{"id":148957,"date":"2020-07-26T22:22:46","date_gmt":"2020-07-26T19:22:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148957"},"modified":"2020-07-26T22:22:46","modified_gmt":"2020-07-26T19:22:46","slug":"daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/","title":{"rendered":"Daawo Barlamaanka Puntland oo diiday heshiiska ay ku xiran yihiin maxaabiista burcadbadeeda"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Puntland ayaa maanta laalay sharciyadda ay ku xiran yihiin maxaabiis burcadbadeednimo loo haysto oo tan iyo 2013 ku xiran xabsiga dhexe ee magaalada Garowe ee caasimadda maamul goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Barlamaanku waxay laaleen heshiis udhexeeyay Puntland iyo jasiiradda Sycheles, kaasoo ku saabsanaa arimaha burcadbadeeda waxayna sidoo kale guddi u saareen sidii maxaabiista burcadbadeeda loosii dayn lahaa.<\/p>\n<p>37 ayaa mudane ayaa codkooda ku taageeray in maxaabiista xabsiga lagasii daayo. Labo xildhibaan ayaa kasoo horjeestay, halka labo kalena ay ka aamuseen.<br \/>\nMaxaabiistaan ayaa lagasoo wareejiyay jasiiradda Sycheles halkaas oo lagu maxkamadeeyay, kadib sanado ay xirnaayeen waxaa loosoo wareejiyay Soomaaliya gaar ahaan Puntland si ay ixukunadooda ku dhameystaan.<\/p>\n<p>Xildhibaanada oo maalmihii ugu dambeeyay ka doodayay xirnaanshaha maxaabiista ayaa u yeeray wasiirka cadaalada Puntland, xeer ilaaliyaha guud iyo dhammaan taliyayaasha ay qusayso arrintooda waxayna weydiiyeen sababta keentay in muddada intaas le\u2019eg wax la iska weydiin waayo xirnaanshahooda.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah xildhibaanada ayaa ku dooday in magdhow lasiiyo maxaabiista burcadbadeedan, waxayna sheegeen inaan masuuliyad la iska saarin sharciyadda xirnaanshahooda lana marsiinin hay\u2019addaha garsoorka iyo sharci dajinta.<\/p>\n<p>Maxaabiista ayaa ku xidhan Puntland ayaa u badan kuwa kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug, waxaana socda qorshe ka dhaxeeya Galmudug iyo Puntland oo ah in maxaabiista Galmudug loo wareejiyo degaanadooda ama in lasii daayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yzaqMWm7Ym0\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Puntland ayaa maanta laalay sharciyadda ay ku xiran yihiin maxaabiis burcadbadeednimo loo haysto oo tan iyo 2013 ku xiran xabsiga dhexe ee magaalada Garowe ee caasimadda maamul goboleedka Puntland. Barlamaanku waxay laaleen heshiis udhexeeyay Puntland iyo jasiiradda Sycheles, kaasoo ku saabsanaa arimaha burcadbadeeda waxayna sidoo kale guddi u saareen sidii maxaabiista burcadbadeeda loosii dayn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148958,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Barlamaanka Puntland oo diiday heshiiska ay ku xiran yihiin maxaabiista burcadbadeeda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Barlamaanka Puntland oo diiday heshiiska ay ku xiran yihiin maxaabiista burcadbadeeda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamaanka Puntland ayaa maanta laalay sharciyadda ay ku xiran yihiin maxaabiis burcadbadeednimo loo haysto oo tan iyo 2013 ku xiran xabsiga dhexe ee magaalada Garowe ee caasimadda maamul goboleedka Puntland. Barlamaanku waxay laaleen heshiis udhexeeyay Puntland iyo jasiiradda Sycheles, kaasoo ku saabsanaa arimaha burcadbadeeda waxayna sidoo kale guddi u saareen sidii maxaabiista burcadbadeeda loosii dayn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-26T19:22:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313642233269879.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/\",\"name\":\"Daawo Barlamaanka Puntland oo diiday heshiiska ay ku xiran yihiin maxaabiista burcadbadeeda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313642233269879.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-26T19:22:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313642233269879.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313642233269879.jpg\",\"width\":660,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Barlamaanka Puntland oo diiday heshiiska ay ku xiran yihiin maxaabiista burcadbadeeda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Barlamaanka Puntland oo diiday heshiiska ay ku xiran yihiin maxaabiista burcadbadeeda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Barlamaanka Puntland oo diiday heshiiska ay ku xiran yihiin maxaabiista burcadbadeeda - Wardoon","og_description":"Baarlamaanka Puntland ayaa maanta laalay sharciyadda ay ku xiran yihiin maxaabiis burcadbadeednimo loo haysto oo tan iyo 2013 ku xiran xabsiga dhexe ee magaalada Garowe ee caasimadda maamul goboleedka Puntland. Barlamaanku waxay laaleen heshiis udhexeeyay Puntland iyo jasiiradda Sycheles, kaasoo ku saabsanaa arimaha burcadbadeeda waxayna sidoo kale guddi u saareen sidii maxaabiista burcadbadeeda loosii dayn [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-26T19:22:46+00:00","og_image":[{"width":660,"height":386,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313642233269879.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/","name":"Daawo Barlamaanka Puntland oo diiday heshiiska ay ku xiran yihiin maxaabiista burcadbadeeda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313642233269879.jpg","datePublished":"2020-07-26T19:22:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313642233269879.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313642233269879.jpg","width":660,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-puntland-oo-diiday-heshiiska-ay-ku-xiran-yihiin-maxaabiista-burcadbadeeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Barlamaanka Puntland oo diiday heshiiska ay ku xiran yihiin maxaabiista burcadbadeeda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148957"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148957"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148959,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148957\/revisions\/148959"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148958"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}