{"id":148938,"date":"2020-07-26T01:28:07","date_gmt":"2020-07-25T22:28:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148938"},"modified":"2020-07-26T01:28:07","modified_gmt":"2020-07-25T22:28:07","slug":"sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/","title":{"rendered":"Sii-hayaha xilka Ra\u2019isal  Wasaaraha oo xilka kaqaaday Xoghayaha joogtada ah ee Khayre"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148941\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed.jpg 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/>Sii-hayaha Ra\u2019iisul wasaraha dalka ahna Raiisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa caawa sameeyey magacaabistii ugu horeysay, saacado kadib markii si KMG ah loogu magacaabay xilka ra\u2019iisul wasaaraha.<\/p>\n<p>Mahdi Guuleed ayaa bedelay Xoghayaha joogtada ahaa ee xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, isagoo magacaabay Xoghaye cudub.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday xaafiiska ku simaha Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa Cabdirasaaq Xuseen Aadan si ku meel gaar ah loogu magacaabay Xoghayaha cusub ee xaafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha dalka.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa galabta ku simaha Ra\u2019iisul wasaaraha loogu magacaabay Mahdi Maxamed Guuleed oo horay u ahaa Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeen.<\/p>\n<p>Magacaabista Mahdi Guuleed waxay ka dambeysay kadib markii kulankii xildhibaanada golaha shacabka ee maanta lagu shaaciyey in kalsoonidii lagala noqday xukuumadda Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso magacaabista<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148939\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1007\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-4.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-4-214x300.jpg 214w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-4-696x973.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-4-300x420.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148940\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"993\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-3-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-3-1-218x300.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-3-1-696x960.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-3-1-305x420.jpg 305w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sii-hayaha Ra\u2019iisul wasaraha dalka ahna Raiisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa caawa sameeyey magacaabistii ugu horeysay, saacado kadib markii si KMG ah loogu magacaabay xilka ra\u2019iisul wasaaraha. Mahdi Guuleed ayaa bedelay Xoghayaha joogtada ahaa ee xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, isagoo magacaabay Xoghaye cudub. Wareegto ka soo baxday xaafiiska ku simaha Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148941,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sii-hayaha xilka Ra\u2019isal Wasaaraha oo xilka kaqaaday Xoghayaha joogtada ah ee Khayre - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sii-hayaha xilka Ra\u2019isal Wasaaraha oo xilka kaqaaday Xoghayaha joogtada ah ee Khayre - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sii-hayaha Ra\u2019iisul wasaraha dalka ahna Raiisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa caawa sameeyey magacaabistii ugu horeysay, saacado kadib markii si KMG ah loogu magacaabay xilka ra\u2019iisul wasaaraha. Mahdi Guuleed ayaa bedelay Xoghayaha joogtada ahaa ee xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, isagoo magacaabay Xoghaye cudub. Wareegto ka soo baxday xaafiiska ku simaha Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-25T22:28:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/\",\"name\":\"Sii-hayaha xilka Ra\u2019isal Wasaaraha oo xilka kaqaaday Xoghayaha joogtada ah ee Khayre - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-25T22:28:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed.jpg\",\"width\":1920,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sii-hayaha xilka Ra\u2019isal Wasaaraha oo xilka kaqaaday Xoghayaha joogtada ah ee Khayre\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sii-hayaha xilka Ra\u2019isal Wasaaraha oo xilka kaqaaday Xoghayaha joogtada ah ee Khayre - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sii-hayaha xilka Ra\u2019isal Wasaaraha oo xilka kaqaaday Xoghayaha joogtada ah ee Khayre - Wardoon","og_description":"Sii-hayaha Ra\u2019iisul wasaraha dalka ahna Raiisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa caawa sameeyey magacaabistii ugu horeysay, saacado kadib markii si KMG ah loogu magacaabay xilka ra\u2019iisul wasaaraha. Mahdi Guuleed ayaa bedelay Xoghayaha joogtada ahaa ee xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, isagoo magacaabay Xoghaye cudub. Wareegto ka soo baxday xaafiiska ku simaha Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-25T22:28:07+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1280,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/","name":"Sii-hayaha xilka Ra\u2019isal Wasaaraha oo xilka kaqaaday Xoghayaha joogtada ah ee Khayre - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed.jpg","datePublished":"2020-07-25T22:28:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Mahdi-Guuleed.jpg","width":1920,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-xilka-raisal-wasaaraha-oo-xilka-kaqaaday-xoghayaha-joogtada-ah-ee-khayre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sii-hayaha xilka Ra\u2019isal Wasaaraha oo xilka kaqaaday Xoghayaha joogtada ah ee Khayre"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148938"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148938"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148942,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148938\/revisions\/148942"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148941"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}