{"id":148195,"date":"2020-07-08T12:04:42","date_gmt":"2020-07-08T09:04:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148195"},"modified":"2020-07-08T12:10:42","modified_gmt":"2020-07-08T09:10:42","slug":"galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/","title":{"rendered":"DAAWO Galmudug oo diiday in ciidamada Haramacad laga saaro Dhuusomareeb"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa beeniyay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad laga saaray magaalada Dhuusomareeb oo maalinta berito uu ka furmayo shir u dhexeeya madaxda dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah warbaahinta ayaa qortay in Puntland iyo Jubbaland ay dalbadeen in ciidamadaas laga saaro Dhuusomareeb, iyagoo u arka inay yihiin ciidamo halis ku ah ammaankooda loona adeegsan karo inay fuliyaan dano u gaar ah madaxda dowladda federalka.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in aysan jirin sabab ciidamada Haramcad looga saaro magaalada Dhuusomareeb. Wuxuu sidoo kale beeniyay in Puntland iyo Jubbaland walaac ka muujiyeen ciidamaddaan.<\/p>\n<p>\u201cWaa dacaayad qaawan oo lagu doonayo in lagu qalqal galiyo shirka iyo qorshaha meesha ka socda,\u201d ayuu yidhi wasiir Falagle.<\/p>\n<p>Wasiir Falagle waxa uu sheegay inay rajo wanaagsan ka qabaan shirka inay kasoo bixidoonaan go\u2019aano siyaasadeed oo iskusoo dhoweeya dowladda federalka iyo dowladdaha xubnaha ka ah.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada ayaa maanta illaa iyo berito ku wajahan magaalada Dhuusomareeb oo ammaankeeda aad loo adkeeyay. Madaxweynayaasha ayaa laftooda wata ciidamo si gaar ah amnigooda u suga.<\/p>\n<p>Markii ugu dambeysay oo ay madaxweynayaasha dowlad goboleedyadu ku shiraan Dhuusomareeb waxay ahayd September 2018, iyagoo xilligaas ka shiray khilaafkii ka jiray Galmudug dhexdeeda iyagoo dowladda federalka ku eedeeyay inay masuul ka ahayd in Galmudug noqoto labo garab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F941363506309801%2F&#038;show_text=0&#038;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" style=\"border:none;overflow:hidden\" scrolling=\"no\" frameborder=\"0\" allowTransparency=\"true\" allowFullScreen=\"true\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa beeniyay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad laga saaray magaalada Dhuusomareeb oo maalinta berito uu ka furmayo shir u dhexeeya madaxda dowlad goboleedyada. Qaar kamid ah warbaahinta ayaa qortay in Puntland iyo Jubbaland ay dalbadeen in ciidamadaas laga saaro Dhuusomareeb, iyagoo u arka inay yihiin ciidamo halis ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148196,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148195","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Galmudug oo diiday in ciidamada Haramacad laga saaro Dhuusomareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Galmudug oo diiday in ciidamada Haramacad laga saaro Dhuusomareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa beeniyay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad laga saaray magaalada Dhuusomareeb oo maalinta berito uu ka furmayo shir u dhexeeya madaxda dowlad goboleedyada. Qaar kamid ah warbaahinta ayaa qortay in Puntland iyo Jubbaland ay dalbadeen in ciidamadaas laga saaro Dhuusomareeb, iyagoo u arka inay yihiin ciidamo halis ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-08T09:04:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-08T09:10:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/202078637297806348034172.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"403\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/\",\"name\":\"DAAWO Galmudug oo diiday in ciidamada Haramacad laga saaro Dhuusomareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/202078637297806348034172.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-08T09:04:42+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-08T09:10:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/202078637297806348034172.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/202078637297806348034172.jpg\",\"width\":660,\"height\":403},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Galmudug oo diiday in ciidamada Haramacad laga saaro Dhuusomareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Galmudug oo diiday in ciidamada Haramacad laga saaro Dhuusomareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Galmudug oo diiday in ciidamada Haramacad laga saaro Dhuusomareeb - Wardoon","og_description":"Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa beeniyay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad laga saaray magaalada Dhuusomareeb oo maalinta berito uu ka furmayo shir u dhexeeya madaxda dowlad goboleedyada. Qaar kamid ah warbaahinta ayaa qortay in Puntland iyo Jubbaland ay dalbadeen in ciidamadaas laga saaro Dhuusomareeb, iyagoo u arka inay yihiin ciidamo halis ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-08T09:04:42+00:00","article_modified_time":"2020-07-08T09:10:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":403,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/202078637297806348034172.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/","name":"DAAWO Galmudug oo diiday in ciidamada Haramacad laga saaro Dhuusomareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/202078637297806348034172.jpg","datePublished":"2020-07-08T09:04:42+00:00","dateModified":"2020-07-08T09:10:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/202078637297806348034172.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/202078637297806348034172.jpg","width":660,"height":403},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-in-ciidamada-haramacad-laga-saaro-dhuusomareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Galmudug oo diiday in ciidamada Haramacad laga saaro Dhuusomareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148195"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148195"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148195\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148199,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148195\/revisions\/148199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148196"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148195"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148195"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148195"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}