{"id":148654,"date":"2020-07-19T12:34:36","date_gmt":"2020-07-19T09:34:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148654"},"modified":"2020-07-19T12:34:36","modified_gmt":"2020-07-19T09:34:36","slug":"is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/","title":{"rendered":"is kooxeesi ka bilowday Dhuusomareeb"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148655\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo-300x200.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo-696x464.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo-630x420.png 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi ka dhaceen kulamo hoose ay lahaayeen Madaxda dowlada federaalka iyo madaxda maamulada qaar.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shalay galinkii dambe gaaray magaalada Dhuusimareeb ayaa xalay kulamo la qaatay qaar kamid ah masuuliyiinta dowlada ee magaaladaasi ku sugnaa iyo madaxda maamulada qaar.<\/p>\n<p>Kulamada ayaa intooda badan looga hadlayay shirka la filayo in uu ka dhaco magaalada Dhuusomareeb ay isugu imaanayaan Madaxda dowlada fedeeaalka iyo kuwa maamul goboleedyada iyo doorka Madaxtooyada ku yeelaneyso shirkaasi.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sidoo kulamo kawada magaalada Dhuusomareeb, waxa uuna inta badan kulamo la qaatay Madaxda maamul goboleedyada ee jooga Dhuusomareeb.<\/p>\n<p>Madaxda maamulada qaar ee jooga magaalada Dhuusomareeb ayaa sidoo kale iyana yeelanayay kulamo ay kaga arinsanayeen sidii ay mowqif mid ah isugu raaci lahaayeen iyo sida ay shirka u wajihi karaan.<\/p>\n<p>Magaalada Dhuusomareeb ayaa la filayaa in uu ka furmo shirka madaxda dowlada Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana shirkan oo ah mid xasaasi ah diirada lagu saari doonaa muranka doorashada Soomaaliya iyo nuuca ay noqoheyso.<\/p>\n<p>Madaxda ku sugan magaalada Dhuusomareeb ayaa sidoo kale sameesaneysa isbaheysiyo ay isku aragti yihiin, waxaana isha lagu wada hayaa waxa kasoo bixi kara shirka la filayo in uu ka dhaco magaalada Dhuusomareeb.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi ka dhaceen kulamo hoose ay lahaayeen Madaxda dowlada federaalka iyo madaxda maamulada qaar. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shalay galinkii dambe gaaray magaalada Dhuusimareeb ayaa xalay kulamo la qaatay qaar kamid ah masuuliyiinta dowlada ee magaaladaasi ku sugnaa iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148654","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>is kooxeesi ka bilowday Dhuusomareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"is kooxeesi ka bilowday Dhuusomareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi ka dhaceen kulamo hoose ay lahaayeen Madaxda dowlada federaalka iyo madaxda maamulada qaar. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shalay galinkii dambe gaaray magaalada Dhuusimareeb ayaa xalay kulamo la qaatay qaar kamid ah masuuliyiinta dowlada ee magaaladaasi ku sugnaa iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-19T09:34:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/\",\"name\":\"is kooxeesi ka bilowday Dhuusomareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png\",\"datePublished\":\"2020-07-19T09:34:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"is kooxeesi ka bilowday Dhuusomareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"is kooxeesi ka bilowday Dhuusomareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"is kooxeesi ka bilowday Dhuusomareeb - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi ka dhaceen kulamo hoose ay lahaayeen Madaxda dowlada federaalka iyo madaxda maamulada qaar. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shalay galinkii dambe gaaray magaalada Dhuusimareeb ayaa xalay kulamo la qaatay qaar kamid ah masuuliyiinta dowlada ee magaaladaasi ku sugnaa iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-19T09:34:36+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/","name":"is kooxeesi ka bilowday Dhuusomareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png","datePublished":"2020-07-19T09:34:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/is-kooxeesi-ka-bilowday-dhuusomareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"is kooxeesi ka bilowday Dhuusomareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148654"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148654"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148656,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148654\/revisions\/148656"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148655"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}