{"id":148949,"date":"2020-07-26T11:45:14","date_gmt":"2020-07-26T08:45:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148949"},"modified":"2020-07-26T11:45:14","modified_gmt":"2020-07-26T08:45:14","slug":"wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/","title":{"rendered":"Wasiiradii taageersanaa Khayre oo qorsheenaya in shaqada ka tagaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148944\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/>Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ayaa shalay qaab shaki badan abuuray codka kalsoonida ugala noqday Xukuumada Soomaaliya uu hormuudka ka ahaa Ra\u2019isul Wasaare Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaare hore Kheyre ayaana xalay cadeeyay in uu is casilay si uu dalka loo bad baadiyo, waxa uuna sharci daro ku tilmaamay qaabkii Xildhibaanada golaha shacabka u mareen kalsooni kala noqoshadiisa.<\/p>\n<p>Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya aadna ugu dhawaa Ra\u2019isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa walaac xoogan lasoo darsay kadib xil ka qaadistii lama filaanka aheyd iyo go\u2019aankii Ra\u2019isul Wasaare Kheyre isku casilay.<\/p>\n<p>Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Wasiirada qaar ka niyad jabsan yihiin in sii shaqeeyaan, waxaana xubno ku dhaw dhaw wasiiradaasi noo sheegeen in suurto gal tahay in shaqada isaga tagaan kahor inta aanan xukuumad kale lasoo dhisin.<\/p>\n<p>Wasiirada aadka ugu dhawaa kheyre ayaa qaarkood shalay xarunta golaha shacabka la arkayay iyaga oo fooda ka sameenaya kuwaa oo si cad uga soo horjeeday mooshinkii xilka looga tuuray.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga gudaha xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa kamid ahaa wasiirada aadka ugu dhaw Ra\u2019isul Wasaare Kheyre, Islow ayaana shalay sharci daro ku tilmaamay go\u2019aanka Baarlamaanka .<\/p>\n<p>Madaxtooyada Somaliya ayaa si gaar ah la sheegay in u bar tilmaameedsaneyso wasiirada aadka ugu dhawaa Kheyre is xulufueesigana ka dhaxeeyay kuwaa oo suurto gal ah tahay in qaarkood shaqada laga sii joojiyo kahor inta aanan xukuumad kale lasoo dhisin.<\/p>\n<p>Wasiiro badan oo Ra\u2019isul Wasaare u muujin jiray taageero iyo garab istaag ayaa la sheegay in shalay qeyb ka ahaayeen radistiisa ,kadib heshiis hoosaad ay la galeen Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ayaa shalay qaab shaki badan abuuray codka kalsoonida ugala noqday Xukuumada Soomaaliya uu hormuudka ka ahaa Ra\u2019isul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Ra\u2019isul Wasaare hore Kheyre ayaana xalay cadeeyay in uu is casilay si uu dalka loo bad baadiyo, waxa uuna sharci daro ku tilmaamay qaabkii Xildhibaanada golaha shacabka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiiradii taageersanaa Khayre oo qorsheenaya in shaqada ka tagaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiiradii taageersanaa Khayre oo qorsheenaya in shaqada ka tagaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ayaa shalay qaab shaki badan abuuray codka kalsoonida ugala noqday Xukuumada Soomaaliya uu hormuudka ka ahaa Ra\u2019isul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Ra\u2019isul Wasaare hore Kheyre ayaana xalay cadeeyay in uu is casilay si uu dalka loo bad baadiyo, waxa uuna sharci daro ku tilmaamay qaabkii Xildhibaanada golaha shacabka u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-26T08:45:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"787\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/\",\"name\":\"Wasiiradii taageersanaa Khayre oo qorsheenaya in shaqada ka tagaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-07-26T08:45:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg\",\"width\":1180,\"height\":787},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiiradii taageersanaa Khayre oo qorsheenaya in shaqada ka tagaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiiradii taageersanaa Khayre oo qorsheenaya in shaqada ka tagaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiiradii taageersanaa Khayre oo qorsheenaya in shaqada ka tagaan - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ayaa shalay qaab shaki badan abuuray codka kalsoonida ugala noqday Xukuumada Soomaaliya uu hormuudka ka ahaa Ra\u2019isul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Ra\u2019isul Wasaare hore Kheyre ayaana xalay cadeeyay in uu is casilay si uu dalka loo bad baadiyo, waxa uuna sharci daro ku tilmaamay qaabkii Xildhibaanada golaha shacabka u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-26T08:45:14+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":787,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/","name":"Wasiiradii taageersanaa Khayre oo qorsheenaya in shaqada ka tagaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg","datePublished":"2020-07-26T08:45:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Kheyre.jpeg","width":1180,"height":787},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-taageersanaa-khayre-oo-qorsheenaya-in-shaqada-ka-tagaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiiradii taageersanaa Khayre oo qorsheenaya in shaqada ka tagaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148949"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148950,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148949\/revisions\/148950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148944"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}