{"id":148943,"date":"2020-07-26T01:31:33","date_gmt":"2020-07-25T22:31:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148943"},"modified":"2020-07-26T01:31:33","modified_gmt":"2020-07-25T22:31:33","slug":"daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/","title":{"rendered":"Daawo KHEYRE oo akhbalay xil kaqaadistiilagu sameeyay"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaarihii xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa shaaciyey in uu is-casilay, kadib markii guddoomiyaha golaha shacabka uu maanta ku dhawaaqay in xildhibaanadu kalsoonidii kala noqdeen xukuumaddiisa<\/p>\n<p>\u201cWaxaan go\u2019aansaday inaan anigu ummadda Soomaaliyeed u noqdo tusaale oo aan iska casilo xilkii ummadda Soomaaliyeed u hayay.\u201d Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>Kheyre ayaa carabka ku adkeeyey in uu garwaaqsanyahay in wixii maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka aysan sharci aheyn, balse uu u tanaasulay umadda Soomaaliyeed si uu tusaale ugu noqdo, sida uu sheegay.<\/p>\n<p>\u201cAniga oo og In waxii maanta golaha shacabka ka dhacay ay ahaayeen sharci darro, loona marin habraacii saxda ahaa ee xil ka qaadis xukuumadeed, In xitaa aanay ajandaha ku jirin, in aanay waafaqsanayn dastuurka iyo shuruucda dalka. Haddane waxaan go\u2019aansaday inaan iska casilo xilka aan ummadda Soomaaliyeed u hayay, aniga oo dhowraya midnimada dalka iyo inaan dib loogu laaban burbur iyo dhibaato. Si aan ugu turo shacabka Somaaliyeed, qaybna uga noqon Khalkhal iyo dib u dhac siyaasadeed, mid dhaqaale, amni iyo bulsho,\u201d ayuu yiri Kheyre.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka shaqeynay isu keenidda dowlad goboleedyada iyo dowladda federaalka, waxaan isugu keenay Dhuusamareeb, si go\u2019aan loo dhanyahay looga gaaro doorashada dalka ku soo fool leh, iskastoo kulamadii Dhuusaamreeb laga gaaray horumar, hadana waxaa muutada in weli uu jiro fekerkii ku aadanaa mudo kororsiga, oo salka ku hayey wixii maanta ka dhacay golaha shacabka, oo aan mar hore ka digay, isla markaana aan aaminsanahay in qal qal uu dalka ku keeni karo, hadana dadka Soomaaliyeed waxaan xasuusinayaa in ay khasab tahay in dalka ay doorasho ka dhacdo afartii sanaba mar,\u201d ayuu yiri Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/frfXAgzzZqc\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaarihii xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa shaaciyey in uu is-casilay, kadib markii guddoomiyaha golaha shacabka uu maanta ku dhawaaqay in xildhibaanadu kalsoonidii kala noqdeen xukuumaddiisa \u201cWaxaan go\u2019aansaday inaan anigu ummadda Soomaaliyeed u noqdo tusaale oo aan iska casilo xilkii ummadda Soomaaliyeed u hayay.\u201d Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre. Kheyre ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo KHEYRE oo akhbalay xil kaqaadistiilagu sameeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo KHEYRE oo akhbalay xil kaqaadistiilagu sameeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaarihii xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa shaaciyey in uu is-casilay, kadib markii guddoomiyaha golaha shacabka uu maanta ku dhawaaqay in xildhibaanadu kalsoonidii kala noqdeen xukuumaddiisa \u201cWaxaan go\u2019aansaday inaan anigu ummadda Soomaaliyeed u noqdo tusaale oo aan iska casilo xilkii ummadda Soomaaliyeed u hayay.\u201d Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre. Kheyre ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-25T22:31:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"787\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/\",\"name\":\"Daawo KHEYRE oo akhbalay xil kaqaadistiilagu sameeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-07-25T22:31:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg\",\"width\":1180,\"height\":787},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo KHEYRE oo akhbalay xil kaqaadistiilagu sameeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo KHEYRE oo akhbalay xil kaqaadistiilagu sameeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo KHEYRE oo akhbalay xil kaqaadistiilagu sameeyay - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaarihii xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa shaaciyey in uu is-casilay, kadib markii guddoomiyaha golaha shacabka uu maanta ku dhawaaqay in xildhibaanadu kalsoonidii kala noqdeen xukuumaddiisa \u201cWaxaan go\u2019aansaday inaan anigu ummadda Soomaaliyeed u noqdo tusaale oo aan iska casilo xilkii ummadda Soomaaliyeed u hayay.\u201d Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre. Kheyre ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-25T22:31:33+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":787,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/","name":"Daawo KHEYRE oo akhbalay xil kaqaadistiilagu sameeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg","datePublished":"2020-07-25T22:31:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg","width":1180,"height":787},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-akhbalay-xil-kaqaadistiilagu-sameeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo KHEYRE oo akhbalay xil kaqaadistiilagu sameeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148943"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148943"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148945,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148943\/revisions\/148945"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148944"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}