{"id":148277,"date":"2020-07-09T11:55:57","date_gmt":"2020-07-09T08:55:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148277"},"modified":"2020-07-09T11:55:57","modified_gmt":"2020-07-09T08:55:57","slug":"aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/","title":{"rendered":"Aamina Mohamed  oo u tartamaysa hay\u2019adda ganacsiga adduunka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148278\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1.jpg\" alt=\"\" width=\"730\" height=\"425\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1.jpg 730w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1-300x175.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1-696x405.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1-721x420.jpg 721w\" sizes=\"(max-width: 730px) 100vw, 730px\" \/>Dowladda Kenya ayaa mar kale tartan adag u galaysa xil muhiim ah, iyadoo kursigaasi ay u sharaxday haweeneyda Soomaaliyeed ee Aamina Mohamed oo sanadkii 2013-kii ay kula tartantal Roberto Azev\u00eadh oo hadda xilkiisa dhamaad yahay.<\/p>\n<p>Kursigaan oo ah madaxa hay\u2019adda ganacsiga adduunka (World Trade Organization WTO), waxaana la filayaa in doorashada xilkaasi muhiimka ah la qabto dhawaan maadaama bisha Agoosto uu xilka ka degayo Roberto Azev\u00eado.<\/p>\n<p>Xilkaan ayaa waxaa ku tartamaya lix wadan oo kala ah Egypt, Kenya, Mexico, Moldova, Nigeria and South Korea.<\/p>\n<p>WTO oo xarunteeda tahay Geneva waxaa ku mideysan 164 dal oo Mareykanka iyo Shiinaha ay ku jiraan, labadaasi dal oo hadda khilaafkooda uu saameeyay ururka, sababtayna in lasoo dedejiyo codeynta qofkii badali lahaa madaxa xiligaan Roberto Azev\u00eadh.<\/p>\n<p>Lixda musharax ayaa kala ah Wasiirka Ganacsiga Kuuriyada Koofureed Yoo Myung-hee, Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Kenya Aamina Maxamed, ku-xigeenkii madaxii hore ee WTO ee dalka Mexico Jesus Seade Kuri, wasiirkii hore ee arrimaha dibada iyo maalgashiga Nigeria Ngozi Okonjo-Iweala, Diblumaasi hore reer Masar Xamiid Mamdouh; iyo wasiirkii hore ee arrimaha dibedda ee Moldovan Tudor Ulianovschi.<\/p>\n<p>Weligeed ma dhicin hoggaamiye WTO oo ka socda qaaradda Afrika inuu qabto xilkaasi, qaaradduna waxay xiligaan jeceshahay in fursad la siiyo.<\/p>\n<p>Si kastaba ha noqotee, waddamada Afrika ayaa ilaa hadda ku guul darreystay inay isku raacaan hal musharrax oo ka yimaada midowga Africa, taas badalkeedna waxaa isbarbar yaacaya seddax musharax oo ka kala socda Masar, Kenya iyo Nayjeeriya.<\/p>\n<p>Aamina Maxamed, 58 jir ah, hadda ah wasiirka ciyaaraha Kenya, horayna usoo noqotay wasiirka arrimaha dibada ayaa intaan xilkaasi Kenya u magacaabin waxay horay u soo aheyd guddoomiyaha golaha guud ee WTO waxayna markii ugu horreysay u tartantay jagadaas 2013. waxaase kaga guuleystay guddoomiyaha xilka ka degaya ee reer Brazil.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.theeastafrican.co.ke\/tea\/news\/east-africa\/kenya-nominates-amina-mohamed-for-wto-top-job-1447314\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa mar kale tartan adag u galaysa xil muhiim ah, iyadoo kursigaasi ay u sharaxday haweeneyda Soomaaliyeed ee Aamina Mohamed oo sanadkii 2013-kii ay kula tartantal Roberto Azev\u00eadh oo hadda xilkiisa dhamaad yahay. Kursigaan oo ah madaxa hay\u2019adda ganacsiga adduunka (World Trade Organization WTO), waxaana la filayaa in doorashada xilkaasi muhiimka ah la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148277","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aamina Mohamed oo u tartamaysa hay\u2019adda ganacsiga adduunka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aamina Mohamed oo u tartamaysa hay\u2019adda ganacsiga adduunka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Kenya ayaa mar kale tartan adag u galaysa xil muhiim ah, iyadoo kursigaasi ay u sharaxday haweeneyda Soomaaliyeed ee Aamina Mohamed oo sanadkii 2013-kii ay kula tartantal Roberto Azev\u00eadh oo hadda xilkiisa dhamaad yahay. Kursigaan oo ah madaxa hay\u2019adda ganacsiga adduunka (World Trade Organization WTO), waxaana la filayaa in doorashada xilkaasi muhiimka ah la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-09T08:55:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"730\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"425\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/\",\"name\":\"Aamina Mohamed oo u tartamaysa hay\u2019adda ganacsiga adduunka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-09T08:55:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1.jpg\",\"width\":730,\"height\":425},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aamina Mohamed oo u tartamaysa hay\u2019adda ganacsiga adduunka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aamina Mohamed oo u tartamaysa hay\u2019adda ganacsiga adduunka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aamina Mohamed oo u tartamaysa hay\u2019adda ganacsiga adduunka - Wardoon","og_description":"Dowladda Kenya ayaa mar kale tartan adag u galaysa xil muhiim ah, iyadoo kursigaasi ay u sharaxday haweeneyda Soomaaliyeed ee Aamina Mohamed oo sanadkii 2013-kii ay kula tartantal Roberto Azev\u00eadh oo hadda xilkiisa dhamaad yahay. Kursigaan oo ah madaxa hay\u2019adda ganacsiga adduunka (World Trade Organization WTO), waxaana la filayaa in doorashada xilkaasi muhiimka ah la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-09T08:55:57+00:00","og_image":[{"width":730,"height":425,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/","name":"Aamina Mohamed oo u tartamaysa hay\u2019adda ganacsiga adduunka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1.jpg","datePublished":"2020-07-09T08:55:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Amina-Mohamed-1.jpg","width":730,"height":425},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aamina-mohamed-oo-u-tartamaysa-hayadda-ganacsiga-adduunka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aamina Mohamed oo u tartamaysa hay\u2019adda ganacsiga adduunka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148277"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148277"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148279,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148277\/revisions\/148279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148278"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}