{"id":149017,"date":"2020-07-27T09:57:18","date_gmt":"2020-07-27T06:57:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149017"},"modified":"2020-07-27T10:06:53","modified_gmt":"2020-07-27T07:06:53","slug":"daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/","title":{"rendered":"DAAWO Siciid Deni oo kaqayliyay xil ka qaadistii Khayre"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149018\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5.jpg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/>Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Den ayaa si adag ugu hadlay tallaabadii xilka baarlamaanka ugu qaaday ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo qeexay waxyaabo badan oo loola dan lahaa xil ka qaadista Kheyre.<\/p>\n<p>Saciid Deni ayaa sheegay in tallaabadii xilka looga qaaday Xasan Cali Kheyre isagoo Cadaado u jooga qabsoomida jawi doorasho ay ku dhacdo in madaxweynuhu dhabarka toogto, taasoo uu ku sheegay inay aheyd mid baal marsan sharciga dalka u yaal, wuxuuna Madaxweyne Farmaajo uu ku eedeeyay inuu ku tuntay dastuurkii ummada lagu dhaqayay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa cajiib ah oo tallaabada sharci darada baarlamanka kasii daran in madaxweynihii jamhuuriyada oo ku cel celin jiray waxaan ilaalinayaa dastuurka inuu si deg deg ah ku aqbalay arrintaasi sharci darada oo muuqato inuu buriyay qodobo dastuuri ah, waxaa intaa ka daran ra\u2019iisul wasaarihii oo Dhuusamareeb ka tegin isla waqtigaasi inuu madaxwynuhu daqiiqado kadib wareegto kusoo saaray inuu xilka sii hey doono ra\u2019iisul wasaare kuxigeenka Mahdi Gulled\u201d ayuu yiri Saciid Deni.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Puntland ay si adag u diiday tallaabooyinka baarlamaanka iyo go\u2019aanka madaxweynaha DF oo ay u aragto in lagu maja xaabinaayo shirkii Dhuusamareeb oo ay u aragtay in xalka Somalia uu ku jiray.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa aad u muuqaneysa in madaxweynuhu raali ka aheyn in doorasho dalka geliyo, in dalku si dimuqraadi ah u maamulo, wuxuu cadeeyay in wareegto isaga u gooni ah ku maamulo uusana ixtiraameyn dastuurka, sidaasi darteed markaan derisnay muwaaqiftaasi Puntland waxay shaki gelineysaa ku dhaqanka iyo xeerarka dastuurka dalka u degan, waxaana u aragnaa in wixii dhacay lagu maja xaabinaayo shirkii Dhuusa mareeb oo wixii quruxda badan kasoo baxay\u201d ayuu yiri madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in uu xagal daacinaayo shirkii Dhuusamareeb iyo balantii loo balansanaa Agoosto 15-keeda iyo inuu keeno guddigii loo balansanaa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu khudbadiisa ku xusay dadaaladii uu ra\u2019iisul wasaare Kheyre uu ka waday Dhuusamareeb xiligii la dhabar jabiniyay, isagoo sheegay in ra\u2019iisul wasaaruhu ka go\u2019neyd in dalku doorasho xiligeeda ku dhacda la qabto, dadaalkeedana uu u joogay Galmudug, balse nasiib daro laga horyimid in dalku dorasho ka dhacdo.<\/p>\n<p>Hadalka Saciid Deni oo aad u dheeraa ayaa wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay gacan ka geystaan in dalka la badbaadiyo, isagoo beesha caalamka ugu mahad celiyay falcelintii iyo taageerada shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka codsaday inay badalaan nidaamka taageerada iyo inaysan madaxda xiligaan kusii deyn inay wixii ay doonaan sameeyaan, hantidii caalamka ka gashay dalkana khasaarin.<\/p>\n<p>Fariinta madaxweynaha Puntland ayaa u muuqata mid culeyskeeda leh, dhalinna karta xaalad hor leh oo madaxda maamul goboleedyada ay ku midoobaan, taasoo dab kusii shidi karta xaalada xiligaan ee kala guurka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/NfI24q5zefY\" width=\"966\" height=\"732\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Den ayaa si adag ugu hadlay tallaabadii xilka baarlamaanka ugu qaaday ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo qeexay waxyaabo badan oo loola dan lahaa xil ka qaadista Kheyre. Saciid Deni ayaa sheegay in tallaabadii xilka looga qaaday Xasan Cali Kheyre isagoo Cadaado u jooga qabsoomida jawi doorasho ay ku dhacdo in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149018,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149017","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Siciid Deni oo kaqayliyay xil ka qaadistii Khayre - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Siciid Deni oo kaqayliyay xil ka qaadistii Khayre - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Den ayaa si adag ugu hadlay tallaabadii xilka baarlamaanka ugu qaaday ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo qeexay waxyaabo badan oo loola dan lahaa xil ka qaadista Kheyre. Saciid Deni ayaa sheegay in tallaabadii xilka looga qaaday Xasan Cali Kheyre isagoo Cadaado u jooga qabsoomida jawi doorasho ay ku dhacdo in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-27T06:57:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-27T07:06:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"787\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/\",\"name\":\"DAAWO Siciid Deni oo kaqayliyay xil ka qaadistii Khayre - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-27T06:57:18+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-27T07:06:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5.jpg\",\"width\":1180,\"height\":787},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Siciid Deni oo kaqayliyay xil ka qaadistii Khayre\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Siciid Deni oo kaqayliyay xil ka qaadistii Khayre - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Siciid Deni oo kaqayliyay xil ka qaadistii Khayre - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Den ayaa si adag ugu hadlay tallaabadii xilka baarlamaanka ugu qaaday ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo qeexay waxyaabo badan oo loola dan lahaa xil ka qaadista Kheyre. Saciid Deni ayaa sheegay in tallaabadii xilka looga qaaday Xasan Cali Kheyre isagoo Cadaado u jooga qabsoomida jawi doorasho ay ku dhacdo in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-27T06:57:18+00:00","article_modified_time":"2020-07-27T07:06:53+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":787,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/","name":"DAAWO Siciid Deni oo kaqayliyay xil ka qaadistii Khayre - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5.jpg","datePublished":"2020-07-27T06:57:18+00:00","dateModified":"2020-07-27T07:06:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Deni-5.jpg","width":1180,"height":787},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-kaqayliyay-xil-ka-qaadistii-khayre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Siciid Deni oo kaqayliyay xil ka qaadistii Khayre"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149017"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149017"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149021,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149017\/revisions\/149021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149018"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}