{"id":148173,"date":"2020-07-07T11:33:54","date_gmt":"2020-07-07T08:33:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148173"},"modified":"2020-07-07T11:33:54","modified_gmt":"2020-07-07T08:33:54","slug":"siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/","title":{"rendered":"Siciid Deni oo weeraray gudoomiye Mursal+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Saciid C\/llaahi Deni ayaa weerar afka ah ku qaaday guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, wuxuuna wax lala yaabo ku tilmaamay in guddoomiye Mursal yiraahdo wax shaqo ah kuma laha golaha Aqalka sare kamana hadli karaan sharciga doorashada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la yaab leh in guddoonka baarlamaanka federaalka uu si cad u yiraahdo shaqada ku saabsan arrimaha doorashooyinka aqalka sare waxba kuma leh, anaga ixsaan u sameyn jirnay u yeeri jirnay, waa hadal duuban oo jiro, waxaan ka xumahay guddoomiye Mursal oo saaxiibkey ah, fahamka noocaasi ah in maskaxdiisa ku jirto iyo in dad kale leeyahay garan maayo,\u201d ayuu yiri madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in baarlamaanka Somalia inuu yahay labo aqal oo is kor joogteynaayo, kuwaasoo xeerarka marka la ansixiyo aqalka hoose uu u gudbiyo aqalka sare, isagoo carabka ku dhuftay in dhaqankaasi inay ka arkeen madaxweyne Maxamed Farmaajo.<\/p>\n<p>Saciid Deni ayaa soo hadal qaaday tallaabadii uu guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ugu soo dhex muuqan waayay munaasabadihii lagu xusayay maalmaha xorriyada, isagoo sheegay in lagu casuumi waayay Cabdi Xaashi, tallaabadaasi oo uu sheegay inay abuureyso arrin aan wanaagsan oo bulshada Soomaaliyeed ku abuuri karto kalsooni daro.<\/p>\n<p>Wuxuu ugu baaqay in tallaabooyinka la qaadayo ay mas\u2019uuliyiinta ka fiirsadaan hadii khalad uu ka dhex dhacana ay ka towbad keenaan oo kasoo laabtaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/OzK6692I3Is\" width=\"960\" height=\"735\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Saciid C\/llaahi Deni ayaa weerar afka ah ku qaaday guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, wuxuuna wax lala yaabo ku tilmaamay in guddoomiye Mursal yiraahdo wax shaqo ah kuma laha golaha Aqalka sare kamana hadli karaan sharciga doorashada. \u201cWaxaa la yaab leh in guddoonka baarlamaanka federaalka uu si cad u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148174,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148173","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Siciid Deni oo weeraray gudoomiye Mursal+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Siciid Deni oo weeraray gudoomiye Mursal+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Saciid C\/llaahi Deni ayaa weerar afka ah ku qaaday guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, wuxuuna wax lala yaabo ku tilmaamay in guddoomiye Mursal yiraahdo wax shaqo ah kuma laha golaha Aqalka sare kamana hadli karaan sharciga doorashada. \u201cWaxaa la yaab leh in guddoonka baarlamaanka federaalka uu si cad u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-07T08:33:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-9.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"577\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"545\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/\",\"name\":\"Siciid Deni oo weeraray gudoomiye Mursal+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-9.png\",\"datePublished\":\"2020-07-07T08:33:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-9.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-9.png\",\"width\":577,\"height\":545},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Siciid Deni oo weeraray gudoomiye Mursal+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Siciid Deni oo weeraray gudoomiye Mursal+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Siciid Deni oo weeraray gudoomiye Mursal+VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Saciid C\/llaahi Deni ayaa weerar afka ah ku qaaday guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, wuxuuna wax lala yaabo ku tilmaamay in guddoomiye Mursal yiraahdo wax shaqo ah kuma laha golaha Aqalka sare kamana hadli karaan sharciga doorashada. \u201cWaxaa la yaab leh in guddoonka baarlamaanka federaalka uu si cad u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-07T08:33:54+00:00","og_image":[{"width":577,"height":545,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-9.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/","name":"Siciid Deni oo weeraray gudoomiye Mursal+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-9.png","datePublished":"2020-07-07T08:33:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-9.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-9.png","width":577,"height":545},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-weeraray-gudoomiye-mursalvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Siciid Deni oo weeraray gudoomiye Mursal+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148173"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148173"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148175,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148173\/revisions\/148175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148174"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}