{"id":148585,"date":"2020-07-17T16:15:52","date_gmt":"2020-07-17T13:15:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148585"},"modified":"2020-07-18T11:38:35","modified_gmt":"2020-07-18T08:38:35","slug":"daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"DAAWO Nin Dil-wadareed ka geystay Muqdisho oo Gaalkacyo lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148598\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020718637306310698998400.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"378\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020718637306310698998400.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020718637306310698998400-300x172.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Ciidamada booliska dagmada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa maanta Ku guuleystay inay gacanta Ku soo dhigaan eedeeysane Aweys Cismaan Cabdi oo dilwadareed u geystay 5 Ruux todobaadkii la soo dhaafay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka KM13.<\/p>\n<p>Taliyaha qeybta booliiska gobalka mudug Gaashanle dhaxe Qaasim Shirdoon Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa ka bixiyay soo qabashada eedeeysanaha isagoo xusay in dabagal dheer oo ay ku ogaadeen in xalay abaare 10-kii fiidnimo ama 4 Saac uu soo galay Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in aroornimadii saakay ay gacanta Ku soo dhigeen Isagoo dhanka Kalana Sheegay in Sharciga la horgeyn doono Sida ugu deg dega leh.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye oo goobta ka hadlay ayaa bogaadiyay howlaha shaqo ee Ciidanka booliiska gobalka Mudug ay u hayaan bulshada isagoo ugu baaqay Shacabku inay la Shaqeeyaan laamaha amniga si loo helo amni laysku haleyn karo.<\/p>\n<p>Sagaalkii bishaan ayaa deegaanka KM 13 ayaa waxaa uu dil wadareed ugu geystay qof ka kooban shan ruux oo ay ka mid ahaayeen haweeneey oo ay hore u kala tageen nin qabay iyo aabaheed iyo sidoo kale dad kale oo ka tirsan qoyska.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/xrUX_8XtKcs\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8agkEvJKVYc\" width=\"708\" height=\"399\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada booliska dagmada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa maanta Ku guuleystay inay gacanta Ku soo dhigaan eedeeysane Aweys Cismaan Cabdi oo dilwadareed u geystay 5 Ruux todobaadkii la soo dhaafay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka KM13. Taliyaha qeybta booliiska gobalka mudug Gaashanle dhaxe Qaasim Shirdoon Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa ka bixiyay soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148592,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148585","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Nin Dil-wadareed ka geystay Muqdisho oo Gaalkacyo lagu qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Nin Dil-wadareed ka geystay Muqdisho oo Gaalkacyo lagu qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada booliska dagmada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa maanta Ku guuleystay inay gacanta Ku soo dhigaan eedeeysane Aweys Cismaan Cabdi oo dilwadareed u geystay 5 Ruux todobaadkii la soo dhaafay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka KM13. Taliyaha qeybta booliiska gobalka mudug Gaashanle dhaxe Qaasim Shirdoon Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa ka bixiyay soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-17T13:15:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-18T08:38:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-16.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"628\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/\",\"name\":\"DAAWO Nin Dil-wadareed ka geystay Muqdisho oo Gaalkacyo lagu qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-16.png\",\"datePublished\":\"2020-07-17T13:15:52+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-18T08:38:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-16.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-16.png\",\"width\":628,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Nin Dil-wadareed ka geystay Muqdisho oo Gaalkacyo lagu qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Nin Dil-wadareed ka geystay Muqdisho oo Gaalkacyo lagu qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Nin Dil-wadareed ka geystay Muqdisho oo Gaalkacyo lagu qabtay - Wardoon","og_description":"Ciidamada booliska dagmada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa maanta Ku guuleystay inay gacanta Ku soo dhigaan eedeeysane Aweys Cismaan Cabdi oo dilwadareed u geystay 5 Ruux todobaadkii la soo dhaafay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka KM13. Taliyaha qeybta booliiska gobalka mudug Gaashanle dhaxe Qaasim Shirdoon Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa ka bixiyay soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-17T13:15:52+00:00","article_modified_time":"2020-07-18T08:38:35+00:00","og_image":[{"width":628,"height":375,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-16.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/","name":"DAAWO Nin Dil-wadareed ka geystay Muqdisho oo Gaalkacyo lagu qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-16.png","datePublished":"2020-07-17T13:15:52+00:00","dateModified":"2020-07-18T08:38:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-16.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-16.png","width":628,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-dil-wadareed-ka-geystay-muqdisho-oo-gaalkacyo-lagu-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Nin Dil-wadareed ka geystay Muqdisho oo Gaalkacyo lagu qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148585"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148585"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148585\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148599,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148585\/revisions\/148599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148592"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}