{"id":148886,"date":"2020-07-25T12:11:44","date_gmt":"2020-07-25T09:11:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148886"},"modified":"2020-07-25T12:11:44","modified_gmt":"2020-07-25T09:11:44","slug":"qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/","title":{"rendered":"Qoor Qoor iyo Deni oo tagaya Cadaado"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug Saciid Cabdullaahi Denni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ay safar ku tagi doonaan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Labada madaxweyne ayaa kulamo kala duwan kula qaadan doonta gudaha magaalada Cadaado bulshada qaybaheeda kala duwan iyo waxgaradka oo ay kala hadli doonaan arimo dhowr ah.<\/p>\n<p>Saciid Denni iyo Axmed Qoor Qoor ayaa safarkooda Cadaado kadib u sii gudbi doona magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay kulamo kula qaadan doonaan dhinacyada kala duwan ee bulshada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaa la kulmi doona waxgaradka gobolka Mudug oo uu kala hadlayo arimaha nabadgalyada deegaanka iyo horumarinteeda.<\/p>\n<p>Mr. Denni ayaa la sheegay in uu kusii sugnaan doono magaalada Gaalkacyo ilaa bisha Sideedaad oo uu kaga qayb galayo bilowgeeda xuska munaasibada Kowda August oo ah markii la dhisay dowladda Puntland 1998-dii.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug ayaa isaguna la kulmi doona bulshada Koonfurta Gaalkacyo iyo waxgaradka Beelaha gobolka Mudug oo saluug ka muujiyey dhismaha gollaha deegaanka Gaalkacyo ee Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug Saciid Cabdullaahi Denni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ay safar ku tagi doonaan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Labada madaxweyne ayaa kulamo kala duwan kula qaadan doonta gudaha magaalada Cadaado bulshada qaybaheeda kala duwan iyo waxgaradka oo ay kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148886","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoor Qoor iyo Deni oo tagaya Cadaado - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoor Qoor iyo Deni oo tagaya Cadaado - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug Saciid Cabdullaahi Denni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ay safar ku tagi doonaan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Labada madaxweyne ayaa kulamo kala duwan kula qaadan doonta gudaha magaalada Cadaado bulshada qaybaheeda kala duwan iyo waxgaradka oo ay kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-25T09:11:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/\",\"name\":\"Qoor Qoor iyo Deni oo tagaya Cadaado - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-25T09:11:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page-1.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoor Qoor iyo Deni oo tagaya Cadaado\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoor Qoor iyo Deni oo tagaya Cadaado - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoor Qoor iyo Deni oo tagaya Cadaado - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug Saciid Cabdullaahi Denni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ay safar ku tagi doonaan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Labada madaxweyne ayaa kulamo kala duwan kula qaadan doonta gudaha magaalada Cadaado bulshada qaybaheeda kala duwan iyo waxgaradka oo ay kala [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-25T09:11:44+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/","name":"Qoor Qoor iyo Deni oo tagaya Cadaado - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page-1.jpg","datePublished":"2020-07-25T09:11:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page-1.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-iyo-deni-oo-tagaya-cadaado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoor Qoor iyo Deni oo tagaya Cadaado"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148886"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148886"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148886\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148888,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148886\/revisions\/148888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148887"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}