{"id":148782,"date":"2020-07-23T00:41:40","date_gmt":"2020-07-22T21:41:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148782"},"modified":"2020-07-23T00:41:52","modified_gmt":"2020-07-22T21:41:52","slug":"daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/","title":{"rendered":"DAAWO Farmaajo: \u201cWaxaan dib ugu laabanayaa baarlamanka\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148790\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/>\u201cMarkii la i doortay waxaa naloo xilsaaray in aan dalka gaarsiino doorasho toos ah , afar bilood markaan joognay waxaan sameynay guddi, kaas oo ay ku midoobeen dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, mudo hal sano ah ayuu guddigaasi shaqeynayey, afar ajende ayaana u dirnay, kuwaas oo kala ah, doorasho qof iyo cod ah iyo qaabkii loo geli lahaa, kheyraad qeybsiga, dhameystirka dastuurka iyo arrimaha garsoorka\u201d ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<br \/>\nMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo caawa khudbad ka jeediyey magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay arrimaha doorashada dalka, waxuuna sheegay in kursiga uu ku yimid doorasho dadban oo lagu qanacsanaa, balse haatan loo baahanyahay inay doorashadu ku dhacdo si ka duwan sidii hore, iyadoo la raacayo dastuurka.<\/p>\n<p>Madaxdweynaha ayaa sheegay in waqti hore ay bilaabeen diyaarinta doorashada, isla markaana sharcigii doorashada ee uu soo diyaariyey guddigaas ka kala socday dowoladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ay anxisiyeen golaha wasiirrada, sidaas loogu gudbiyey baarlamaanka federaalka.<\/p>\n<p>\u201cSharcigii anagu aan soo diyaarinay ayey mudo heysteen, waxayna soo saareen mid ka duwan, oo aan shaqo ku laheyn kii aan soo diyaarinay, anigu hal qof oo aan wacay ma jiro oo aan ku iri \u2018warkii anagu aan keenay ayaa roonaaye maad kaas qaadataan\u2019 iyagoo wax nagala cararaaya ayey lasoo baxeen kan hadda yaalla, waxaa la lahaa madaxweynuhu waa diidi doonaa, maadaama kii hore uu ahaa sharci uu isagu soo diyaarsaday, laakiin umadda Soomaaliyeed waxaan u cadeeyey sharcigu kii aan soo diyaarinay in uusan aheyn, balse aan saxiixay\u201d ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in baarlamaanku uu keenay sharci aysan hubin inay ku soo noqon doonaan, balse ay faa\u2019iidadiisu tahay in shacabku fursad heli doono, sida uu sheegay.<\/p>\n<p>\u201cBaarlamaankii oo leh sharci ayaan diyaarinay, guddigii doorashooyinka oo leh waan qaban karnaa doorashada iyo dowlad goboleedyada oo leh xaaladdii lagu qaban lahaa doorasho noocaas ah ma joognaa? Doodu halkaas ayey hada noo taagan-tahay, waxaana isku afgaranay in aan wadno doodaas\u201d ayuu yiri madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay inay wajiga sedaxaad ee shirka isugu soo laaban doonaan, iyagoo maskax furan oo qof walbana uu lasoo tashaday dadkii uu kasoo tegay, si xal buuxa ay u raadiyaan madaxdu.<\/p>\n<p>\u201cAnigu dib ayaan ugu laabanayaa baarlamaankii waxaan u bandhigaa waxaan ku soo sheekeysanay saaxiibadey, madaxda kalena dadkoodii ayey dib ugu noqonayaan, waana isu-soo noqoneynaa anagoo maskax furan oo shaqeyn kara wax danteena ka weyn\u201d ayuu hadalkiisa kusii daray.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa u mahad-celin dheer kadib xukuumaddiisa ku amray in Galmudug ay siiso muhiimad gaar ah, \u201cKulankan waxaa uu ku soo daaday, iyadoo ay naga baaqdeen dhowr kulan, waan uga mahad celinayaa madaxweyne Qoor Qoor oo joogay lix bilood in uu suurta geliyey oo qaatay mas\u2019uuliyadaas xooga leh\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Bv41mD1bCjU\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148783\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109935445_3189070494510740_278003830495417124_o.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"475\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109935445_3189070494510740_278003830495417124_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109935445_3189070494510740_278003830495417124_o-300x186.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109935445_3189070494510740_278003830495417124_o-356x220.jpg 356w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109935445_3189070494510740_278003830495417124_o-696x430.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109935445_3189070494510740_278003830495417124_o-679x420.jpg 679w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148784\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/113837870_3189078717843251_530289310162562428_o.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/113837870_3189078717843251_530289310162562428_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/113837870_3189078717843251_530289310162562428_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/113837870_3189078717843251_530289310162562428_o-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/113837870_3189078717843251_530289310162562428_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148785\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale4.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale4.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale4-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale4-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale4-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148786\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale5.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale5.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale5-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale5-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale5-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148787\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale11.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale11.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale11-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale11-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale11-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148788\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale12.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale12.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale12-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale12-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale12-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148789\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale16.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale16.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale16-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale16-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale16-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148790\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148791\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale21.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale21.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale21-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale21-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale21-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148792\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale22.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale22.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale22-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale22-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale22-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148793\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale25.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale25.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale25-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale25-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale25-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148794\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale27.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale27.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale27-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale27-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale27-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148778\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245949618876.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245949618876.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245949618876-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245949618876-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148774\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245464584197.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245464584197.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245464584197-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245464584197-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148775\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u201cMarkii la i doortay waxaa naloo xilsaaray in aan dalka gaarsiino doorasho toos ah , afar bilood markaan joognay waxaan sameynay guddi, kaas oo ay ku midoobeen dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, mudo hal sano ah ayuu guddigaasi shaqeynayey, afar ajende ayaana u dirnay, kuwaas oo kala ah, doorasho qof iyo cod ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148782","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Farmaajo: \u201cWaxaan dib ugu laabanayaa baarlamanka\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Farmaajo: \u201cWaxaan dib ugu laabanayaa baarlamanka\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"\u201cMarkii la i doortay waxaa naloo xilsaaray in aan dalka gaarsiino doorasho toos ah , afar bilood markaan joognay waxaan sameynay guddi, kaas oo ay ku midoobeen dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, mudo hal sano ah ayuu guddigaasi shaqeynayey, afar ajende ayaana u dirnay, kuwaas oo kala ah, doorasho qof iyo cod ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-22T21:41:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-22T21:41:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/\",\"name\":\"DAAWO Farmaajo: \u201cWaxaan dib ugu laabanayaa baarlamanka\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-22T21:41:40+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-22T21:41:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Farmaajo: \u201cWaxaan dib ugu laabanayaa baarlamanka\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Farmaajo: \u201cWaxaan dib ugu laabanayaa baarlamanka\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Farmaajo: \u201cWaxaan dib ugu laabanayaa baarlamanka\u201d - Wardoon","og_description":"\u201cMarkii la i doortay waxaa naloo xilsaaray in aan dalka gaarsiino doorasho toos ah , afar bilood markaan joognay waxaan sameynay guddi, kaas oo ay ku midoobeen dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, mudo hal sano ah ayuu guddigaasi shaqeynayey, afar ajende ayaana u dirnay, kuwaas oo kala ah, doorasho qof iyo cod ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-22T21:41:40+00:00","article_modified_time":"2020-07-22T21:41:52+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/","name":"DAAWO Farmaajo: \u201cWaxaan dib ugu laabanayaa baarlamanka\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg","datePublished":"2020-07-22T21:41:40+00:00","dateModified":"2020-07-22T21:41:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaan-dib-ugu-laabanayaa-baarlamanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Farmaajo: \u201cWaxaan dib ugu laabanayaa baarlamanka\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148782"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148795,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148782\/revisions\/148795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148790"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}