{"id":148873,"date":"2020-07-24T15:52:06","date_gmt":"2020-07-24T12:52:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148873"},"modified":"2020-07-24T21:03:11","modified_gmt":"2020-07-24T18:03:11","slug":"mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Mucaaradka oo ka qeyb-gelaya Shirka Agooste ee Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148874\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Maareeye-696x422-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"422\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Maareeye-696x422-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Maareeye-696x422-1-300x182.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Maareeye-696x422-1-693x420.jpg 693w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Shirkii Magaalada Dhuusamareeb dhinacyadii ka qeyb galay ee Madaxda Dowladda &amp; Dowlad Goboleedyada ay ahaayeen dad ka wada tirsan dowladda balse ay meesha ka maqnaayeen kaalintii Xisbiyada.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inay waajib ku aheyd Madaxda Xisbiyada inay dowladda Federaalka kala doodaan arrimaha doorashooyinka dalka,balse taasi aysan dhicin,waxaana uu sicad u sheegay in shirka soo socda ay ka qeyb-geli doonaan.<\/p>\n<p>Wasiir Maareeye oo ka qeybgalay Barnaamij ka baxayay Warbaahinta Dowladda ayaa waxaa uu sheegay in muhiim ay tahay in dhinacyada saamileyda Siyaasadeed ee dalka ay ka wada hadlaan doorashooyinka,isla markaana dowladda Somaaliya ay qorsheyneyso in Xisbiyada Mucaaradka ay ka qeyb-geliyaan shirka la fiayo in uu 15-ka Bisha Agoosto ka dhaco Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Inta badan Madaxda Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka kajira ayaa waxaa ay siweyn u soo dhaweeyeen qodobadii kasoo baxay Shirkii ka qabsoomay Magaalada Dhuusamareeb,waxana qaarkood ay dalbadeen in laga qeyb-geliyo Shirarka soo socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Shirkii Magaalada Dhuusamareeb dhinacyadii ka qeyb galay ee Madaxda Dowladda &amp; Dowlad Goboleedyada ay ahaayeen dad ka wada tirsan dowladda balse ay meesha ka maqnaayeen kaalintii Xisbiyada. Waxaa uu sheegay inay waajib ku aheyd Madaxda Xisbiyada inay dowladda Federaalka kala doodaan arrimaha doorashooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148873","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mucaaradka oo ka qeyb-gelaya Shirka Agooste ee Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mucaaradka oo ka qeyb-gelaya Shirka Agooste ee Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Shirkii Magaalada Dhuusamareeb dhinacyadii ka qeyb galay ee Madaxda Dowladda &amp; Dowlad Goboleedyada ay ahaayeen dad ka wada tirsan dowladda balse ay meesha ka maqnaayeen kaalintii Xisbiyada. Waxaa uu sheegay inay waajib ku aheyd Madaxda Xisbiyada inay dowladda Federaalka kala doodaan arrimaha doorashooyinka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-24T12:52:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-24T18:03:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Maareeye-696x422-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"422\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Mucaaradka oo ka qeyb-gelaya Shirka Agooste ee Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Maareeye-696x422-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-24T12:52:06+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-24T18:03:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Maareeye-696x422-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Maareeye-696x422-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":422},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mucaaradka oo ka qeyb-gelaya Shirka Agooste ee Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mucaaradka oo ka qeyb-gelaya Shirka Agooste ee Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mucaaradka oo ka qeyb-gelaya Shirka Agooste ee Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Shirkii Magaalada Dhuusamareeb dhinacyadii ka qeyb galay ee Madaxda Dowladda &amp; Dowlad Goboleedyada ay ahaayeen dad ka wada tirsan dowladda balse ay meesha ka maqnaayeen kaalintii Xisbiyada. Waxaa uu sheegay inay waajib ku aheyd Madaxda Xisbiyada inay dowladda Federaalka kala doodaan arrimaha doorashooyinka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-24T12:52:06+00:00","article_modified_time":"2020-07-24T18:03:11+00:00","og_image":[{"width":696,"height":422,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Maareeye-696x422-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/","name":"Mucaaradka oo ka qeyb-gelaya Shirka Agooste ee Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Maareeye-696x422-1.jpg","datePublished":"2020-07-24T12:52:06+00:00","dateModified":"2020-07-24T18:03:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Maareeye-696x422-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Maareeye-696x422-1.jpg","width":696,"height":422},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ka-qeyb-gelinaya-shirka-agooste-ee-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mucaaradka oo ka qeyb-gelaya Shirka Agooste ee Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148873"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148873"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148879,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148873\/revisions\/148879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148874"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}