{"id":148391,"date":"2020-07-14T11:35:42","date_gmt":"2020-07-14T08:35:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148391"},"modified":"2020-07-14T11:35:42","modified_gmt":"2020-07-14T08:35:42","slug":"daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Daawo Madaxwayne Qoor-Qoor oo kahadlay wejiga 2aad ee shirka ka dhacaya Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo xalay ka hadlayey xaflad lagu soo xirayey wejiga koobaad ee shirka Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyey wejiga labaad ee shirkaasi oo lagu wado inuu maalmaha soo socdo ka bilowdo isla gudaha magaaladaasi.<\/p>\n<p>Qoor-Qoor ayaa marka hore khudbaddiisa ku sheegay in shirkii madax goboleedyada uu ku soo dhammaaday jawi wanaagsan, kaas oo qabsoomay 11-ka iyo 12-kii bishan July.<\/p>\n<p>Sidoo kale madaxweynaha Galmudug ayaa tilmaamay in wejiga labaad ee shirka ay ka soo qeyb-geli doonaan madaxda dowladda federaalka, gaar ahaan madaxweynaha iyo ra\u2019iisul wasaaraha, iyaga oo ka wada-hadli doono xaaladda dalka iyo doorashooyinka.<\/p>\n<p>\u201cTowfiiq iyo talo ayuu kusoo dhamaaday wajiga koowaad ee shirka, sida la tilmaamay xalka iyo sida wax waliba loo wajihi karo, waxa aan u gudbeynaa qaybta labaad oo aan rajeyneyno in ay kusoo biiraan Madaxda DFS, waxa aan isla garanay in uu maro wadada shirka dhamaaday oo kale\u201d ayuu yiri Madaxweyne Qoor-Qoor.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Qoor-Qoor ayaa boggaadin u jeediyey shacabka Galmudug isaga oo uga mahadceliyey, sida ay uga shaqeynayeen nabadda deegaanka iyo tan guud intaba.<\/p>\n<p>\u201cReer Galmudug Warankoodii yaanbeey ka tunteen, waxaan nabad aheyn oo ay ka shaqeynayaan ma jirto hadii dhaxdooda tahay hadii Soomaali dhaxdeeda tahay.\u201d ayuu markale yiri Qoor-Qoor.<\/p>\n<p>Munaasabadda xiritaanka shirka Dhuusamareeb waxaa goob-joog ahaa Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, Koofur Galbeed iyo Hir-Shabelle.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FGalmudugSHouse%2Fvideos%2F658676338068874%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148392\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107797726_3113433688693638_652937177934144404_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107797726_3113433688693638_652937177934144404_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107797726_3113433688693638_652937177934144404_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107797726_3113433688693638_652937177934144404_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107797726_3113433688693638_652937177934144404_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107797726_3113433688693638_652937177934144404_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148393\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108064206_3113434018693605_7493513238791311568_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108064206_3113434018693605_7493513238791311568_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108064206_3113434018693605_7493513238791311568_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108064206_3113434018693605_7493513238791311568_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108064206_3113434018693605_7493513238791311568_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108064206_3113434018693605_7493513238791311568_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148394\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108105107_3113433808693626_8688464883416598227_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108105107_3113433808693626_8688464883416598227_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108105107_3113433808693626_8688464883416598227_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108105107_3113433808693626_8688464883416598227_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108105107_3113433808693626_8688464883416598227_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108105107_3113433808693626_8688464883416598227_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148395\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108156900_3113433618693645_840392554751211736_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108156900_3113433618693645_840392554751211736_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108156900_3113433618693645_840392554751211736_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108156900_3113433618693645_840392554751211736_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108156900_3113433618693645_840392554751211736_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/108156900_3113433618693645_840392554751211736_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148396\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109496667_3113433085360365_1112941983118963079_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109496667_3113433085360365_1112941983118963079_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109496667_3113433085360365_1112941983118963079_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109496667_3113433085360365_1112941983118963079_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109496667_3113433085360365_1112941983118963079_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109496667_3113433085360365_1112941983118963079_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148397\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Qoor-Qoor-696x411-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"411\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Qoor-Qoor-696x411-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Qoor-Qoor-696x411-1-300x177.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo xalay ka hadlayey xaflad lagu soo xirayey wejiga koobaad ee shirka Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyey wejiga labaad ee shirkaasi oo lagu wado inuu maalmaha soo socdo ka bilowdo isla gudaha magaaladaasi. Qoor-Qoor ayaa marka hore khudbaddiisa ku sheegay in shirkii madax goboleedyada uu ku soo dhammaaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148398,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148391","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Madaxwayne Qoor-Qoor oo kahadlay wejiga 2aad ee shirka ka dhacaya Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Madaxwayne Qoor-Qoor oo kahadlay wejiga 2aad ee shirka ka dhacaya Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo xalay ka hadlayey xaflad lagu soo xirayey wejiga koobaad ee shirka Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyey wejiga labaad ee shirkaasi oo lagu wado inuu maalmaha soo socdo ka bilowdo isla gudaha magaaladaasi. Qoor-Qoor ayaa marka hore khudbaddiisa ku sheegay in shirkii madax goboleedyada uu ku soo dhammaaday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-14T08:35:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-10.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"884\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"539\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Daawo Madaxwayne Qoor-Qoor oo kahadlay wejiga 2aad ee shirka ka dhacaya Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-10.png\",\"datePublished\":\"2020-07-14T08:35:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-10.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-10.png\",\"width\":884,\"height\":539},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Madaxwayne Qoor-Qoor oo kahadlay wejiga 2aad ee shirka ka dhacaya Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Madaxwayne Qoor-Qoor oo kahadlay wejiga 2aad ee shirka ka dhacaya Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Madaxwayne Qoor-Qoor oo kahadlay wejiga 2aad ee shirka ka dhacaya Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo xalay ka hadlayey xaflad lagu soo xirayey wejiga koobaad ee shirka Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyey wejiga labaad ee shirkaasi oo lagu wado inuu maalmaha soo socdo ka bilowdo isla gudaha magaaladaasi. Qoor-Qoor ayaa marka hore khudbaddiisa ku sheegay in shirkii madax goboleedyada uu ku soo dhammaaday [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-14T08:35:42+00:00","og_image":[{"width":884,"height":539,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-10.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/","name":"Daawo Madaxwayne Qoor-Qoor oo kahadlay wejiga 2aad ee shirka ka dhacaya Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-10.png","datePublished":"2020-07-14T08:35:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-10.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-10.png","width":884,"height":539},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-qoor-qoor-oo-kahadlay-wejiga-2aad-ee-shirka-ka-dhacaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Madaxwayne Qoor-Qoor oo kahadlay wejiga 2aad ee shirka ka dhacaya Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148391"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148391"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148399,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148391\/revisions\/148399"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148398"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}