{"id":148723,"date":"2020-07-21T12:27:13","date_gmt":"2020-07-21T09:27:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148723"},"modified":"2020-07-21T12:27:13","modified_gmt":"2020-07-21T09:27:13","slug":"gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii degmada Wadajir oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Filish ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii degmada Wadajir Mudane C\/raxmaan Maxamed Cali.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho ayaa u magacaabay Gudoomiyaha cusub ee degmada Wadajir Bashiir Maxamed Cali oo la dhashay Gudomiyaha xilka laga qaaday, waxaana magacabaistan ay dhalisay hadal heyn badan.<\/p>\n<p>Dadka qaar ayaana sheegay in isbadal uusan ka dhicin degmada Wadajir balse la isku bedelay labo nin oo walaalo ahaa, waxaana la sheegay in isbadalkan ku yimid wadahadalo ay yeesheen Duqa muqdisho iyo Gudoomiyihii hore ee Wadajir.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha degmada Wadajir ee hada xilka laga qaaday ayaa sanado badan gudoomiye ka ahaa degmadaasi, waxaana la filayaa in dhawaan xilka si rasm ah ugu wareejiyo walaalkiis oo lagu bedelay.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho Cumar filish ayaa horey xilka uga qaaday qaar kamid ah Gudoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir, waxa uuna intooda badan ku bedelay gudoomiyaal aan qaraabo la aheyn kuwii uu horey xilka uga qaaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Filish ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii degmada Wadajir Mudane C\/raxmaan Maxamed Cali. Duqa Muqdisho ayaa u magacaabay Gudoomiyaha cusub ee degmada Wadajir Bashiir Maxamed Cali oo la dhashay Gudomiyaha xilka laga qaaday, waxaana magacabaistan ay dhalisay hadal heyn badan. Dadka qaar ayaana sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148724,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148723","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiyihii degmada Wadajir oo xilka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiyihii degmada Wadajir oo xilka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto kasoo baxday gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Filish ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii degmada Wadajir Mudane C\/raxmaan Maxamed Cali. Duqa Muqdisho ayaa u magacaabay Gudoomiyaha cusub ee degmada Wadajir Bashiir Maxamed Cali oo la dhashay Gudomiyaha xilka laga qaaday, waxaana magacabaistan ay dhalisay hadal heyn badan. Dadka qaar ayaana sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-21T09:27:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/bashiirka.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"958\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Gudoomiyihii degmada Wadajir oo xilka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/bashiirka.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-21T09:27:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/bashiirka.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/bashiirka.jpg\",\"width\":720,\"height\":958},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiyihii degmada Wadajir oo xilka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiyihii degmada Wadajir oo xilka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiyihii degmada Wadajir oo xilka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Wareegto kasoo baxday gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Filish ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii degmada Wadajir Mudane C\/raxmaan Maxamed Cali. Duqa Muqdisho ayaa u magacaabay Gudoomiyaha cusub ee degmada Wadajir Bashiir Maxamed Cali oo la dhashay Gudomiyaha xilka laga qaaday, waxaana magacabaistan ay dhalisay hadal heyn badan. Dadka qaar ayaana sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-21T09:27:13+00:00","og_image":[{"width":720,"height":958,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/bashiirka.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"Gudoomiyihii degmada Wadajir oo xilka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/bashiirka.jpg","datePublished":"2020-07-21T09:27:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/bashiirka.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/bashiirka.jpg","width":720,"height":958},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-degmada-wadajir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiyihii degmada Wadajir oo xilka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148723"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148723"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148725,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148723\/revisions\/148725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148724"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}