{"id":149132,"date":"2020-07-31T09:59:20","date_gmt":"2020-07-31T06:59:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149132"},"modified":"2020-07-31T10:10:15","modified_gmt":"2020-07-31T07:10:15","slug":"somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/","title":{"rendered":"Somaliland oo Mamnuucday Bandhig Faneedyada Maalmaha Ciida +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed ayaa ka hadlay bandhiga faneedyada ama showyada ay fanaaniintu ay ku qabtaan magaalada Hargeysa iyo degaanada kale ee Somaliland ayaa sheegay in ay mamnuuc yihiin bandhigisyadaasi.<\/p>\n<p>Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in bilihii lasoo dhaafay ay yaraadeen bandhig faneedyada, waxaana uu mamnuucay in bandhig faneedyo lagu qabto maalmaha ciida magaalada Hargeysa iyo deegaanada kale ee Somaliland.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in sababaha ay u joojiyeen bandhig faneedyada ay tahay in ay ka hor imaanayaan dhaqanka suuban ee Islaamka iyo sidii looga hortagi lahaa cudurka Coronavirus oo kiisas kamid ah laga helay deegaanada Somaliland maadaama dadyow fara badan ay iskugu imaanayaan.<br \/>\nWasiirka ayaa waxa uu amray ciidamada Booliska Somaliland inay ka hortagaan bandhig faneedyada lagu qabto magaalada Hargeysa iyo dsegaannada kaleba si loo ilaaliyo caafimaadka dadka.<\/p>\n<p>Deegaano badan oo dhulka Soomaalida ah ayaa waxaa maalmaha ciida fanaaniinta Soomaaliyeed ay ku qabtaan bandhig faneedyo, iyada oo dadka ay ku daawadaan lacago kala duwan halka meelaha bandhig faneedyada lagu qabanayo ay iskugu yimaadaan dad badan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bZ8NZv3jRQE\" width=\"920\" height=\"745\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed ayaa ka hadlay bandhiga faneedyada ama showyada ay fanaaniintu ay ku qabtaan magaalada Hargeysa iyo degaanada kale ee Somaliland ayaa sheegay in ay mamnuuc yihiin bandhigisyadaasi. Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in bilihii lasoo dhaafay ay yaraadeen bandhig faneedyada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149133,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149132","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo Mamnuucday Bandhig Faneedyada Maalmaha Ciida +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo Mamnuucday Bandhig Faneedyada Maalmaha Ciida +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed ayaa ka hadlay bandhiga faneedyada ama showyada ay fanaaniintu ay ku qabtaan magaalada Hargeysa iyo degaanada kale ee Somaliland ayaa sheegay in ay mamnuuc yihiin bandhigisyadaasi. Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in bilihii lasoo dhaafay ay yaraadeen bandhig faneedyada, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-31T06:59:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-31T07:10:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-35.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"668\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"346\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/\",\"name\":\"Somaliland oo Mamnuucday Bandhig Faneedyada Maalmaha Ciida +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-35.png\",\"datePublished\":\"2020-07-31T06:59:20+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-31T07:10:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-35.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-35.png\",\"width\":668,\"height\":346},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo Mamnuucday Bandhig Faneedyada Maalmaha Ciida +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo Mamnuucday Bandhig Faneedyada Maalmaha Ciida +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo Mamnuucday Bandhig Faneedyada Maalmaha Ciida +VIDEO - Wardoon","og_description":"Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed ayaa ka hadlay bandhiga faneedyada ama showyada ay fanaaniintu ay ku qabtaan magaalada Hargeysa iyo degaanada kale ee Somaliland ayaa sheegay in ay mamnuuc yihiin bandhigisyadaasi. Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in bilihii lasoo dhaafay ay yaraadeen bandhig faneedyada, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-31T06:59:20+00:00","article_modified_time":"2020-07-31T07:10:15+00:00","og_image":[{"width":668,"height":346,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-35.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/","name":"Somaliland oo Mamnuucday Bandhig Faneedyada Maalmaha Ciida +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-35.png","datePublished":"2020-07-31T06:59:20+00:00","dateModified":"2020-07-31T07:10:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-35.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-35.png","width":668,"height":346},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-mamnuucday-bandhig-faneedyada-maalmaha-ciida-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo Mamnuucday Bandhig Faneedyada Maalmaha Ciida +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149132"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149132"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149141,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149132\/revisions\/149141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149133"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}