{"id":148177,"date":"2020-07-07T18:53:55","date_gmt":"2020-07-07T15:53:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148177"},"modified":"2020-07-07T18:53:55","modified_gmt":"2020-07-07T15:53:55","slug":"aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/","title":{"rendered":"Aqalka Sare oo diiday matalaada Gobolka Banaadir(Akhriso)"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148182\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/AS.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/AS.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/AS-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/AS-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Waxaa kasii dara dagaal siyaasadeedka u dhaxeeya Aqalka Sare iyo Guddoonka Sare ee Golaha Shacabka kadib markii lasoo saaray warqad difaaceysa kaalinta mugga leh oo ay Aqalka Sare ku leeyahiin ansixinta sharciyada.<\/p>\n<p>Aqalka Sare waxey sharci darro u arkeen warqaddii uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u diray Wasaaradda Dastuurka eek u saabsanaa qaraarka Matalaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Warqadaas ka timid Guddoonka Sare ee golaha Shacabka waxey Aqalka Sare ku tilmaameen mid xad gudub ku ah habraaca xeer dejinta dalka eek u qeexan Cutubka 6-aad madaxa afaraad ee Dastuurka KMG.<\/p>\n<p>Waxaa intaas dheer in Aqalka Sare ay waxba kama jiraan kasoo qaadeen afarta xeer ee qabyo tirka u ahaa sharciga doorashooyinka qaranka heer Federaal haddiiba aan la waafajinin habraaca xeer dejinta dalka.<\/p>\n<p>Sidaas darteed waxey ugu baaqeen Guddiga doorashooyinka inta laga saxaayo aysan xeerkaas u isticmaali Karin doorashada Qaranka.<\/p>\n<p>Warqadda ay soo saareen Aqalka Sare waxaa ku xusan soo jeedin ku socota Guddoonka Golaha Shacabka kaas oo ku saabsan in sharciyada matalaadda Gobolka Banaadir ay u baahan tahay in loo dhameystiro habraaca dastuuriga ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina Aqalka Sare waxey soo jeediyeen in la akhriyo qodobka 9-aad ee Dastuurka KMG iyo 12-aad (6) ee sharciga doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal.<\/p>\n<p><strong>HALKAAN KA AKHRISO WARQADDA KA TIMID AQALKA SARE:<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148178\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"664\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-2.jpg 664w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-2-208x300.jpg 208w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-2-291x420.jpg 291w\" sizes=\"(max-width: 664px) 100vw, 664px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148179\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"658\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-2-1.jpg 658w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-2-1-206x300.jpg 206w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-2-1-288x420.jpg 288w\" sizes=\"(max-width: 658px) 100vw, 658px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148180\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-2.jpg\" alt=\"\" width=\"685\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-2.jpg 685w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-2-214x300.jpg 214w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-2-300x420.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 685px) 100vw, 685px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa kasii dara dagaal siyaasadeedka u dhaxeeya Aqalka Sare iyo Guddoonka Sare ee Golaha Shacabka kadib markii lasoo saaray warqad difaaceysa kaalinta mugga leh oo ay Aqalka Sare ku leeyahiin ansixinta sharciyada. Aqalka Sare waxey sharci darro u arkeen warqaddii uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u diray Wasaaradda Dastuurka eek u saabsanaa qaraarka Matalaadda Gobolka Banaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148181,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148177","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aqalka Sare oo diiday matalaada Gobolka Banaadir(Akhriso) - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aqalka Sare oo diiday matalaada Gobolka Banaadir(Akhriso) - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa kasii dara dagaal siyaasadeedka u dhaxeeya Aqalka Sare iyo Guddoonka Sare ee Golaha Shacabka kadib markii lasoo saaray warqad difaaceysa kaalinta mugga leh oo ay Aqalka Sare ku leeyahiin ansixinta sharciyada. Aqalka Sare waxey sharci darro u arkeen warqaddii uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u diray Wasaaradda Dastuurka eek u saabsanaa qaraarka Matalaadda Gobolka Banaadir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-07T15:53:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Aqalka-sare-630x420-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"630\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/\",\"name\":\"Aqalka Sare oo diiday matalaada Gobolka Banaadir(Akhriso) - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Aqalka-sare-630x420-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-07T15:53:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Aqalka-sare-630x420-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Aqalka-sare-630x420-1.jpg\",\"width\":630,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aqalka Sare oo diiday matalaada Gobolka Banaadir(Akhriso)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aqalka Sare oo diiday matalaada Gobolka Banaadir(Akhriso) - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aqalka Sare oo diiday matalaada Gobolka Banaadir(Akhriso) - Wardoon","og_description":"Waxaa kasii dara dagaal siyaasadeedka u dhaxeeya Aqalka Sare iyo Guddoonka Sare ee Golaha Shacabka kadib markii lasoo saaray warqad difaaceysa kaalinta mugga leh oo ay Aqalka Sare ku leeyahiin ansixinta sharciyada. Aqalka Sare waxey sharci darro u arkeen warqaddii uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u diray Wasaaradda Dastuurka eek u saabsanaa qaraarka Matalaadda Gobolka Banaadir [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-07T15:53:55+00:00","og_image":[{"width":630,"height":420,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Aqalka-sare-630x420-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/","name":"Aqalka Sare oo diiday matalaada Gobolka Banaadir(Akhriso) - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Aqalka-sare-630x420-1.jpg","datePublished":"2020-07-07T15:53:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Aqalka-sare-630x420-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Aqalka-sare-630x420-1.jpg","width":630,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqalka-sare-oo-diiday-matalaada-gobolka-banaadirakhriso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aqalka Sare oo diiday matalaada Gobolka Banaadir(Akhriso)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148177"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148177"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148183,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148177\/revisions\/148183"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148181"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}