{"id":149101,"date":"2020-07-29T18:56:00","date_gmt":"2020-07-29T15:56:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149101"},"modified":"2020-07-29T18:56:12","modified_gmt":"2020-07-29T15:56:12","slug":"dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/","title":{"rendered":"Dr Mashali: dhaqtarkii masaakiinta caawin jirey oo geeriyooday +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149102\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112215397_3789593207734325_2552779754642387241_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112215397_3789593207734325_2552779754642387241_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112215397_3789593207734325_2552779754642387241_n-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112215397_3789593207734325_2552779754642387241_n-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112215397_3789593207734325_2552779754642387241_n-696x696.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112215397_3789593207734325_2552779754642387241_n-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/>Waxaa maanta dalka Masar ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Dr Maxamed Mashali oo ahaa dhaqtar dadka masaakiinta ah aad u caawin jirey una adeegi jirey.<\/p>\n<p>Dr Mashali waxbarashadiisi Jaamacadda dalkiisa hooyo ee Masar ayuu ku dhamaystay gaar ahaan Kulliyadda Caafimaadka qeybta Dhaqtarnimada Sannadki 1967-kiii, waxa uu ahaa mid u qidmeeya dadkiisa, Waalidkiis gaar ahaan aabihii ayaa kula dardaarmay in uu u adeego d<span class=\"text_exposed_show\">adka masaakiinta ah waqtigiisa inta ugu badan!<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Mar uu ka sheekeeyay xaaladihi ugu xanuunka badnaa ee ku kallifay In uu dadka masaakiinta ah ugu adeego si bilaash ah, qofkii wax u garto maahane, uusan waxba qof waydiisan isaga, ayaa waxuu yiri;<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cWaxaa aad iiga ooysiisa marka aan xasuusto qisada cunug yar oo ku xanuusanaaya mid kamid ah Isbitaallada ku dhax yaalla xaafadaha fuqarada, kaas oo qaba xanuunka Sonkorta, isagoo hooyadii weydiisanaaya in ay usoo iibiso INSULIN, iyaduna ku leedahay, haddii aan kuusoo iibiyo INSULIN ta adiga, walaalladaa kaa yar yar ma helaayaan wax cunno loogu iibiyo\u201d!<\/p>\n<p>Maalinkaa kadib ayuu leeyahay waxa aan go\u2019aansaday in aan masaakiinta si bilaash ah ugu shaqeeyo isla markaana fuliyo dar daarankii aabahay!<\/p>\n<p>Dr Maxamed Mashali mar lagu wareysanayay barnaamijka \u0642\u0644\u0628\u064a \u0627\u0637\u0645\u0623\u0646 oo ururka Bisha Cas ay kusoo booqdeen xaruntiisa uu ugu adeego masaakiinta si loogu yabooho dhaqaalo, looguna dhiso xarun caafimaad oo ka waasacsan midda uu ku jiro, taas oo leh adeegyo fara badan oo isaga iyo bulshadaba saaciddo, waxa uu Dr Mashali yiri; \u201cWaxa aan ka cabsanaayaa ama ka baqayaa in dadka lacagta leh ay ku ciriiriyaan masaakiinta, marka la qurxiyo goobteyda Caafimaad, si middaa u dhicinna, inta aan ka dhimanaayo ama ka geeriyoonayo halkan ayaan ugu adeegi doonaa dadka fuqarada ah Insha allah, ee wixi aad isiin rabteen siiya masaakiinta.<\/p>\n<p>Eebbe wayne raxmad waasac ah ha siiyo \u062f\u0643\u062a\u0648\u0631 \u0645\u062d\u0645\u062f \u0645\u0634\u0627\u0644\u064a waxa uu geeriyooday subaxnimadi hore ee maanta, waxaana Janaasadiisa lagu tukan doonaa isla Duhurka maanta ah magaalada \u201cBaxiira\u201d! Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.<\/p>\n<p>Fadlan Walaal adigoo Mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.<\/p>\n<p><strong>Dr Mumtaaz Jidan.<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/LQ4U2LU6LaA\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/IelTToxd4c4\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta dalka Masar ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Dr Maxamed Mashali oo ahaa dhaqtar dadka masaakiinta ah aad u caawin jirey una adeegi jirey. Dr Mashali waxbarashadiisi Jaamacadda dalkiisa hooyo ee Masar ayuu ku dhamaystay gaar ahaan Kulliyadda Caafimaadka qeybta Dhaqtarnimada Sannadki 1967-kiii, waxa uu ahaa mid u qidmeeya dadkiisa, Waalidkiis gaar ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149103,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149101","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dr Mashali: dhaqtarkii masaakiinta caawin jirey oo geeriyooday +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dr Mashali: dhaqtarkii masaakiinta caawin jirey oo geeriyooday +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta dalka Masar ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Dr Maxamed Mashali oo ahaa dhaqtar dadka masaakiinta ah aad u caawin jirey una adeegi jirey. Dr Mashali waxbarashadiisi Jaamacadda dalkiisa hooyo ee Masar ayuu ku dhamaystay gaar ahaan Kulliyadda Caafimaadka qeybta Dhaqtarnimada Sannadki 1967-kiii, waxa uu ahaa mid u qidmeeya dadkiisa, Waalidkiis gaar ahaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-29T15:56:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-29T15:56:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-32.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"832\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"518\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/\",\"name\":\"Dr Mashali: dhaqtarkii masaakiinta caawin jirey oo geeriyooday +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-32.png\",\"datePublished\":\"2020-07-29T15:56:00+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-29T15:56:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-32.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-32.png\",\"width\":832,\"height\":518},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dr Mashali: dhaqtarkii masaakiinta caawin jirey oo geeriyooday +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dr Mashali: dhaqtarkii masaakiinta caawin jirey oo geeriyooday +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dr Mashali: dhaqtarkii masaakiinta caawin jirey oo geeriyooday +VIDEO - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta dalka Masar ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Dr Maxamed Mashali oo ahaa dhaqtar dadka masaakiinta ah aad u caawin jirey una adeegi jirey. Dr Mashali waxbarashadiisi Jaamacadda dalkiisa hooyo ee Masar ayuu ku dhamaystay gaar ahaan Kulliyadda Caafimaadka qeybta Dhaqtarnimada Sannadki 1967-kiii, waxa uu ahaa mid u qidmeeya dadkiisa, Waalidkiis gaar ahaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-29T15:56:00+00:00","article_modified_time":"2020-07-29T15:56:12+00:00","og_image":[{"width":832,"height":518,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-32.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/","name":"Dr Mashali: dhaqtarkii masaakiinta caawin jirey oo geeriyooday +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-32.png","datePublished":"2020-07-29T15:56:00+00:00","dateModified":"2020-07-29T15:56:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-32.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-32.png","width":832,"height":518},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-mashali-dhaqtarkii-masaakiinta-caawin-jirey-oo-geeriyooday-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dr Mashali: dhaqtarkii masaakiinta caawin jirey oo geeriyooday +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149101"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149101"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149101\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149104,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149101\/revisions\/149104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149103"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149101"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149101"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149101"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}