{"id":148721,"date":"2020-07-21T12:21:25","date_gmt":"2020-07-21T09:21:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148721"},"modified":"2020-07-21T12:21:25","modified_gmt":"2020-07-21T09:21:25","slug":"shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/","title":{"rendered":"Shirka Dhusamareeb oo dib u dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in dib u dhac ku yimid shirka madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada oo la filayey inuu maanta ka furmo gudaha magaaladaasi.<\/p>\n<p>waxaa weli socda kulamo gaar-gaar ah oo u dhexeeya labada dhinac, si xal looga gaaro is-faham-waa weli u dhexeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa xalay Dhuusamareeb ka qabsoomay shirar u dhexeeyey madaxweynaha, ra\u2019iisul wasaaraha iyo shanta madaxweyne goboleed, kuwaas oo lagu ballamay inay sii socdaan,inta la isaga soo dhowaanayo, iyadoo shirka weyn uusan maanta furmi doonin.<\/p>\n<p>Qodobka aad la\u2019isugu hayo ayaa ah nooca doorasho ee la qabanayo, iyada oo ay dowladdu dooneyso, gaar ahaan madaxweynaha in la\u2019aado doorasho qof iyo cod ah, halka madaxweynayaasha maamullada ay ku doodayaan in la qabto doorasho dad badan.<br \/>\nArrintaan ayaa cakirineysa xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyada oo maalmo badan ay is-horfadhiyaan hoggaamiyeyaasha maamul goboleeyada iyo kuwa dowladda dhexe, balse ma jirto illaa iyo hadda wax natiijo ah oo la gaaray, taas oo saluug xoogan laga muujinayo.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019ahaatee ma cadda xilliga rasmiga ah ee uu furmayo shirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, kaas oo looga hadlayo doorashada 2020\/2021.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in dib u dhac ku yimid shirka madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada oo la filayey inuu maanta ka furmo gudaha magaaladaasi. waxaa weli socda kulamo gaar-gaar ah oo u dhexeeya labada dhinac, si xal looga gaaro is-faham-waa weli u dhexeeya dowladda dhexe iyo dowlad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148721","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirka Dhusamareeb oo dib u dhacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirka Dhusamareeb oo dib u dhacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in dib u dhac ku yimid shirka madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada oo la filayey inuu maanta ka furmo gudaha magaaladaasi. waxaa weli socda kulamo gaar-gaar ah oo u dhexeeya labada dhinac, si xal looga gaaro is-faham-waa weli u dhexeeya dowladda dhexe iyo dowlad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-21T09:21:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/\",\"name\":\"Shirka Dhusamareeb oo dib u dhacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png\",\"datePublished\":\"2020-07-21T09:21:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirka Dhusamareeb oo dib u dhacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirka Dhusamareeb oo dib u dhacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirka Dhusamareeb oo dib u dhacay - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in dib u dhac ku yimid shirka madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada oo la filayey inuu maanta ka furmo gudaha magaaladaasi. waxaa weli socda kulamo gaar-gaar ah oo u dhexeeya labada dhinac, si xal looga gaaro is-faham-waa weli u dhexeeya dowladda dhexe iyo dowlad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-21T09:21:25+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/","name":"Shirka Dhusamareeb oo dib u dhacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png","datePublished":"2020-07-21T09:21:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulamo.png","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhusamareeb-oo-dib-u-dhacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirka Dhusamareeb oo dib u dhacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148721"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148722,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148721\/revisions\/148722"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148655"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}