{"id":148529,"date":"2020-07-16T12:24:55","date_gmt":"2020-07-16T09:24:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148529"},"modified":"2020-07-16T12:24:55","modified_gmt":"2020-07-16T09:24:55","slug":"garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"Garoonka diyaaradaha ee  Beledweyne oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148530\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Ugaas-Khaliif.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Ugaas-Khaliif.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Ugaas-Khaliif-300x202.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Ugaas-Khaliif-625x420.jpg 625w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si KMG ah oo loo xiray garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne, kadib markii ay booqdeen guddiga xaqiiqo raadinta ee loo diray inay soo qiimeeyaan shilkii diyaaradeed ee maalintii Taaladada ka dhacay gudaha garoonkaasi.<\/p>\n<p>Axmed Macalin Xasan agaasimaha duulista rayidka Soomaaliya oo ka mid xubnaha booqday garoonka Ugaas Khaliif ayaa sheegay inuu sii xirnaan doono garoonka, inta uu ka socda baaritaanka lagu hayo waxa sababay diyaaraddii ku burburtay halkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ay ku guulaysteen in ay diyaaradda ka soo bixiyaan labada santuuq ee kaydisa xogta, halkaasna laga ogaa doono waxa sababay shilka diyaaradeed ee ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu intaasi ku daray in garoonka muddada uu xiran yahay ay ka nadiifin doonaan burburka diyaaraddii ku dhacday gudaha garoonkaasi.<\/p>\n<p>Agaasimaha duulista rayidka Soomaaliya oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay inay wax ka bedali doonaan howlaha garoonkaasi, islamarkaana ay geynayaan shaqaale iyo galab.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019ahaatee hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyada oo la shaaciyey in shilkii diyaaradeed ee dhowaan ka dhacay garoonka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan uu sababay Dameer soo galay dhabaha loogu-talagay inay diyaaradaha ku ordaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si KMG ah oo loo xiray garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne, kadib markii ay booqdeen guddiga xaqiiqo raadinta ee loo diray inay soo qiimeeyaan shilkii diyaaradeed ee maalintii Taaladada ka dhacay gudaha garoonkaasi. Axmed Macalin Xasan agaasimaha duulista rayidka Soomaaliya oo ka mid xubnaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148530,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148529","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Garoonka diyaaradaha ee Beledweyne oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Garoonka diyaaradaha ee Beledweyne oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si KMG ah oo loo xiray garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne, kadib markii ay booqdeen guddiga xaqiiqo raadinta ee loo diray inay soo qiimeeyaan shilkii diyaaradeed ee maalintii Taaladada ka dhacay gudaha garoonkaasi. Axmed Macalin Xasan agaasimaha duulista rayidka Soomaaliya oo ka mid xubnaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-16T09:24:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Ugaas-Khaliif.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/\",\"name\":\"Garoonka diyaaradaha ee Beledweyne oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Ugaas-Khaliif.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-16T09:24:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Ugaas-Khaliif.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Ugaas-Khaliif.jpg\",\"width\":640,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Garoonka diyaaradaha ee Beledweyne oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Garoonka diyaaradaha ee Beledweyne oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Garoonka diyaaradaha ee Beledweyne oo laxiray - Wardoon","og_description":"Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si KMG ah oo loo xiray garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne, kadib markii ay booqdeen guddiga xaqiiqo raadinta ee loo diray inay soo qiimeeyaan shilkii diyaaradeed ee maalintii Taaladada ka dhacay gudaha garoonkaasi. Axmed Macalin Xasan agaasimaha duulista rayidka Soomaaliya oo ka mid xubnaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-16T09:24:55+00:00","og_image":[{"width":640,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Ugaas-Khaliif.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/","name":"Garoonka diyaaradaha ee Beledweyne oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Ugaas-Khaliif.jpg","datePublished":"2020-07-16T09:24:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Ugaas-Khaliif.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Ugaas-Khaliif.jpg","width":640,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garoonka-diyaaradaha-ee-beledweyne-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Garoonka diyaaradaha ee Beledweyne oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148529"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148529"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148531,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148529\/revisions\/148531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148530"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}