{"id":148202,"date":"2020-07-08T17:44:04","date_gmt":"2020-07-08T14:44:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148202"},"modified":"2020-07-08T17:44:04","modified_gmt":"2020-07-08T14:44:04","slug":"ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/","title":{"rendered":"Ciidamada Haramcad oo laga saaray Dhuusamareeb +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa maanta laga soo daad gureeyay ciidamada booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ee mudooyinkii dambe ku sugnaa caasimada Galmudug.<\/p>\n<p>Ciidamada Haramcad ayaana diyaarado saakay looga soo qaaday Dhuusomareeb, iyadoona loo soo qaaday Muqdisho kadib markii madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland shuruud uga dhigeen imaanshahooda Dhuusomareeb in ciidankaasi magaalada laga saaro.<\/p>\n<p>Dhanka kale magaalada Dhuusomareeb waxaa gaaray ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab kuwaa oo ka tagay magaalada Gaalkacyo, waxaa sidoo kale magaalada ku wajahan ciidamo kale oo ka socda Puntland.<\/p>\n<p>Magaalada Dhuusomareeb ayaa beri la filayaa in uu ka furmo shir gaar ah ay isugu imaanayaan madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira kuwaa oo ka arinsanaya arimaha doorashooyinka iyo arimo kale oo xasaasi ah.<\/p>\n<p>Ciidamada Danab ee magaalada Dhuusomareeb laga soo daadgureeyay ayaa magaaladaasi la geeyay sanad kahor xiligaas oo dowlada la wareegtay amaanka magaaladaasi ay ka dhacayeen doorashooyin iyo shir dib loogu dhisayay Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148203\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/haram-2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/haram-2.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/haram-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/haram-2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/haram-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148204\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148205\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa maanta laga soo daad gureeyay ciidamada booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ee mudooyinkii dambe ku sugnaa caasimada Galmudug. Ciidamada Haramcad ayaana diyaarado saakay looga soo qaaday Dhuusomareeb, iyadoona loo soo qaaday Muqdisho kadib markii madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland shuruud uga dhigeen imaanshahooda Dhuusomareeb in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148205,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada Haramcad oo laga saaray Dhuusamareeb +Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Haramcad oo laga saaray Dhuusamareeb +Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa maanta laga soo daad gureeyay ciidamada booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ee mudooyinkii dambe ku sugnaa caasimada Galmudug. Ciidamada Haramcad ayaana diyaarado saakay looga soo qaaday Dhuusomareeb, iyadoona loo soo qaaday Muqdisho kadib markii madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland shuruud uga dhigeen imaanshahooda Dhuusomareeb in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-08T14:44:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/\",\"name\":\"Ciidamada Haramcad oo laga saaray Dhuusamareeb +Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-08T14:44:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Haramcad oo laga saaray Dhuusamareeb +Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Haramcad oo laga saaray Dhuusamareeb +Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Haramcad oo laga saaray Dhuusamareeb +Sawirro - Wardoon","og_description":"Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa maanta laga soo daad gureeyay ciidamada booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ee mudooyinkii dambe ku sugnaa caasimada Galmudug. Ciidamada Haramcad ayaana diyaarado saakay looga soo qaaday Dhuusomareeb, iyadoona loo soo qaaday Muqdisho kadib markii madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland shuruud uga dhigeen imaanshahooda Dhuusomareeb in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-08T14:44:04+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/","name":"Ciidamada Haramcad oo laga saaray Dhuusamareeb +Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1.jpg","datePublished":"2020-07-08T14:44:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Haramcad1.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-haramcad-oo-laga-saaray-dhuusamareeb-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Haramcad oo laga saaray Dhuusamareeb +Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148202"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148202"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148206,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148202\/revisions\/148206"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148205"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}