaminta mashruucan Nuur Diiriye Fuursada oo hadda ku magacaaban Agaasimaha xafiiska Madaxweynaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka. \u201cMukhtar Xuseen Maxamed (Qooraansay) ayaa loo qaatay inuu noqdo Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka (Managing Director for the National ID Project), si uu usoo dhiso hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka (National ID Authority), isagoo kaashanaya Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Wasaaradda Arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148171,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148168","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khayre oo saaxiibkiis Mukhtar (Qooraansay) umagacaabay xil sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khayre oo saaxiibkiis Mukhtar (Qooraansay) umagacaabay xil sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka. \u201cMukhtar Xuseen Maxamed (Qooraansay) ayaa loo qaatay inuu noqdo Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka (Managing Director for the National ID Project), si uu usoo dhiso hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka (National ID Authority), isagoo kaashanaya Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Wasaaradda Arrimaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-06T21:31:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/\",\"name\":\"Khayre oo saaxiibkiis Mukhtar (Qooraansay) umagacaabay xil sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-06T21:31:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khayre oo saaxiibkiis Mukhtar (Qooraansay) umagacaabay xil sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khayre oo saaxiibkiis Mukhtar (Qooraansay) umagacaabay xil sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khayre oo saaxiibkiis Mukhtar (Qooraansay) umagacaabay xil sare - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka. \u201cMukhtar Xuseen Maxamed (Qooraansay) ayaa loo qaatay inuu noqdo Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka (Managing Director for the National ID Project), si uu usoo dhiso hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka (National ID Authority), isagoo kaashanaya Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Wasaaradda Arrimaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-06T21:31:52+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/","name":"Khayre oo saaxiibkiis Mukhtar (Qooraansay) umagacaabay xil sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpg","datePublished":"2020-07-06T21:31:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-saaxiibkiis-mukhtar-qooraansay-umagacaabay-xil-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khayre oo saaxiibkiis Mukhtar (Qooraansay) umagacaabay xil sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148168"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148168"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148172,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148168\/revisions\/148172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148171"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}