{"id":148657,"date":"2020-07-19T12:42:04","date_gmt":"2020-07-19T09:42:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148657"},"modified":"2020-07-19T12:42:04","modified_gmt":"2020-07-19T09:42:04","slug":"daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/","title":{"rendered":"Daawo Deni oo sheegay sababta uu u diidan yahay  qof iyo cod"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148658\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17.png\" alt=\"\" width=\"794\" height=\"653\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17.png 794w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17-300x247.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17-768x632.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17-696x572.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17-511x420.png 511w\" sizes=\"(max-width: 794px) 100vw, 794px\" \/>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa faah faahiyey sababta ay ka maamul ahaan u diidan yihiin qorshaha dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan doorashada 2020\/2021.<\/p>\n<p>Siciid Deni ayaa shaaciyey in Puntland aysan diidaneyn in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, si looga gudbo nidaamka 4.5 oo muddo wax lagu qeybsanayey.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaase tilmaamay inay diidan yihiin oo kaliya in la isku dhex qaldo qoorasho qof iyo cod ah iyo nidaamka 4.5 ee loo baahan yahay in laga gudbo.<\/p>\n<p>\u201cPuntland mararka qaarkood waxaa la leeyahay \u2018Puntland qof iyo cod ma rabto\u2019; Puntland hadeysan rabin maanta shaqadan ma qabateen laakiin waxay diidan tahay nidaamkii laga gudbay ee qabaliga ahaa iyo doorasho qof iyo cod isku dhex-qaldeenaa, taas ma ogolin,\u201d ayuu ku nuux-nuux saday, isagoo si cad u sheegay in Puntland ay \u201cka guurtay\u201d 4.5 aysana aqbaleynna in dib loogu laabto.\u201d ayuu yiri Siciid Cabdullahi Deni.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in duruufaha ka jira dalka aysan waqtigaan saamixi karin in Soomaaliya ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, sida uu hadalka u dhigay.<br \/>\nSi kastaba ha\u2019ahaatee hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo maanta la filayo inuu Dhuusamareeb ka furmo shirka madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka, kaas oo diirada lagu saarayo arrimaha doorashada ee 2020\/21.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kxNQ6kme1HU\" width=\"1280\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa faah faahiyey sababta ay ka maamul ahaan u diidan yihiin qorshaha dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan doorashada 2020\/2021. Siciid Deni ayaa shaaciyey in Puntland aysan diidaneyn in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, si looga gudbo nidaamka 4.5 oo muddo wax lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Deni oo sheegay sababta uu u diidan yahay qof iyo cod - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Deni oo sheegay sababta uu u diidan yahay qof iyo cod - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa faah faahiyey sababta ay ka maamul ahaan u diidan yihiin qorshaha dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan doorashada 2020\/2021. Siciid Deni ayaa shaaciyey in Puntland aysan diidaneyn in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, si looga gudbo nidaamka 4.5 oo muddo wax lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-19T09:42:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"794\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"653\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/\",\"name\":\"Daawo Deni oo sheegay sababta uu u diidan yahay qof iyo cod - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17.png\",\"datePublished\":\"2020-07-19T09:42:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17.png\",\"width\":794,\"height\":653},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Deni oo sheegay sababta uu u diidan yahay qof iyo cod\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Deni oo sheegay sababta uu u diidan yahay qof iyo cod - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Deni oo sheegay sababta uu u diidan yahay qof iyo cod - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa faah faahiyey sababta ay ka maamul ahaan u diidan yihiin qorshaha dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan doorashada 2020\/2021. Siciid Deni ayaa shaaciyey in Puntland aysan diidaneyn in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, si looga gudbo nidaamka 4.5 oo muddo wax lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-19T09:42:04+00:00","og_image":[{"width":794,"height":653,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/","name":"Daawo Deni oo sheegay sababta uu u diidan yahay qof iyo cod - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17.png","datePublished":"2020-07-19T09:42:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-17.png","width":794,"height":653},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-sababta-uu-u-diidan-yahay-qof-iyo-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Deni oo sheegay sababta uu u diidan yahay qof iyo cod"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148657"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148659,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148657\/revisions\/148659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148658"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}