{"id":148417,"date":"2020-07-14T14:49:03","date_gmt":"2020-07-14T11:49:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148417"},"modified":"2020-07-14T14:49:03","modified_gmt":"2020-07-14T11:49:03","slug":"maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Gobolka banaadir oo waxba kama jiraan kutilmaantay eeda loo haystay Wariye Gurbiye +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda gobolka Banaadir oo markii labaad maanta la horgeeyey Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa markale dib u dhigtay dhageysiga kiiska dacwadda loo heysto wariyahaasi oo ka tirsan shaqaalaha Goobjoog.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa sheegtay inay guda geli karto kiiskan, iyada oo dalbatay in la waafajiyo qodobka 71-aad ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir ayaa su\u2019aal yaab leh ka keenay kiiska Wariye Gurbiye, isaga oo fadhigii maanta ka shaaciyey inaysan weli cadeyn cida soo eedeysay Wariyaha oo horey loogu xiray xabsiga dhexe ee Xamar.<\/p>\n<p>Sidoo kale garsooraha oo ku celiyey xeer ilaalinta dacwaddaasi ayaa ka dalbaday inay sida ugu dhaqsiyaha badan soo cadeeyaan cidda uu u dacweysan yahay Gurbiye.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka ay qaadatay maxkamadda ee ay dib ugu celisay xeer ilaalinta kiiskaasi ayaa waxaa durbo soo dhoweeyey qaar ka mid ah ururada saxaafadda ee ka jira Muqdisho.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019ahaatee Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ah tafaftiraha Goobjoog FM ayaa horey waxaa loo sheegay inay soo eedeysay Villa Soomaaliya, kadib markii uu warbixin xasaasi ah oo ku aadan sida loo xakameeyey Covid-19 uu ka qoray dowladda Somalia.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7infpc2FG60\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZuCN02uLHAg\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda gobolka Banaadir oo markii labaad maanta la horgeeyey Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa markale dib u dhigtay dhageysiga kiiska dacwadda loo heysto wariyahaasi oo ka tirsan shaqaalaha Goobjoog. Maxkamadda ayaa sheegtay inay guda geli karto kiiskan, iyada oo dalbatay in la waafajiyo qodobka 71-aad ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed. Sidoo kale garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148418,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148417","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxkamadda Gobolka banaadir oo waxba kama jiraan kutilmaantay eeda loo haystay Wariye Gurbiye +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxkamadda Gobolka banaadir oo waxba kama jiraan kutilmaantay eeda loo haystay Wariye Gurbiye +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda gobolka Banaadir oo markii labaad maanta la horgeeyey Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa markale dib u dhigtay dhageysiga kiiska dacwadda loo heysto wariyahaasi oo ka tirsan shaqaalaha Goobjoog. Maxkamadda ayaa sheegtay inay guda geli karto kiiskan, iyada oo dalbatay in la waafajiyo qodobka 71-aad ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed. Sidoo kale garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-14T11:49:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Gurbiye.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1344\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1213\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/\",\"name\":\"Maxkamadda Gobolka banaadir oo waxba kama jiraan kutilmaantay eeda loo haystay Wariye Gurbiye +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Gurbiye.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-14T11:49:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Gurbiye.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Gurbiye.jpg\",\"width\":1344,\"height\":1213},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxkamadda Gobolka banaadir oo waxba kama jiraan kutilmaantay eeda loo haystay Wariye Gurbiye +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxkamadda Gobolka banaadir oo waxba kama jiraan kutilmaantay eeda loo haystay Wariye Gurbiye +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxkamadda Gobolka banaadir oo waxba kama jiraan kutilmaantay eeda loo haystay Wariye Gurbiye +VIDEO - Wardoon","og_description":"Maxkamadda gobolka Banaadir oo markii labaad maanta la horgeeyey Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa markale dib u dhigtay dhageysiga kiiska dacwadda loo heysto wariyahaasi oo ka tirsan shaqaalaha Goobjoog. Maxkamadda ayaa sheegtay inay guda geli karto kiiskan, iyada oo dalbatay in la waafajiyo qodobka 71-aad ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed. Sidoo kale garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-14T11:49:03+00:00","og_image":[{"width":1344,"height":1213,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Gurbiye.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/","name":"Maxkamadda Gobolka banaadir oo waxba kama jiraan kutilmaantay eeda loo haystay Wariye Gurbiye +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Gurbiye.jpg","datePublished":"2020-07-14T11:49:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Gurbiye.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Gurbiye.jpg","width":1344,"height":1213},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaantay-eeda-loo-haystay-wariye-gurbiye-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxkamadda Gobolka banaadir oo waxba kama jiraan kutilmaantay eeda loo haystay Wariye Gurbiye +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148417"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148419,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148417\/revisions\/148419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148418"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}