{"id":149115,"date":"2020-07-31T09:45:21","date_gmt":"2020-07-31T06:45:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149115"},"modified":"2020-07-31T09:45:21","modified_gmt":"2020-07-31T06:45:21","slug":"sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/","title":{"rendered":"Sawirro: Safiirka Qatar iyo Qoor Qoor oo kulamay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho, isla markaana ka waday kulamo siyaasadeed ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Bin Hamza Asad Mohammed.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo madaxtooyada Galmudug ay ka soo saartay kulankaas ayaa lagu yiri, \u201cSafiirka Dowladda Qadar u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Hasan Bin Hamza Asad Mohammed ayaa Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye kusoo booqday hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho.\u201d<\/p>\n<p>Dowladda Qatar ayaa sameyn xooggan ku leh siyaasadda Soomaaliya oo haatan mareysa marxalad kala guur ah, waxaana weli cadeyn wadadii lagu maareyn lahaa marxaladan siyaasadeed ee dalku ku jiro.<\/p>\n<p>Dhanka kale Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor waxa uu isla galabta Muqdisho kula kulmay madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>Kulankaas ayaa ka dhacay xarunta Madasha Xisbiyada Qaran oo ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore, waxuuna ahaa kulan is xog wareysi ah, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay madaxtooyada Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha dowlada Galmudug Mudane, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Xarunta Madasha Xisbiyada Qaran Ku Booqday Madaxweynayaashi Hore Soomaaliya Xasan Shiq Maxamuud iyo Madaxweyne Shiikh Shariif Sh Axmed. Kulanka ayaa ahaa afur iyo is-xog wareysi\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa soo gaaray Muqdisho maalin kadib markii xilka laga tuuray Ra\u2019iisul wasaarihii dalka Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Qoor Qoor ayaa intii uu ku sugnaa Muqdisho waxa uu kulamo la qaatay mas\u2019uuliyiin uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxayna inta badan kulamadiisu daaran yihiin sidii uu talo ugu yeelan lahaa soo magacaabidda Ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ETlpIiFPHz4\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149116\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulan.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulan.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulan-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulan-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulan-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149117\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulan2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulan2.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulan2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulan2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/kulan2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149118\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-5.jpg 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-5-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-5-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-5-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-5-1536x864.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-5-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-5-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-5-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149119\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_.jpg 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_-1536x864.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149120\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1721\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1.jpg 1721w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1-300x223.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1-1024x762.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1-768x571.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1-1536x1142.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1-696x518.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1-1068x794.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1-565x420.jpg 565w\" sizes=\"(max-width: 1721px) 100vw, 1721px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149121\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor.jpg\" alt=\"\" width=\"1721\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor.jpg 1721w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-300x223.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1024x762.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-768x571.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1536x1142.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-696x518.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-1068x794.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/shariif-iyo-qoor-qoor-565x420.jpg 565w\" sizes=\"(max-width: 1721px) 100vw, 1721px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149122\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg\" alt=\"\" width=\"1679\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg 1679w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-300x229.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-1024x781.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-768x585.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-1536x1171.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-696x531.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-1068x814.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-551x420.jpg 551w\" sizes=\"(max-width: 1679px) 100vw, 1679px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149123\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg2_.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg2_.jpg 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg2_-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg2_-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg2_-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg2_-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg2_-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg2_-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg2_-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149124\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xasan-sheekh-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xasan-sheekh-2.jpg 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xasan-sheekh-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xasan-sheekh-2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xasan-sheekh-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xasan-sheekh-2-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xasan-sheekh-2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xasan-sheekh-2-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/xasan-sheekh-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho, isla markaana ka waday kulamo siyaasadeed ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Bin Hamza Asad Mohammed. Qoraal kooban oo madaxtooyada Galmudug ay ka soo saartay kulankaas ayaa lagu yiri, \u201cSafiirka Dowladda Qadar u qaabilsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149119,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149115","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sawirro: Safiirka Qatar iyo Qoor Qoor oo kulamay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sawirro: Safiirka Qatar iyo Qoor Qoor oo kulamay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho, isla markaana ka waday kulamo siyaasadeed ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Bin Hamza Asad Mohammed. Qoraal kooban oo madaxtooyada Galmudug ay ka soo saartay kulankaas ayaa lagu yiri, \u201cSafiirka Dowladda Qadar u qaabilsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-31T06:45:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/\",\"name\":\"Sawirro: Safiirka Qatar iyo Qoor Qoor oo kulamay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-31T06:45:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_.jpg\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sawirro: Safiirka Qatar iyo Qoor Qoor oo kulamay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sawirro: Safiirka Qatar iyo Qoor Qoor oo kulamay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sawirro: Safiirka Qatar iyo Qoor Qoor oo kulamay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho, isla markaana ka waday kulamo siyaasadeed ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Bin Hamza Asad Mohammed. Qoraal kooban oo madaxtooyada Galmudug ay ka soo saartay kulankaas ayaa lagu yiri, \u201cSafiirka Dowladda Qadar u qaabilsan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-31T06:45:21+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/","name":"Sawirro: Safiirka Qatar iyo Qoor Qoor oo kulamay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_.jpg","datePublished":"2020-07-31T06:45:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/qoor-qoor-iyo-safiirka-qatar.jpg2_.jpg","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-safiirka-qatar-iyo-qoor-qoor-oo-kulamay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sawirro: Safiirka Qatar iyo Qoor Qoor oo kulamay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149115"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149125,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149115\/revisions\/149125"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149119"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}