{"id":149063,"date":"2020-07-28T23:15:06","date_gmt":"2020-07-28T20:15:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149063"},"modified":"2020-07-28T23:15:06","modified_gmt":"2020-07-28T20:15:06","slug":"farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah iskugu yeeray taliyeyaasha ciidamada qalabka sida iyo masuuliyiinta heyadaha kale ee amniga dalka.<\/p>\n<p>Kulankan oo ka socda Villa Somalia ayaa waxaa ka qeyb galaya taliyeyaasha ciidamada Xoogga dalka, Booliska iyo asluubta, sidoo kale waxaa goob joog ah agaasimaha NISA, Wasiirada Wasaaradaha amniga iyo arrimaha gudaha iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in kulankan looga hadlayo qodobo xasaasi ah oo ay ka mid yihiin sugida amaanka dalka gaar ahaan caasimada xiliga kala guurka ee xukuumada xafiiska baneyneysa.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ku soo aadaya xili uu xafiiska baneeyey RW hore ee Somalia Khayre ka dib markii Xukuumadiisa uu baarlamanku sheegay iney dhacday nidaamka loo maray arrintaas lagu tilmaamay mid sharciga baalmarsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah iskugu yeeray taliyeyaasha ciidamada qalabka sida iyo masuuliyiinta heyadaha kale ee amniga dalka. Kulankan oo ka socda Villa Somalia ayaa waxaa ka qeyb galaya taliyeyaasha ciidamada Xoogga dalka, Booliska iyo asluubta, sidoo kale waxaa goob joog ah agaasimaha NISA, Wasiirada Wasaaradaha amniga iyo arrimaha gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149064,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149063","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah iskugu yeeray taliyeyaasha ciidamada qalabka sida iyo masuuliyiinta heyadaha kale ee amniga dalka. Kulankan oo ka socda Villa Somalia ayaa waxaa ka qeyb galaya taliyeyaasha ciidamada Xoogga dalka, Booliska iyo asluubta, sidoo kale waxaa goob joog ah agaasimaha NISA, Wasiirada Wasaaradaha amniga iyo arrimaha gudaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-28T20:15:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/\",\"name\":\"Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-28T20:15:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah iskugu yeeray taliyeyaasha ciidamada qalabka sida iyo masuuliyiinta heyadaha kale ee amniga dalka. Kulankan oo ka socda Villa Somalia ayaa waxaa ka qeyb galaya taliyeyaasha ciidamada Xoogga dalka, Booliska iyo asluubta, sidoo kale waxaa goob joog ah agaasimaha NISA, Wasiirada Wasaaradaha amniga iyo arrimaha gudaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-28T20:15:06+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/","name":"Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","datePublished":"2020-07-28T20:15:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulan-deg-deg-ah-isugu-yeeray-taliyeyaasha-ciidamada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149063"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149063"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149063\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149065,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149063\/revisions\/149065"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149064"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}